{"id":134833,"date":"2019-11-10T19:41:45","date_gmt":"2019-11-10T17:41:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134833"},"modified":"2019-11-10T19:42:01","modified_gmt":"2019-11-10T17:42:01","slug":"waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/","title":{"rendered":"DAAWO Waare oo u hanjabay diyaaradii Beledwayne gaysay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ay la xisbaatami doonaan Shirkadda leh diyaaraddii maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Beledweyne, isagoo ku eedeeyay inay sameysay mas\u2019uuliyad darro, ayna qaadatay riski sida uu yiri.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xalay Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle uu ku wargeliyey Safarka labada Madaxweyne,balse ay jireen in qeyb kamid ah Garoonka Baladwyene ay biyo yaalleen.<\/p>\n<p>Waare ayaa sheegay in saaka 6-dii subaxnimo lala wadaagay in garoonka aan lagu degi karin, maadaama 600mitir oo dhulka diyaaradaha ku degaan uu biyo dhigay roobab xalay da\u2019ay, isla markaana aysan diyaaradaha ku degi karin, gaar ahaan diyaaradaha nooca Focker 50 oo ah mida qaaday Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in sidoo kale Hay\u2019adaha qaabilsan dhinaca Hawada,sida UN-Ka iyo AMISOM ay ku wargeliyeen in xilligaan aan Garoonka diyaarad ku degi karin,isla markaana uu hadalkaasi la wadaagay Xasan Sheekh Maxamuud laakin uu ugu jawaabay hadal aan wanaagsaneyn.<\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aanka diyaaradaha dhulka duuliyaha ma lahan waxa is la keh hey\u2019adaha u xil saaran oo ka warami karo shirkadaas leh diyaaradah waxay ku xadgudubtay xirfadii duulimaadyada waqtigeeda kala xaali doonaan waana la xisaabtami doonaa\u201dayuu hadalkiisa raaciyay Madaxweyne.<\/p>\n<p>Waxaa uu been abuur ku tilmaamay wararka sheegayay in Dowladda Federaalka u diiday wafdiga Madaxweyayaashii hore ee Soomaaliya iyo in Maamulka Hir-Shabeelle uu Garoonka Baladweyne u diieen inay diyaaradii sidey ka degaan Garoonka Baladweyne.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in ay la xisaabtamayaan Shirkadda leh diyaaradii fulin weysay amarka ee qaaday wafdiga Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee geysay Magaalada Baladweyne,isaga sheegay inay ku xadgudubtay xirfadii duulimaadyada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6rvnYBNnL_Y\" width=\"813\" height=\"670\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ay la xisbaatami doonaan Shirkadda leh diyaaraddii maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Beledweyne, isagoo ku eedeeyay inay sameysay mas\u2019uuliyad darro, ayna qaadatay riski sida uu yiri. Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xalay Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle uu ku wargeliyey Safarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134834,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Waare oo u hanjabay diyaaradii Beledwayne gaysay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Waare oo u hanjabay diyaaradii Beledwayne gaysay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ay la xisbaatami doonaan Shirkadda leh diyaaraddii maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Beledweyne, isagoo ku eedeeyay inay sameysay mas\u2019uuliyad darro, ayna qaadatay riski sida uu yiri. Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xalay Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle uu ku wargeliyey Safarka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-10T17:41:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-10T17:42:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-9.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"731\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"514\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/\",\"name\":\"DAAWO Waare oo u hanjabay diyaaradii Beledwayne gaysay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-9.png\",\"datePublished\":\"2019-11-10T17:41:45+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-10T17:42:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-9.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-9.png\",\"width\":731,\"height\":514},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Waare oo u hanjabay diyaaradii Beledwayne gaysay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Waare oo u hanjabay diyaaradii Beledwayne gaysay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Waare oo u hanjabay diyaaradii Beledwayne gaysay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ay la xisbaatami doonaan Shirkadda leh diyaaraddii maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Beledweyne, isagoo ku eedeeyay inay sameysay mas\u2019uuliyad darro, ayna qaadatay riski sida uu yiri. Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xalay Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle uu ku wargeliyey Safarka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-10T17:41:45+00:00","article_modified_time":"2019-11-10T17:42:01+00:00","og_image":[{"width":731,"height":514,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-9.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/","name":"DAAWO Waare oo u hanjabay diyaaradii Beledwayne gaysay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-9.png","datePublished":"2019-11-10T17:41:45+00:00","dateModified":"2019-11-10T17:42:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-9.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-9.png","width":731,"height":514},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-u-hanjabay-diyaaradii-beledwayne-gaysay-xasan-sheekh-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Waare oo u hanjabay diyaaradii Beledwayne gaysay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134833"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134833"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134836,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134833\/revisions\/134836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134834"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}