{"id":136169,"date":"2019-11-17T17:11:19","date_gmt":"2019-11-17T17:11:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=136169"},"modified":"2019-11-17T17:11:19","modified_gmt":"2019-11-17T17:11:19","slug":"lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/","title":{"rendered":"Lataliyaha Farmaajo oo kaqayliyay go\u2019aankii Golaha Amaanka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhaleeceysay go\u2019aankii Golaha Amaanka QM uu 15-kii bishan November kusii kordhiyey xayiraddii hubka ee muddada saarneyd Soomaaliya.<\/p>\n<p>La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya Cabdi Saciid Maxamed Cali oo qoraal soo dhigay barta twitter-ka, ayaa cunaqabateynta uu meel-mariyey golaha ammaanka ku qeexay \u201cmid xanibeysa awoodda ay Soomaaliya ku heli karto hub lagama maarmaan u ah in laga adkaado argagixisada.\u201d<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxay dhisayaa ciidamo awood leh oo naftood u huraya si ay ula dagaalamaan argagixisada islamarkaana u bad-baadiyaan shacabka Soomaaliyeed.\u201d Ayuu yiri.<\/p>\n<p>Cabdi Saciid ayaa dhinaca kale eedeyn u jeediyey qaar ka mid ah \u201csaaxiibada Soomaaliya\u201d, isaga oo yiri \u201cSaaxiibada qaarkood waxaa cad inaysan xiiseeneyn inay na taageeraan islamarkaana ay qalabeeyaan ciidamadeena, balse ay abuurayaan caqabado iyo xanibaado, ayaga oo islamarkaana noogu baaqaya inaan wax badan qabanno.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu ammaanay qaar ka mid ah dalalkii ka aamusay codeyntan ee la saftay Soomaaliya, oo uu ku qeexay kuwa doonayey inay garowsadaan inay caqli ahaan qalad tahay in ciidamada xoogga Soomaaliyeed loo diro dhufeysyada dagaalka ayaga oo aan haysan hub iyo qalab.<\/p>\n<p>\u201cDowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxay sii wadi doontaa inay sameyso wax kasta oo ay ku difaaceyso nafteena iyo ciidankeenna, ha la taageero ama yaan la taageerin.\u201d Ayuu yiri.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa jimcihii waxaa uu sanad hor leh ku daray qaadista qeyb ka mid ah cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyada oo sanadkan lagu kordhiyey xayiraad la saaray waxyaabaha kiimikooyinka ee loo adeegsaday sameynta waxyaabaha qarxa.<\/p>\n<p>15-ka xubnood ee golaha ee codeeyey 12 waxaa ay ogolaadeen in cunaqabateynta la kordhiyo halka Shiinaha, Russia iyo Equatorial Guinea ay ka aamuseen. Cunaqabateynta ayaa socon doonta ilaa Nofembar 15, 2020.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhaleeceysay go\u2019aankii Golaha Amaanka QM uu 15-kii bishan November kusii kordhiyey xayiraddii hubka ee muddada saarneyd Soomaaliya. La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya Cabdi Saciid Maxamed Cali oo qoraal soo dhigay barta twitter-ka, ayaa cunaqabateynta uu meel-mariyey golaha ammaanka ku qeexay \u201cmid xanibeysa awoodda ay Soomaaliya ku heli karto hub lagama maarmaan u ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":136170,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-136169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Lataliyaha Farmaajo oo kaqayliyay go\u2019aankii Golaha Amaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Lataliyaha Farmaajo oo kaqayliyay go\u2019aankii Golaha Amaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhaleeceysay go\u2019aankii Golaha Amaanka QM uu 15-kii bishan November kusii kordhiyey xayiraddii hubka ee muddada saarneyd Soomaaliya. La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya Cabdi Saciid Maxamed Cali oo qoraal soo dhigay barta twitter-ka, ayaa cunaqabateynta uu meel-mariyey golaha ammaanka ku qeexay \u201cmid xanibeysa awoodda ay Soomaaliya ku heli karto hub lagama maarmaan u ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-17T17:11:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Farmaajo-sax-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/\",\"name\":\"Lataliyaha Farmaajo oo kaqayliyay go\u2019aankii Golaha Amaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Farmaajo-sax-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-17T17:11:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Farmaajo-sax-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Farmaajo-sax-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Lataliyaha Farmaajo oo kaqayliyay go\u2019aankii Golaha Amaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Lataliyaha Farmaajo oo kaqayliyay go\u2019aankii Golaha Amaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Lataliyaha Farmaajo oo kaqayliyay go\u2019aankii Golaha Amaanka - Wardoon","og_description":"Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhaleeceysay go\u2019aankii Golaha Amaanka QM uu 15-kii bishan November kusii kordhiyey xayiraddii hubka ee muddada saarneyd Soomaaliya. La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya Cabdi Saciid Maxamed Cali oo qoraal soo dhigay barta twitter-ka, ayaa cunaqabateynta uu meel-mariyey golaha ammaanka ku qeexay \u201cmid xanibeysa awoodda ay Soomaaliya ku heli karto hub lagama maarmaan u ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-17T17:11:19+00:00","og_image":[{"width":960,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Farmaajo-sax-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/","name":"Lataliyaha Farmaajo oo kaqayliyay go\u2019aankii Golaha Amaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Farmaajo-sax-1.jpg","datePublished":"2019-11-17T17:11:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Farmaajo-sax-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Farmaajo-sax-1.jpg","width":960,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-kaqayliyay-goaankii-golaha-amaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Lataliyaha Farmaajo oo kaqayliyay go\u2019aankii Golaha Amaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136169"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=136169"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":136171,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136169\/revisions\/136171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/136170"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=136169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=136169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=136169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}