{"id":134824,"date":"2019-11-10T12:06:07","date_gmt":"2019-11-10T10:06:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134824"},"modified":"2019-11-10T12:06:07","modified_gmt":"2019-11-10T10:06:07","slug":"diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Diyaaradii ay lasocdeen Xasan Sheekh iyo Shariif oo ka kacday Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka duushay diyaarad gaar ah oo sida madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Labada Madaxweyne hore iyo xubno kale oo la socda ayaa u duulay dhinaca magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas ay u aadeen in ay gurmad u fidiyaan dadkii fatahaada saameesay sidoo kale soo arkaan xaaladooda.<\/p>\n<p>Diyaaradii qaadi laheyd wafdiga labada Madaxweyne hore hor kacayeen ayaa saacado badan ku xanibneyd garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kadib markii loo diiday in ay halkaasi ka dhoofaan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh ayaa la filayaa marka ay tagaan magaalada Baladweyne in la hadlaan Warbaahinta kana hadlaan xaalada magaladaasi iyo xanibaadii maanta lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Sheekh Shariif ayaa lacag badan ugu yaboohday dadka ay saameesay fatahaada wabiga Shabelle ee ku dhaqan nmagaalada Baladweyne, waxaana la filayaa in magaaladaasi gaarsiiyaan lacagta ay ku deeqeen.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-134824 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/madasha-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"576\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-300x225.png 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/madasha-1-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1-300x200.png 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka duushay diyaarad gaar ah oo sida madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Labada Madaxweyne hore iyo xubno kale oo la socda ayaa u duulay dhinaca magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas ay u aadeen in ay gurmad u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134826,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaaradii ay lasocdeen Xasan Sheekh iyo Shariif oo ka kacday Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaaradii ay lasocdeen Xasan Sheekh iyo Shariif oo ka kacday Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka duushay diyaarad gaar ah oo sida madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Labada Madaxweyne hore iyo xubno kale oo la socda ayaa u duulay dhinaca magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas ay u aadeen in ay gurmad u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-10T10:06:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/\",\"name\":\"Diyaaradii ay lasocdeen Xasan Sheekh iyo Shariif oo ka kacday Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png\",\"datePublished\":\"2019-11-10T10:06:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaaradii ay lasocdeen Xasan Sheekh iyo Shariif oo ka kacday Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaaradii ay lasocdeen Xasan Sheekh iyo Shariif oo ka kacday Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaaradii ay lasocdeen Xasan Sheekh iyo Shariif oo ka kacday Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka duushay diyaarad gaar ah oo sida madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Labada Madaxweyne hore iyo xubno kale oo la socda ayaa u duulay dhinaca magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas ay u aadeen in ay gurmad u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-10T10:06:07+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/","name":"Diyaaradii ay lasocdeen Xasan Sheekh iyo Shariif oo ka kacday Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png","datePublished":"2019-11-10T10:06:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/madasha-1.png","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ay-lasocdeen-xasan-sheekh-iyo-shariif-oo-ka-kacday-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaaradii ay lasocdeen Xasan Sheekh iyo Shariif oo ka kacday Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134824"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134827,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134824\/revisions\/134827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134826"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}