{"id":136737,"date":"2019-11-18T11:20:34","date_gmt":"2019-11-18T11:20:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=136737"},"modified":"2019-11-18T11:42:19","modified_gmt":"2019-11-18T11:42:19","slug":"taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/","title":{"rendered":"Taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa oo ladhaawacay"},"content":{"rendered":"<p>Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir waxaa ka dhacay iska horimaad khasaaro geestay oo u dhaxeeyay Ciidamo katirsan booliiska gobolka Banaadir iyo ciidamo kale oo katirsan milatariga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku heleyno iska horimaadka ayaa yimid kadib markii labada ciidan la sheegay in ay isku qabsadeen dhul kuyaala xaafada lagu magacaabo Bucbacoole oo katirsan degmada Hiliwaa.<\/p>\n<p>Goobjooge ku sugan xaafada uu ka dhacay iska horimaadka ayaa Warbaahinta u sheegay in labo askari oo katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya lagu dilay iska horimaadka halka uu ku dhaaacmay taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa Cali Culusow Goobjooge.<\/p>\n<p>Laamaha amaanka dowlada Soomaaliya ayaanan wali ka hadlin iska horimaadka khasaaraha geestay ee magaalada Muqdisho, mana ahan markii ugu horeesay ciidamada dowlada ku dagaalamaan is qab qabsi dhul iyo guryo la dhisayo salka ku haya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir waxaa ka dhacay iska horimaad khasaaro geestay oo u dhaxeeyay Ciidamo katirsan booliiska gobolka Banaadir iyo ciidamo kale oo katirsan milatariga Soomaaliya. Sida aan wararka ku heleyno iska horimaadka ayaa yimid kadib markii labada ciidan la sheegay in ay isku qabsadeen dhul kuyaala xaafada lagu magacaabo Bucbacoole oo katirsan degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":136738,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-136737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa oo ladhaawacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa oo ladhaawacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir waxaa ka dhacay iska horimaad khasaaro geestay oo u dhaxeeyay Ciidamo katirsan booliiska gobolka Banaadir iyo ciidamo kale oo katirsan milatariga Soomaaliya. Sida aan wararka ku heleyno iska horimaadka ayaa yimid kadib markii labada ciidan la sheegay in ay isku qabsadeen dhul kuyaala xaafada lagu magacaabo Bucbacoole oo katirsan degmada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-18T11:20:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-18T11:42:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/images-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/\",\"name\":\"Taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa oo ladhaawacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/images-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-18T11:20:34+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-18T11:42:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/images-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/images-1-1.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa oo ladhaawacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa oo ladhaawacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa oo ladhaawacay - Wardoon","og_description":"Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir waxaa ka dhacay iska horimaad khasaaro geestay oo u dhaxeeyay Ciidamo katirsan booliiska gobolka Banaadir iyo ciidamo kale oo katirsan milatariga Soomaaliya. Sida aan wararka ku heleyno iska horimaadka ayaa yimid kadib markii labada ciidan la sheegay in ay isku qabsadeen dhul kuyaala xaafada lagu magacaabo Bucbacoole oo katirsan degmada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-18T11:20:34+00:00","article_modified_time":"2019-11-18T11:42:19+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/images-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/","name":"Taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa oo ladhaawacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/images-1-1.jpg","datePublished":"2019-11-18T11:20:34+00:00","dateModified":"2019-11-18T11:42:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/images-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/images-1-1.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-hiliwaa-ooladhaawacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii saldhiga booliiska Hiliwaa oo ladhaawacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136737"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=136737"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":136772,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136737\/revisions\/136772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/136738"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=136737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=136737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=136737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}