{"id":136689,"date":"2019-11-18T11:08:44","date_gmt":"2019-11-18T11:08:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=136689"},"modified":"2019-11-18T11:08:44","modified_gmt":"2019-11-18T11:08:44","slug":"maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/","title":{"rendered":"Maxkamadda sare oo bilowday dhageysiga dacwadda Himilo Qaran"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwaddii uu 6-dii bishii Octoober ee sanadkaan 2019-ka gudbiyay xisbiga uu hoggamniyo Madaxweynihii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee Himilo Qaran.<\/p>\n<p>Dooda ugu horreysa ee maanta ayaa aheyd nooca dacwadda iyo sida loo qaadayo, taasi oo la xariirta arrimo dhinaca maamulka ah.<\/p>\n<p>Hoolka maxkamadda waxaa ku sugan guddoomiyaha maxkamadda sare, garsoorayaal kale, wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada iyo xubno ka socda xisbiga Himilo Qaran.<\/p>\n<p>Dacwaddan ayaa daba socoto is hortaagii kol hore lagu sameeyey, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, xilli uu ku sii jeeday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Tan iyo wixii ka dambeeyey markaasi ayaa waxaa sii xoogeysanayey khilaafka madaxda dowladda iyo madaxweynihii dowladdii KMG aheyd, kaas oo hadda gaaraya meel xun.<\/p>\n<p>Lama saadaalin karo natiijada ka soo bixi karta dacwadan iyo sida ay wax noqon doonaan, balse waxaa muuqata inay si aad ah maxkamaddu uga daahday dhageysiga kiiskan oo noqonaya kii ugu horreeyey noociisa oo ay qatabo maxkamadda sare dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwaddii uu 6-dii bishii Octoober ee sanadkaan 2019-ka gudbiyay xisbiga uu hoggamniyo Madaxweynihii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee Himilo Qaran. Dooda ugu horreysa ee maanta ayaa aheyd nooca dacwadda iyo sida loo qaadayo, taasi oo la xariirta arrimo dhinaca maamulka ah. Hoolka maxkamadda waxaa ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":136732,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-136689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamadda sare oo bilowday dhageysiga dacwadda Himilo Qaran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamadda sare oo bilowday dhageysiga dacwadda Himilo Qaran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwaddii uu 6-dii bishii Octoober ee sanadkaan 2019-ka gudbiyay xisbiga uu hoggamniyo Madaxweynihii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee Himilo Qaran. Dooda ugu horreysa ee maanta ayaa aheyd nooca dacwadda iyo sida loo qaadayo, taasi oo la xariirta arrimo dhinaca maamulka ah. Hoolka maxkamadda waxaa ku sugan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-18T11:08:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"869\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"557\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/\",\"name\":\"Maxkamadda sare oo bilowday dhageysiga dacwadda Himilo Qaran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-15.png\",\"datePublished\":\"2019-11-18T11:08:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-15.png\",\"width\":869,\"height\":557},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamadda sare oo bilowday dhageysiga dacwadda Himilo Qaran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamadda sare oo bilowday dhageysiga dacwadda Himilo Qaran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamadda sare oo bilowday dhageysiga dacwadda Himilo Qaran - Wardoon","og_description":"Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwaddii uu 6-dii bishii Octoober ee sanadkaan 2019-ka gudbiyay xisbiga uu hoggamniyo Madaxweynihii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee Himilo Qaran. Dooda ugu horreysa ee maanta ayaa aheyd nooca dacwadda iyo sida loo qaadayo, taasi oo la xariirta arrimo dhinaca maamulka ah. Hoolka maxkamadda waxaa ku sugan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-18T11:08:44+00:00","og_image":[{"width":869,"height":557,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/","name":"Maxkamadda sare oo bilowday dhageysiga dacwadda Himilo Qaran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-15.png","datePublished":"2019-11-18T11:08:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-15.png","width":869,"height":557},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-bilowday-dhageysiga-dacwadda-himilo-qaran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamadda sare oo bilowday dhageysiga dacwadda Himilo Qaran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136689"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=136689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":136733,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136689\/revisions\/136733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/136732"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=136689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=136689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=136689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}