{"id":134887,"date":"2019-11-11T11:27:12","date_gmt":"2019-11-11T09:27:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134887"},"modified":"2019-11-11T11:27:12","modified_gmt":"2019-11-11T09:27:12","slug":"cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/","title":{"rendered":"Cabdiweli Gaas oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Xukuumada KMG ee Soomaaliya sidoo kale soo noqday Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay sidii shalay loola dhaqmay labo kamid ah madaxdii hore dalka usoo maamushay.<\/p>\n<p>Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maamulay ay mudan yihiin karamaamo iyo in la sharfo balse ay nasiib daro tahay sidii shalay iyo marar horaba loola dhaqmay .<\/p>\n<p>Dowlada federaalka Soomaaliya ayuu ugu baaqay in wax ka bedesho hab dhaqankeeda siyaasadeed, waxa uuna dowlada kula taliyay in ay dejiso xiisada siyaasadeed ee hada dalka ka taagan.<\/p>\n<p>\u201d Aad ayaan uga xumahay waxii shalay dhacay horeyna u dhacay, Madaxweynayaashii hore waxa ay mudan yihiin in la ixtiraamo , waxa ay soo shaqeeyeen waqti aad u adag , waana nasiib daro sida maanta loola dhaqmayo\u201d ayuu yiri Cabdiweli Gaas.<\/p>\n<p>Cabdiweli Gaas ayaa kula taliyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo in dalka hadii shido ka jirto looga baahan yahay in la yareeyo hadii ay yartahayna la baabi\u2019iyo, waxa uuna xusay hadii shidada tahay mid gacantaada ku abuurato iyada kugu soo laaban doonto.<\/p>\n<p>\u201cSideedaba haddii aniga siyaasadda wax un ka bartay Soomaaliya, waxa weeye wadanka haddii ay shido jirto, shidada jirto waa la yeeraa, haddii ay badan tahay waa la yareeyaa, haddii ay yar tahay waa la baaba\u2019iyaa, laakiin maalin walba shido cusub la abuuro oo aan horay u jirin oo gacmahaga ku falkisaa adiga ayay dib kugu soo laabaneysaa dhib ayay keeneysaa dalka u keeneysaa, maamulkaagana u keeneysaa\u201dayuu yiri C\/weli Gaas.<\/p>\n<p>Hadalkan kasoo yeeray Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa kusoo aadeysa xili xiisad siyaasadeed ka dhax jirto Madaxdii hore ee dalka soo maamushay iyo Madaxda hada talada dalka heysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Xukuumada KMG ee Soomaaliya sidoo kale soo noqday Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay sidii shalay loola dhaqmay labo kamid ah madaxdii hore dalka usoo maamushay. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maamulay ay mudan yihiin karamaamo iyo in la sharfo balse ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134888,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134887","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdiweli Gaas oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdiweli Gaas oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Xukuumada KMG ee Soomaaliya sidoo kale soo noqday Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay sidii shalay loola dhaqmay labo kamid ah madaxdii hore dalka usoo maamushay. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maamulay ay mudan yihiin karamaamo iyo in la sharfo balse ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-11T09:27:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/106539197_6d1e2990-ce59-4416-9410-e627ca91956f.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/\",\"name\":\"Cabdiweli Gaas oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/106539197_6d1e2990-ce59-4416-9410-e627ca91956f.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-11T09:27:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/106539197_6d1e2990-ce59-4416-9410-e627ca91956f.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/106539197_6d1e2990-ce59-4416-9410-e627ca91956f.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdiweli Gaas oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdiweli Gaas oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdiweli Gaas oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Xukuumada KMG ee Soomaaliya sidoo kale soo noqday Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay sidii shalay loola dhaqmay labo kamid ah madaxdii hore dalka usoo maamushay. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maamulay ay mudan yihiin karamaamo iyo in la sharfo balse ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-11T09:27:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/106539197_6d1e2990-ce59-4416-9410-e627ca91956f.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/","name":"Cabdiweli Gaas oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/106539197_6d1e2990-ce59-4416-9410-e627ca91956f.jpg","datePublished":"2019-11-11T09:27:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/106539197_6d1e2990-ce59-4416-9410-e627ca91956f.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/106539197_6d1e2990-ce59-4416-9410-e627ca91956f.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiweli-gaas-oo-talo-muhiim-ah-siiyay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdiweli Gaas oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134887"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134889,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134887\/revisions\/134889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134888"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}