{"id":137038,"date":"2019-11-19T21:25:52","date_gmt":"2019-11-19T18:25:52","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14064"},"modified":"2019-11-19T21:25:52","modified_gmt":"2019-11-19T18:25:52","slug":"liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/","title":{"rendered":"Liverpool Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Horeeyay Ka Hor Kulanka Crystal Palace, Miyay Salah &amp; Robertson Ka Qayb Qaateen"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen.jpg\" alt title=\"0_GettyImages-1175998895\"><\/figure>\n<p>Kooxda Liverpool ayaa qaadatay tababarkii ugu horeeyay ee kadib fasaxa xulalka iyaga oo ay soo xaadireen xiddigihii aan ka qayb qaadan tartamaada xulalkooda iyo xiddigihii laga saaray xulalkooda.<\/p>\n<p>Tababare Jurgen Klopp ayaa tababarka dib ugu soo dhaweeyay xiddiga Xherdan Shaqiri kaas oo dhaawac uga maqnaa kooxda mudadii ugu dambaysayy isaga oo si buuxda tababarka ula qaatay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Kabtanka Kooxda oo Virus looga saaray waajibaadka xulka qarankiisa ayaa sidoo kale si buuxda tababarka ula qaatay kooxda Liverpool ka hor kulanka Crystal Palace.<\/p>\n<p>Wargayska Liverpool Echo ayaa sheegaya in uu Daafaca Joe Gomez tababar kali ah qaatay kadib markii dhaawac looga saaray xulka qarankiisa laakiin isla wargayska ayaa sheegaya in uu xiddigu taam u noqon doono kulanka Crystal Palace.<\/p>\n<p>Laakiin waxa tababarka gabi ahaan seegay xiddigaha Mohamed Salah Iyo Andy Robertson kuwaas oo ku dhaawacmay kulankii ugu dambeeyay.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/woxuXIA0WBI\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Liverpool ayaa qaadatay tababarkii ugu horeeyay ee kadib fasaxa xulalka iyaga oo ay soo xaadireen xiddigihii aan ka qayb qaadan tartamaada xulalkooda iyo xiddigihii laga saaray xulalkooda. Tababare Jurgen Klopp ayaa tababarka dib ugu soo dhaweeyay xiddiga Xherdan Shaqiri kaas oo dhaawac uga maqnaa kooxda mudadii ugu dambaysayy isaga oo si buuxda tababarka ula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137039,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Liverpool Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Horeeyay Ka Hor Kulanka Crystal Palace, Miyay Salah &amp; Robertson Ka Qayb Qaateen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Liverpool Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Horeeyay Ka Hor Kulanka Crystal Palace, Miyay Salah &amp; Robertson Ka Qayb Qaateen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Liverpool ayaa qaadatay tababarkii ugu horeeyay ee kadib fasaxa xulalka iyaga oo ay soo xaadireen xiddigihii aan ka qayb qaadan tartamaada xulalkooda iyo xiddigihii laga saaray xulalkooda. Tababare Jurgen Klopp ayaa tababarka dib ugu soo dhaweeyay xiddiga Xherdan Shaqiri kaas oo dhaawac uga maqnaa kooxda mudadii ugu dambaysayy isaga oo si buuxda tababarka ula [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-19T18:25:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"458\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"305\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/\",\"name\":\"Liverpool Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Horeeyay Ka Hor Kulanka Crystal Palace, Miyay Salah &amp; Robertson Ka Qayb Qaateen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-19T18:25:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen.jpg\",\"width\":458,\"height\":305},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Liverpool Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Horeeyay Ka Hor Kulanka Crystal Palace, Miyay Salah &amp; Robertson Ka Qayb Qaateen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Liverpool Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Horeeyay Ka Hor Kulanka Crystal Palace, Miyay Salah &amp; Robertson Ka Qayb Qaateen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Liverpool Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Horeeyay Ka Hor Kulanka Crystal Palace, Miyay Salah &amp; Robertson Ka Qayb Qaateen - Wardoon","og_description":"Kooxda Liverpool ayaa qaadatay tababarkii ugu horeeyay ee kadib fasaxa xulalka iyaga oo ay soo xaadireen xiddigihii aan ka qayb qaadan tartamaada xulalkooda iyo xiddigihii laga saaray xulalkooda. Tababare Jurgen Klopp ayaa tababarka dib ugu soo dhaweeyay xiddiga Xherdan Shaqiri kaas oo dhaawac uga maqnaa kooxda mudadii ugu dambaysayy isaga oo si buuxda tababarka ula [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-19T18:25:52+00:00","og_image":[{"width":458,"height":305,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/","name":"Liverpool Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Horeeyay Ka Hor Kulanka Crystal Palace, Miyay Salah &amp; Robertson Ka Qayb Qaateen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen.jpg","datePublished":"2019-11-19T18:25:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen.jpg","width":458,"height":305},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-qaatay-tababarkoodii-ugu-horeeyay-ka-hor-kulanka-crystal-palace-miyay-salah-robertson-ka-qayb-qaateen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Liverpool Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Horeeyay Ka Hor Kulanka Crystal Palace, Miyay Salah &amp; Robertson Ka Qayb Qaateen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137038"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137038"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137038\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137039"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}