{"id":134883,"date":"2019-11-11T00:08:33","date_gmt":"2019-11-10T22:08:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134883"},"modified":"2019-11-11T00:08:33","modified_gmt":"2019-11-10T22:08:33","slug":"daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/","title":{"rendered":"DAAWO Maareeye oo u jawaabay Sheekh Shariif"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Somalia ayaa caawa saqdii dhexe jawaab ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed oo ku dhaartay iney ridayaan dowlada federaalka haddii ay joojin weyso xad gudubyada ay ku kaceyso.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Maareeye oo goor dhow ka hadlay telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa ku tilmaamay hadalka Shiikh Shariif wax lala yaabo oo filan waa ku noqday dowlada shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cDowlada Somalia waxay aad ula yaabtay hadalkii lama filaanka ahaa ee ka soo yeeray Madaxweynihii hore ee Somalia Mudane Shariif Shiikh Axmed oo ahaa hadal filan waa ku noqday shacabka Soomaaliyeed kaasoo aan u qalmin maqaamka iyo karaamada laga filan karo qof dalkaan astaan qaran u soo noqday\u201d ayuu Wasiirka Warfaafinta.<\/p>\n<p>Maareeye ayaa ugu baaqay Madaxweynihii hore ee dalka inuu dhowro magaciisa iyo sharafkiiisa, kana taxadaro wax kasta oo dhaawacaya muuqaalka Qaran ee uu xambaarsan yahay.<\/p>\n<p>\u201cDowlada Soomaaliyeed, madaxdii hore ee qaranka iyo cid kasta oo dooneysa dalku inuu horey u socdo waxaa waajib ka saaran yahay ilaalinta Midnimada, badqabka iyo amniga guud ee dalka, ummadda Soomaaliyed waxay maanta hiigsaneysaa horumar iyo nabad, cid kasta oo hogaan soo qabatay waxaa laga sugayaa iney ka qeyb qaataan xoojinta himilooyinka iyo rajada shacabka Soomaaliyeed\u201d ayuu hadalkiisa ku soo gebagebeeyey Wasiirka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7IfjuzWSkjc\" width=\"813\" height=\"670\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Somalia ayaa caawa saqdii dhexe jawaab ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed oo ku dhaartay iney ridayaan dowlada federaalka haddii ay joojin weyso xad gudubyada ay ku kaceyso. Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Maareeye oo goor dhow ka hadlay telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa ku tilmaamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134884,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Maareeye oo u jawaabay Sheekh Shariif - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Maareeye oo u jawaabay Sheekh Shariif - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Somalia ayaa caawa saqdii dhexe jawaab ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed oo ku dhaartay iney ridayaan dowlada federaalka haddii ay joojin weyso xad gudubyada ay ku kaceyso. Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Maareeye oo goor dhow ka hadlay telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa ku tilmaamay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-10T22:08:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maareeye.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"558\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/\",\"name\":\"DAAWO Maareeye oo u jawaabay Sheekh Shariif - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maareeye.png\",\"datePublished\":\"2019-11-10T22:08:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maareeye.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maareeye.png\",\"width\":768,\"height\":558},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Maareeye oo u jawaabay Sheekh Shariif\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Maareeye oo u jawaabay Sheekh Shariif - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Maareeye oo u jawaabay Sheekh Shariif - Wardoon","og_description":"Dowlada Somalia ayaa caawa saqdii dhexe jawaab ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed oo ku dhaartay iney ridayaan dowlada federaalka haddii ay joojin weyso xad gudubyada ay ku kaceyso. Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Maareeye oo goor dhow ka hadlay telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa ku tilmaamay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-10T22:08:33+00:00","og_image":[{"width":768,"height":558,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maareeye.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/","name":"DAAWO Maareeye oo u jawaabay Sheekh Shariif - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maareeye.png","datePublished":"2019-11-10T22:08:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maareeye.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maareeye.png","width":768,"height":558},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeye-oo-u-jawaabay-sheekh-shariif\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Maareeye oo u jawaabay Sheekh Shariif"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134883"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134883"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134885,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134883\/revisions\/134885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}