{"id":136894,"date":"2019-11-18T18:25:18","date_gmt":"2019-11-18T15:25:18","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=13975"},"modified":"2019-11-18T18:25:18","modified_gmt":"2019-11-18T15:25:18","slug":"xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/","title":{"rendered":"XASAASI: Arintan Cadayn Ma U Tahay In Ay Man United Ku Guulaysanayso Saxiixa Erling Haaland"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland.jpg\" alt title=\"Erling-Haaland-Man-Utd-Red-Bull-Salzburg-1205198\"><\/figure>\n<p>Aabaha dhalay xiddiga wadaraha dhigay xilli ciyaareedkan ee Erling Haaland ayaa lagu soo waramayaa in lagu arkay garoonka tababarka kooxda Man United xilli ay Red Devils si aad ah u doonayso weeraryahan Red Bull Salzburg.<\/p>\n<p>19 jirkan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo jiidanaya kooxaha reer yurub kadib markii uu si cajiib ah ku bilowday xilli ciyaareedkan isaga oo 26 gool dhaliyay 18 kulan oo tartamada oo dhan.<\/p>\n<p>Inkasta oo uu heerka ciyaareed ee horyaalka Austria ka duwan yahay horyaalada kale hadana xiddiga ayaa 7 gool dhaliyay champions League isaga oo xitaa is baray Liverpool Anfield-na gool kaga dhaliyay.<\/p>\n<p>Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa aqoon fiican u leh Erling Haaland maadama ay wakhti ku soo wada qaateen Molde wararka ka imanaya Norway ayaana sheegaya in uu kooxdiisa u sheegay in loo keeno saxiixa xiddiga.<\/p>\n<p>Haatan wargayska The Athletic ayaa sheegaya in aabaha dhalay Erling Haaland lagu arkay garoonka tababarka kooxda Man United kaas oo soo booqday.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa dabka ku sii shiday wararka Man United la xidhiidhinaya saxiixa xiddiga xilli ay Los Blancos diyaarinayso dalab 100 milyan ah sidoo kale amaah ugu diraysa kooxdiisa haatan inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aabaha dhalay xiddiga wadaraha dhigay xilli ciyaareedkan ee Erling Haaland ayaa lagu soo waramayaa in lagu arkay garoonka tababarka kooxda Man United xilli ay Red Devils si aad ah u doonayso weeraryahan Red Bull Salzburg. 19 jirkan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo jiidanaya kooxaha reer yurub kadib markii uu si cajiib ah ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":136895,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-136894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XASAASI: Arintan Cadayn Ma U Tahay In Ay Man United Ku Guulaysanayso Saxiixa Erling Haaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XASAASI: Arintan Cadayn Ma U Tahay In Ay Man United Ku Guulaysanayso Saxiixa Erling Haaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aabaha dhalay xiddiga wadaraha dhigay xilli ciyaareedkan ee Erling Haaland ayaa lagu soo waramayaa in lagu arkay garoonka tababarka kooxda Man United xilli ay Red Devils si aad ah u doonayso weeraryahan Red Bull Salzburg. 19 jirkan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo jiidanaya kooxaha reer yurub kadib markii uu si cajiib ah ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-18T15:25:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"590\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/\",\"name\":\"XASAASI: Arintan Cadayn Ma U Tahay In Ay Man United Ku Guulaysanayso Saxiixa Erling Haaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-18T15:25:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland.jpg\",\"width\":590,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XASAASI: Arintan Cadayn Ma U Tahay In Ay Man United Ku Guulaysanayso Saxiixa Erling Haaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XASAASI: Arintan Cadayn Ma U Tahay In Ay Man United Ku Guulaysanayso Saxiixa Erling Haaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XASAASI: Arintan Cadayn Ma U Tahay In Ay Man United Ku Guulaysanayso Saxiixa Erling Haaland - Wardoon","og_description":"Aabaha dhalay xiddiga wadaraha dhigay xilli ciyaareedkan ee Erling Haaland ayaa lagu soo waramayaa in lagu arkay garoonka tababarka kooxda Man United xilli ay Red Devils si aad ah u doonayso weeraryahan Red Bull Salzburg. 19 jirkan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo jiidanaya kooxaha reer yurub kadib markii uu si cajiib ah ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-18T15:25:18+00:00","og_image":[{"width":590,"height":350,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/","name":"XASAASI: Arintan Cadayn Ma U Tahay In Ay Man United Ku Guulaysanayso Saxiixa Erling Haaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland.jpg","datePublished":"2019-11-18T15:25:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland.jpg","width":590,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasaasi-arintan-cadayn-ma-u-tahay-in-ay-man-united-ku-guulaysanayso-saxiixa-erling-haaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XASAASI: Arintan Cadayn Ma U Tahay In Ay Man United Ku Guulaysanayso Saxiixa Erling Haaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136894"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=136894"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136894\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/136895"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=136894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=136894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=136894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}