{"id":136898,"date":"2019-11-18T17:24:53","date_gmt":"2019-11-18T14:24:53","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=13931"},"modified":"2019-11-18T17:24:53","modified_gmt":"2019-11-18T14:24:53","slug":"sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/","title":{"rendered":"Sababta Ay Man City Sida Weyn Uga Dambayso Liverpool Xilli Ciyaareedkan Oo La Sharaxay"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay.jpg\" alt title=\"GettyImages-1186732635\"><\/figure>\n<p>Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Lee Dixon ayaa rumaysan in sababta ay Liverpool sida weyn uga horayso kooxda Man City xilli ciyaareedkan in ay tahay dhaawacii soo gaadhay daafaca Aymeric Laporte kaas oo dhaawac uga maqan kooxda muddo bilo ah.<\/p>\n<p>Kooxda Pep Guardiola oo doonaysay in ay markii 3-aad oo xidhiidh ah difaacato horyaalka premier league ayaa haatan 9 dhibcood ka dambaysa kooxda Liverpool kadib markii ay guuldaro kala kulmeen Liverpool ka hor fasaxii xulalka.<\/p>\n<p>Daafaca reer France ee Laporte ayaa kaliya ciyaaray 4 kulan oo premier League ah xilli ciyaareedkan ka hor intii uuna soo gaadhin dhaawac garoomada u diidi doona ilaa 2020.<\/p>\n<p>Halyeeyga Arsenal ee Dixon ayaa yidhi\u201dWaxa aan doonayaa in aan hal arin sheego, waxa aan odhan karaa in dhaawaca Laporte sabab u tahay in ay Man City aad uga dambayso Liverpool\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxan u malaynayaa in uu yahay dhaawac fiican, waxan u malaynayaa in uu isku xidhay daafaca kooxda waliba si fiican u maamulayay kooxda\u201d.<\/p>\n<p>\u201cSidaas darteed waa sababta ugu weyn ee ay Man City uga dambayso Liverpool ayaa ah dhaawaca daafacaas\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Lee Dixon ayaa rumaysan in sababta ay Liverpool sida weyn uga horayso kooxda Man City xilli ciyaareedkan in ay tahay dhaawacii soo gaadhay daafaca Aymeric Laporte kaas oo dhaawac uga maqan kooxda muddo bilo ah. Kooxda Pep Guardiola oo doonaysay in ay markii 3-aad oo xidhiidh ah difaacato horyaalka premier league [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":136899,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-136898","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sababta Ay Man City Sida Weyn Uga Dambayso Liverpool Xilli Ciyaareedkan Oo La Sharaxay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sababta Ay Man City Sida Weyn Uga Dambayso Liverpool Xilli Ciyaareedkan Oo La Sharaxay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Lee Dixon ayaa rumaysan in sababta ay Liverpool sida weyn uga horayso kooxda Man City xilli ciyaareedkan in ay tahay dhaawacii soo gaadhay daafaca Aymeric Laporte kaas oo dhaawac uga maqan kooxda muddo bilo ah. Kooxda Pep Guardiola oo doonaysay in ay markii 3-aad oo xidhiidh ah difaacato horyaalka premier league [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-18T14:24:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/\",\"name\":\"Sababta Ay Man City Sida Weyn Uga Dambayso Liverpool Xilli Ciyaareedkan Oo La Sharaxay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-18T14:24:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay.jpg\",\"width\":650,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sababta Ay Man City Sida Weyn Uga Dambayso Liverpool Xilli Ciyaareedkan Oo La Sharaxay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sababta Ay Man City Sida Weyn Uga Dambayso Liverpool Xilli Ciyaareedkan Oo La Sharaxay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sababta Ay Man City Sida Weyn Uga Dambayso Liverpool Xilli Ciyaareedkan Oo La Sharaxay - Wardoon","og_description":"Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Lee Dixon ayaa rumaysan in sababta ay Liverpool sida weyn uga horayso kooxda Man City xilli ciyaareedkan in ay tahay dhaawacii soo gaadhay daafaca Aymeric Laporte kaas oo dhaawac uga maqan kooxda muddo bilo ah. Kooxda Pep Guardiola oo doonaysay in ay markii 3-aad oo xidhiidh ah difaacato horyaalka premier league [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-18T14:24:53+00:00","og_image":[{"width":650,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/","name":"Sababta Ay Man City Sida Weyn Uga Dambayso Liverpool Xilli Ciyaareedkan Oo La Sharaxay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay.jpg","datePublished":"2019-11-18T14:24:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay.jpg","width":650,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sababta-ay-man-city-sida-weyn-uga-dambayso-liverpool-xilli-ciyaareedkan-oo-la-sharaxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sababta Ay Man City Sida Weyn Uga Dambayso Liverpool Xilli Ciyaareedkan Oo La Sharaxay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136898"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=136898"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136898\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/136899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=136898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=136898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=136898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}