{"id":136902,"date":"2019-11-18T23:21:10","date_gmt":"2019-11-18T20:21:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=136902"},"modified":"2019-11-18T23:21:10","modified_gmt":"2019-11-18T20:21:10","slug":"taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/","title":{"rendered":"Taliyihii sirdoonka Puntland ee Waqooyiga Mudug oo caawa la dilay"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug waxaa caawa lagu dilay Taliyihii Nabad Sugidda gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Koox bistooladu ku hubeysam ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku weerartay Gaashaanle Sare Xaashi Aadan Cilmi oo ahaa taliyihii nabad-sugida iyo sirdoonka gobolka Mudug ee maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Dilka taliyaha ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda Suuq Barwaaqo ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Kooxdii hubaysneed ee dilka u geysatay Taliyaha ayaa goobta is kaga baxsatay, waxaana mas\u2019uuliyadda dilkaas durba sheegtay Ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa xilliga la dilayay ku sugnaa meel aan sidaas uga fogayn guriga uu ka deganaa waqooyiga magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Xilliga la dilayay Marxuumka uu isku diyaarinayay inuu aado masaajid u dhawaa, maadaama la isku diyaarinayay salaadda Makhrib oo xilligaas la gelayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug waxaa caawa lagu dilay Taliyihii Nabad Sugidda gobolka Mudug. Koox bistooladu ku hubeysam ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku weerartay Gaashaanle Sare Xaashi Aadan Cilmi oo ahaa taliyihii nabad-sugida iyo sirdoonka gobolka Mudug ee maamulka Puntland. Dilka taliyaha ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda Suuq Barwaaqo ee waqooyiga magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":136903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-136902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii sirdoonka Puntland ee Waqooyiga Mudug oo caawa la dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii sirdoonka Puntland ee Waqooyiga Mudug oo caawa la dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug waxaa caawa lagu dilay Taliyihii Nabad Sugidda gobolka Mudug. Koox bistooladu ku hubeysam ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku weerartay Gaashaanle Sare Xaashi Aadan Cilmi oo ahaa taliyihii nabad-sugida iyo sirdoonka gobolka Mudug ee maamulka Puntland. Dilka taliyaha ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda Suuq Barwaaqo ee waqooyiga magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-18T20:21:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/marxuum.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"477\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/\",\"name\":\"Taliyihii sirdoonka Puntland ee Waqooyiga Mudug oo caawa la dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/marxuum.png\",\"datePublished\":\"2019-11-18T20:21:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/marxuum.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/marxuum.png\",\"width\":720,\"height\":477},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii sirdoonka Puntland ee Waqooyiga Mudug oo caawa la dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii sirdoonka Puntland ee Waqooyiga Mudug oo caawa la dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii sirdoonka Puntland ee Waqooyiga Mudug oo caawa la dilay - Wardoon","og_description":"Magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug waxaa caawa lagu dilay Taliyihii Nabad Sugidda gobolka Mudug. Koox bistooladu ku hubeysam ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku weerartay Gaashaanle Sare Xaashi Aadan Cilmi oo ahaa taliyihii nabad-sugida iyo sirdoonka gobolka Mudug ee maamulka Puntland. Dilka taliyaha ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda Suuq Barwaaqo ee waqooyiga magaalada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-18T20:21:10+00:00","og_image":[{"width":720,"height":477,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/marxuum.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/","name":"Taliyihii sirdoonka Puntland ee Waqooyiga Mudug oo caawa la dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/marxuum.png","datePublished":"2019-11-18T20:21:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/marxuum.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/marxuum.png","width":720,"height":477},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sirdoonka-puntland-ee-waqooyiga-mudug-oo-caawa-la-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii sirdoonka Puntland ee Waqooyiga Mudug oo caawa la dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136902"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=136902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":136904,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136902\/revisions\/136904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/136903"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=136902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=136902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=136902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}