{"id":136773,"date":"2019-11-18T12:32:36","date_gmt":"2019-11-18T12:32:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=136773"},"modified":"2019-11-18T12:32:36","modified_gmt":"2019-11-18T12:32:36","slug":"daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/","title":{"rendered":"DAAWO C\/RAXMAAN CIRRO &#8220;KALIGII TALIS HA DHACO ,WAANA SII WADEYNAA DIBAX BAXA&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Warar hadda naga soo gaaraya Xarunta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani uu ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa sheegaya in ciidamadii xalay la soo dhoobay xarunta ay is hor taageen Guddoomiye Ciro iyo Mas\u2019uuliyiinta xisbiga oo xarunta gali rabay.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa si weyn isku hor taagay Guddoomiye Ciro iyo qaar kamid ah Mas\u2019uuliyiinta xisbiga oo ay wehlinayaan Taageerayaasha xisbiga Waddani ee gobolka Maroodi-jeex oo iyagu maanta u balansanaa banaanbax inay ka dhigaan xaruntaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa rasaas nool ku riday Guddoomiyaha iyo xubnihii la socday, si ay uga hor istaagan galida Xaruntooda Waddani, kadib markii uu si xoog ah ku gali rabay xarunta xisbiga Guddoomiye Cirro.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi waxay ku sii darayaan in rasaasta ay ku fureen Guddoomiyaha ciidamadu inuu ku dhaawacmay hal ruux, inkastoo si rasmiya loo ogeyn khasaaraha ka dhashay rasaastaasi meel deyga laheyn ee ay fureen ciidamadu.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Cirro ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay inay gudaha u galaan xaruntooda kadib iska hor imaad irida hore ee xarunta xisbiga ku dhex maraya ciidamada Booliska oo iyagu ka soo horjeeda banaanbax ay maanta u balansanaayeen.<\/p>\n<p>Ciro ayaa khudbad u jeediyay qaar kamid ah taageerayaasha xisbiga Waddani oo iskugu yimid xarunta xisbiga, isagoona ugu baaqay inay nabad-gelyada ay ilaaliyaan, iyagoona aqbaleyn ku tumashada sharciga.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ugu horeyntii waxa uu sheegay in rasaas ku fureen ciidamo faro badan oo xarunta xisbiga la dul dhigay, xili uu rabay in uu gudaha u soo galo xarunta xisbiga Waddani.<\/p>\n<p>Ciro ayaa waxa uu sheegay in uu ka walaacsan-yahay xaalka Afhayeenka Guud ee Xisbiga, Barkhad Jaamac Batuun iyo Khadar Xusseen Cabdi, oo ah xoghayaha xisbiga Waddani oo ciidamada boolisku ay xalay xabsiga u taxaabeen.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cirro ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in labadaasi Mas\u2019uul loo wareejiyay jeelka weyn ee Mandheera, midaasi oo uu ku sheegay xadgudub aanu sharcigu ogoleyn, isagoona carabka ku adkeeyay in xoriyadooda dib loogu soo celiyo Mas\u2019uuliyiintaasi.<\/p>\n<p>Ciro ayaa sii xoojiyay banaanbixii uu shalay ku baaqay, isagoona dhamaan xafiisyada gobolada Somaliland ee xisbiga Waddani ugu baaqay in ay iskugu yimaadaan taageerayaasha xisbiga Waddani, si ay u muujiyaan dareenkooda ka dhanka ah xukuumada Biixi.<\/p>\n<p>\u201cAniga rasaas la igu rido iyo kaare la ii soo kaxaysto midna naga joojin mayso in aanu waajibaadkayaga gudano oo aan xafiiskaygii tago\u201d ayuu yiri Guddoomiye Cirro.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaas kusii daray \u201cXukuumaddu iyada ayaa nabadgelyada ku ciyaaraysa, Xisbina xaq looguma laha in xaruntoodu xoog lagu qabsado, xukuumadda waxa aan ugu baaqayaa in aanay xaalad abuurin\u201d<\/p>\n<p>\u201cXaq waxaanu u leenahay inaanu isku nimaadno oo xafiisyada ku shirno maanta oo kaliya maaha ee maalin walba waanu imanayna, shanta gobol ee kale ha iskugu soo baxaan\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jKVDlUiAjUw\" width=\"813\" height=\"670\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dwiO-Tzkvz8\" width=\"813\" height=\"670\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-136773 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/75588183_1092765007726985_6175832765972348928_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"540\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/75588183_1092765007726985_6175832765972348928_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/75588183_1092765007726985_6175832765972348928_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/75588183_1092765007726985_6175832765972348928_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/75588183_1092765007726985_6175832765972348928_n-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/75588183_1092765007726985_6175832765972348928_n-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/75588183_1092765007726985_6175832765972348928_n-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/75588183_1092765007726985_6175832765972348928_n-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/76184072_1092764841060335_6119584534234136576_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76184072_1092764841060335_6119584534234136576_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76184072_1092764841060335_6119584534234136576_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76184072_1092764841060335_6119584534234136576_n-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76184072_1092764841060335_6119584534234136576_n-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76184072_1092764841060335_6119584534234136576_n-768x768.