{"id":134831,"date":"2019-11-10T13:29:19","date_gmt":"2019-11-10T11:29:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134831"},"modified":"2019-11-10T13:29:19","modified_gmt":"2019-11-10T11:29:19","slug":"diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/","title":{"rendered":"Diyaaraddii Xasan iyo Shariif oo loo fasaxay Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaaradii ay la socdeen Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif loo ogolaaday in ay kasoo degto magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Diyaarada oo saakay ka duushay magaalada Muqdisho ayaa markii ay ku dhawaatay garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne laga dansaday raadeelka, waxa ayna diyaarada ku sigatay in dib ugu soo laabato magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay diyaarada oo daqiiqado badan hawada Baladweyne hee haabeysay ayaa ugu dambeyn loo ogolaaday in ay kasoo degto garoonka kadib wadahadalo dhax maray wafdiga Shekh Shariif iyo maamulka Garoonka.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne waxaa kusoo dhaweeyay wafdiga Madaxdii hore xubno katirsan maamulka Hirshabelle, waxaana wafdiga loo galbiyay magaalada Baladweyne ay u tageen in ay soo arkaan xaalada ka jirta sidoo kale deeq geeyaan.<\/p>\n<p>Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaan wali si rasmi uga hadlin xanibaadii saakay garoonka Muqdisho lagula sameeyay in sidoo kale is hortaagii lagu sameeyay in ay ka degaan garoonka diyaaradaha Baladweyne.<\/p>\n<p><strong>Waxii warar ah ee kusoo kordha warkan kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaaradii ay la socdeen Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif loo ogolaaday in ay kasoo degto magaalada Baladweyne. Diyaarada oo saakay ka duushay magaalada Muqdisho ayaa markii ay ku dhawaatay garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne laga dansaday raadeelka, waxa ayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134819,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134831","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaaraddii Xasan iyo Shariif oo loo fasaxay Beledweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaaraddii Xasan iyo Shariif oo loo fasaxay Beledweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaaradii ay la socdeen Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif loo ogolaaday in ay kasoo degto magaalada Baladweyne. Diyaarada oo saakay ka duushay magaalada Muqdisho ayaa markii ay ku dhawaatay garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne laga dansaday raadeelka, waxa ayna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-10T11:29:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/25172.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/\",\"name\":\"Diyaaraddii Xasan iyo Shariif oo loo fasaxay Beledweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/25172.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-10T11:29:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/25172.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/25172.jpg\",\"width\":480,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaaraddii Xasan iyo Shariif oo loo fasaxay Beledweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaaraddii Xasan iyo Shariif oo loo fasaxay Beledweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaaraddii Xasan iyo Shariif oo loo fasaxay Beledweyne - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaaradii ay la socdeen Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif loo ogolaaday in ay kasoo degto magaalada Baladweyne. Diyaarada oo saakay ka duushay magaalada Muqdisho ayaa markii ay ku dhawaatay garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne laga dansaday raadeelka, waxa ayna [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-10T11:29:19+00:00","og_image":[{"width":480,"height":330,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/25172.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/","name":"Diyaaraddii Xasan iyo Shariif oo loo fasaxay Beledweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/25172.jpg","datePublished":"2019-11-10T11:29:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/25172.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/25172.jpg","width":480,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaraddii-xasan-iyo-shariif-oo-loo-fasaxay-beledweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaaraddii Xasan iyo Shariif oo loo fasaxay Beledweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134831"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134831"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134832,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134831\/revisions\/134832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134819"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}