{"id":134808,"date":"2019-11-09T16:04:24","date_gmt":"2019-11-09T14:04:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134808"},"modified":"2019-11-09T16:04:24","modified_gmt":"2019-11-09T14:04:24","slug":"daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/","title":{"rendered":"DAAWO C\/laahi Sheikh Xasan oo Karbaashay ilma adeeradiis"},"content":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Sheekh Xasan oo kamid ah Hogaanka Xisbiyado Siyaasiyeed ee dalka Jira oo maanta Muqdisho kulan ay ku yeesheen Qaar kamid Xisbiyaddu Wuxuu uga hadlay Arimo kala duwan iyo Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu horayn Wuxuu sheegay inay Xukuumadda Soomaaliya ku taageerayaan Wixii Wanaagsan ee ay Qabato, oo ay ugu horayso Bixinta Xuquuqda Ciidamada oo Kordhisay, Wuxuuna xusay inaysan Ciidanku Siyaasad shaqo ku lahayn, Isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay Qaar kamid Xisbiyadda Madasha Samaystay oo dhowaan Farageliyey Arimaha ciidamada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wuxuu sheegay in Gef tahay iyo Wax aan lagu heshiin Magaca \u201cMadasha Xisbiyo Qaran\u201d ee Sheikh Shariif Hogaamiyo, Wuxuuna xusay inay Madashaasi Ku Jiraan 6 Xisbi oo keli ah, Halka ay dalka ka diiwaan gashan yihiin in ka badan 50 Xisbi Siyaasadeed.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Sheikh Xasan Wuxuu Nasiib darro ku tilmaamay Hadal dhowaan kasoo yeedhay C.qaadir Cosoble oo ah Musharax Madaxwayne iyo Xildhibaan, Kaasi oosheegay in dadka Reer muqdisho ay dagaal geli doonaan oo mar kale Sidii Wakhtigii Xabashida ay tagi doonaan Deegaanka Ceelasha Biyaha.<\/p>\n<p>Waa wax laga Xumaado inuu Nin Xildhibaan ah oo doonaya Madaxwayne uu Sidaas u hadlo, wax la Aqbali karo maaha, Waana inuu Cudur daar ka bixiyo, Waxaa laga yaabaa inuu Baasaboor haysto Caruurtiina u maqan tahay, Soomaalidu dagaal ma rabto\u201d. Ayuu yidhi Cabdullaahi Sheikh Xasan.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale uga hadlay Khudbadiisa Arimaha Doorashada 2021 ee la filayo inay dalka ka dhacdo Hadii Alle idmo, Wuxuuna xusay inay sidoo kale Xukuumadda ku dhaliilayaan Wixii khalad ah ee gaysato.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7VAm7EWG0rU\" width=\"803\" height=\"700\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Sheekh Xasan oo kamid ah Hogaanka Xisbiyado Siyaasiyeed ee dalka Jira oo maanta Muqdisho kulan ay ku yeesheen Qaar kamid Xisbiyaddu Wuxuu uga hadlay Arimo kala duwan iyo Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya. Ugu horayn Wuxuu sheegay inay Xukuumadda Soomaaliya ku taageerayaan Wixii Wanaagsan ee ay Qabato, oo ay ugu horayso Bixinta Xuquuqda Ciidamada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134809,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134808","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO C\/laahi Sheikh Xasan oo Karbaashay ilma adeeradiis - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO C\/laahi Sheikh Xasan oo Karbaashay ilma adeeradiis - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdullaahi Sheekh Xasan oo kamid ah Hogaanka Xisbiyado Siyaasiyeed ee dalka Jira oo maanta Muqdisho kulan ay ku yeesheen Qaar kamid Xisbiyaddu Wuxuu uga hadlay Arimo kala duwan iyo Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya. Ugu horayn Wuxuu sheegay inay Xukuumadda Soomaaliya ku taageerayaan Wixii Wanaagsan ee ay Qabato, oo ay ugu horayso Bixinta Xuquuqda Ciidamada oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-09T14:04:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-8.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"772\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/\",\"name\":\"DAAWO C\/laahi Sheikh Xasan oo Karbaashay ilma adeeradiis - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-8.png\",\"datePublished\":\"2019-11-09T14:04:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-8.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-8.png\",\"width\":772,\"height\":513},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO C\/laahi Sheikh Xasan oo Karbaashay ilma adeeradiis\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO C\/laahi Sheikh Xasan oo Karbaashay ilma adeeradiis - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO C\/laahi Sheikh Xasan oo Karbaashay ilma adeeradiis - Wardoon","og_description":"Cabdullaahi Sheekh Xasan oo kamid ah Hogaanka Xisbiyado Siyaasiyeed ee dalka Jira oo maanta Muqdisho kulan ay ku yeesheen Qaar kamid Xisbiyaddu Wuxuu uga hadlay Arimo kala duwan iyo Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya. Ugu horayn Wuxuu sheegay inay Xukuumadda Soomaaliya ku taageerayaan Wixii Wanaagsan ee ay Qabato, oo ay ugu horayso Bixinta Xuquuqda Ciidamada oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-09T14:04:24+00:00","og_image":[{"width":772,"height":513,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-8.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/","name":"DAAWO C\/laahi Sheikh Xasan oo Karbaashay ilma adeeradiis - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-8.png","datePublished":"2019-11-09T14:04:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-8.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-8.png","width":772,"height":513},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-laahi-sheikh-xasan-oo-karbaashay-ilma-adeeradiis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO C\/laahi Sheikh Xasan oo Karbaashay ilma adeeradiis"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134808"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134808"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134810,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134808\/revisions\/134810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}