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76184072_1092764841060335_6119584534234136576_n-696x696.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76184072_1092764841060335_6119584534234136576_n-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/76913763_1092765227726963_7998691219393740800_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"433\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76913763_1092765227726963_7998691219393740800_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76913763_1092765227726963_7998691219393740800_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76913763_1092765227726963_7998691219393740800_n-300x180.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76913763_1092765227726963_7998691219393740800_n-696x419.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76913763_1092765227726963_7998691219393740800_n-698x420.jpg 698w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/capture-888\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"622\" height=\"681\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-17.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-17.png 622w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-17-274x300.png 274w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-17-384x420.png 384w\" sizes=\"(max-width: 622px) 100vw, 622px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar hadda naga soo gaaraya Xarunta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani uu ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa sheegaya in ciidamadii xalay la soo dhoobay xarunta ay is hor taageen Guddoomiye Ciro iyo Mas\u2019uuliyiinta xisbiga oo xarunta gali rabay. Ciidamada ayaa si weyn isku hor taagay Guddoomiye Ciro iyo qaar kamid ah Mas\u2019uuliyiinta xisbiga oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":136774,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-136773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO C\/RAXMAAN CIRRO &quot;KALIGII TALIS HA DHACO ,WAANA SII WADEYNAA DIBAX BAXA&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO C\/RAXMAAN CIRRO &quot;KALIGII TALIS HA DHACO ,WAANA SII WADEYNAA DIBAX BAXA&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar hadda naga soo gaaraya Xarunta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani uu ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa sheegaya in ciidamadii xalay la soo dhoobay xarunta ay is hor taageen Guddoomiye Ciro iyo Mas\u2019uuliyiinta xisbiga oo xarunta gali rabay. Ciidamada ayaa si weyn isku hor taagay Guddoomiye Ciro iyo qaar kamid ah Mas\u2019uuliyiinta xisbiga oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-18T12:32:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-16.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"801\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"567\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/\",\"name\":\"DAAWO C\/RAXMAAN CIRRO \\\"KALIGII TALIS HA DHACO ,WAANA SII WADEYNAA DIBAX BAXA\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-16.png\",\"datePublished\":\"2019-11-18T12:32:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-16.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-16.png\",\"width\":801,\"height\":567},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO C\/RAXMAAN CIRRO &#8220;KALIGII TALIS HA DHACO ,WAANA SII WADEYNAA DIBAX BAXA&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO C\/RAXMAAN CIRRO \"KALIGII TALIS HA DHACO ,WAANA SII WADEYNAA DIBAX BAXA\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO C\/RAXMAAN CIRRO \"KALIGII TALIS HA DHACO ,WAANA SII WADEYNAA DIBAX BAXA\" - Wardoon","og_description":"Warar hadda naga soo gaaraya Xarunta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani uu ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa sheegaya in ciidamadii xalay la soo dhoobay xarunta ay is hor taageen Guddoomiye Ciro iyo Mas\u2019uuliyiinta xisbiga oo xarunta gali rabay. Ciidamada ayaa si weyn isku hor taagay Guddoomiye Ciro iyo qaar kamid ah Mas\u2019uuliyiinta xisbiga oo ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-18T12:32:36+00:00","og_image":[{"width":801,"height":567,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-16.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/","name":"DAAWO C\/RAXMAAN CIRRO \"KALIGII TALIS HA DHACO ,WAANA SII WADEYNAA DIBAX BAXA\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-16.png","datePublished":"2019-11-18T12:32:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-16.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-16.png","width":801,"height":567},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-kaligii-talis-ha-dhaco-waana-sii-wadeynaa-dibax-baxa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO C\/RAXMAAN CIRRO &#8220;KALIGII TALIS HA DHACO ,WAANA SII WADEYNAA DIBAX BAXA&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136773"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=136773"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":136833,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136773\/revisions\/136833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/136774"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=136773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=136773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=136773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}