{"id":134828,"date":"2019-11-10T12:10:59","date_gmt":"2019-11-10T10:10:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134828"},"modified":"2019-11-10T12:10:59","modified_gmt":"2019-11-10T10:10:59","slug":"diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/","title":{"rendered":"Diyaaradii siday madax waynayaashii hore oo loodiiday inay kudegto Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p>War goordhaw kusoo dhacay warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in hawada magaalada Baladweyne ay kasoo laabatay diyaaradii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka qaaday labo Madxaweyne hore iyo xubno la socday.<\/p>\n<p>Diyaarada ayaa la sheegay markii ay ku dhawaatay in ay ka degto garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne laga dansaday raadeerkii laga hagi lahaa, waxa ayna taasi keentay in diyaarada dib usoo laabato.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo katirsan Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in garoonka diyaarada Baladweyne loo diiday in ay ka degto diyaaradii ay la socdeen Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>\u201dDiyaaradii siday Madaxweyneyaashii hore ayaa la sheegayaa in loo diiday in ay ka degto airport ka Beledweyne! Xildhibaan Golaha Shacabka katirsan oo airport ka ku sugan oo aan la hadlay wuxuu ii sheegay in RAADEERKA diyaarada laga hagayay laga dansaday markii diyaaradu ay dagi rabtay!\u201d ayuu yiri Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Waxa ay arintan kusoo aadeysaa xili saakay saacado badan lagu xanibay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho diyaaradii ay wafdigan ka socda Madasha Xisbiyada Qaran ku aadi lahaayeen magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p><strong>Waxii Warar ah ee kusoo kordha warkan kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War goordhaw kusoo dhacay warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in hawada magaalada Baladweyne ay kasoo laabatay diyaaradii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka qaaday labo Madxaweyne hore iyo xubno la socday. Diyaarada ayaa la sheegay markii ay ku dhawaatay in ay ka degto garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne laga dansaday raadeerkii laga hagi lahaa, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134829,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaaradii siday madax waynayaashii hore oo loodiiday inay kudegto Baladweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaaradii siday madax waynayaashii hore oo loodiiday inay kudegto Baladweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War goordhaw kusoo dhacay warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in hawada magaalada Baladweyne ay kasoo laabatay diyaaradii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka qaaday labo Madxaweyne hore iyo xubno la socday. Diyaarada ayaa la sheegay markii ay ku dhawaatay in ay ka degto garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne laga dansaday raadeerkii laga hagi lahaa, waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-10T10:10:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/\",\"name\":\"Diyaaradii siday madax waynayaashii hore oo loodiiday inay kudegto Baladweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-10T10:10:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-1.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaaradii siday madax waynayaashii hore oo loodiiday inay kudegto Baladweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaaradii siday madax waynayaashii hore oo loodiiday inay kudegto Baladweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaaradii siday madax waynayaashii hore oo loodiiday inay kudegto Baladweyne - Wardoon","og_description":"War goordhaw kusoo dhacay warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in hawada magaalada Baladweyne ay kasoo laabatay diyaaradii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka qaaday labo Madxaweyne hore iyo xubno la socday. Diyaarada ayaa la sheegay markii ay ku dhawaatay in ay ka degto garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne laga dansaday raadeerkii laga hagi lahaa, waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-10T10:10:59+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/","name":"Diyaaradii siday madax waynayaashii hore oo loodiiday inay kudegto Baladweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-1.jpg","datePublished":"2019-11-10T10:10:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-1.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-siday-madax-waynayaashii-hore-oo-loodiiday-inay-kudegto-baladweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaaradii siday madax waynayaashii hore oo loodiiday inay kudegto Baladweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134828"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134828"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134830,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134828\/revisions\/134830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134829"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}