{"id":136986,"date":"2019-11-19T13:45:17","date_gmt":"2019-11-19T10:45:17","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14036"},"modified":"2019-11-19T13:45:17","modified_gmt":"2019-11-19T10:45:17","slug":"yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/","title":{"rendered":"Yaya Toure Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo U Ciyaara Man United Ku Tilmaamay Xiddigii Ugu Adkaa Ee Ka Hor Tago Waayihiisii Ciyaareed"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed.jpg\" alt title=\"GettyImages-956636388\"><\/figure>\n<p>Yaya Toure ayaa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United si lama filaan ah ugu magacaabay xiddigii ugu adkaa ee uu ka hor tagay xirfadiisa ciyaareed.<\/p>\n<p>Halyeeyga reer Ivory Coast ayaa si joogto ah kaga hor tagay Matic 8-dii sano ee uu premier League u ciyaarayay kooxda Man City.<\/p>\n<p>Toure oo ka tagay kubada Cagta England sanadkii hore ayaa City ka caawiyay ku guulaysiga 3 premier League iyo FA Cup intii uu joogay kooxda ku ciyaarta Etihad.<\/p>\n<p>Xiddiga reer Serbia ee Matic ayaa dhankiisa 2 sano kula raaxaystay kooxda chelsea intii uu Toure joogay Chelsea kadib Man United ku biiray sanadkii 2017.<\/p>\n<p>Matic ayaa ka mid ahaa xiddigihii ugu muhiimsanaa ee jose Mourinho laakiin waxa uu boos ka waayay tababare Ole Gunnar Solskjaer.<\/p>\n<p>Markii Toure la waydiiyay xiddigii ugu adkaa ee uu ka hor tagay xirfadiisa ciyaareed ayuu xiddigii hore ee Barcelona ku jawaabay\u201dNemanja Matic ayaa mid aad iigu adag\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMa ahan xiddig orod badan laakiin waa xiddig xoogan oo maskax badan\u201d<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WAmNndlO0fw\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yaya Toure ayaa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United si lama filaan ah ugu magacaabay xiddigii ugu adkaa ee uu ka hor tagay xirfadiisa ciyaareed. Halyeeyga reer Ivory Coast ayaa si joogto ah kaga hor tagay Matic 8-dii sano ee uu premier League u ciyaarayay kooxda Man City. Toure oo ka tagay kubada Cagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":136987,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-136986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yaya Toure Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo U Ciyaara Man United Ku Tilmaamay Xiddigii Ugu Adkaa Ee Ka Hor Tago Waayihiisii Ciyaareed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yaya Toure Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo U Ciyaara Man United Ku Tilmaamay Xiddigii Ugu Adkaa Ee Ka Hor Tago Waayihiisii Ciyaareed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Yaya Toure ayaa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United si lama filaan ah ugu magacaabay xiddigii ugu adkaa ee uu ka hor tagay xirfadiisa ciyaareed. Halyeeyga reer Ivory Coast ayaa si joogto ah kaga hor tagay Matic 8-dii sano ee uu premier League u ciyaarayay kooxda Man City. Toure oo ka tagay kubada Cagta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-19T10:45:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/\",\"name\":\"Yaya Toure Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo U Ciyaara Man United Ku Tilmaamay Xiddigii Ugu Adkaa Ee Ka Hor Tago Waayihiisii Ciyaareed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-19T10:45:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed.jpg\",\"width\":650,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yaya Toure Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo U Ciyaara Man United Ku Tilmaamay Xiddigii Ugu Adkaa Ee Ka Hor Tago Waayihiisii Ciyaareed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yaya Toure Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo U Ciyaara Man United Ku Tilmaamay Xiddigii Ugu Adkaa Ee Ka Hor Tago Waayihiisii Ciyaareed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yaya Toure Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo U Ciyaara Man United Ku Tilmaamay Xiddigii Ugu Adkaa Ee Ka Hor Tago Waayihiisii Ciyaareed - Wardoon","og_description":"Yaya Toure ayaa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United si lama filaan ah ugu magacaabay xiddigii ugu adkaa ee uu ka hor tagay xirfadiisa ciyaareed. Halyeeyga reer Ivory Coast ayaa si joogto ah kaga hor tagay Matic 8-dii sano ee uu premier League u ciyaarayay kooxda Man City. Toure oo ka tagay kubada Cagta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-19T10:45:17+00:00","og_image":[{"width":650,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/","name":"Yaya Toure Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo U Ciyaara Man United Ku Tilmaamay Xiddigii Ugu Adkaa Ee Ka Hor Tago Waayihiisii Ciyaareed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed.jpg","datePublished":"2019-11-19T10:45:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed.jpg","width":650,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaya-toure-oo-xiddig-lama-filaan-ah-oo-u-ciyaara-man-united-ku-tilmaamay-xiddigii-ugu-adkaa-ee-ka-hor-tago-waayihiisii-ciyaareed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yaya Toure Oo Xiddig Lama Filaan Ah Oo U Ciyaara Man United Ku Tilmaamay Xiddigii Ugu Adkaa Ee Ka Hor Tago Waayihiisii Ciyaareed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136986"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=136986"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136986\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/136987"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=136986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=136986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=136986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}