{"id":137098,"date":"2019-11-20T09:00:08","date_gmt":"2019-11-20T06:00:08","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14095"},"modified":"2019-11-20T09:00:08","modified_gmt":"2019-11-20T06:00:08","slug":"tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/","title":{"rendered":"Tababaraha Cusub Ee Tottenham Oo Haatnaba La Ogaaday Saacado Kadib Markii Shaqada Laga Caydhiyay Mauricio Pochettino, Miyuu Jose Mourinho Ogolaaday?"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday.jpg\" alt title=\"EJxt8x4X0AAjBot\"><\/figure>\n<p>Tababarihii hore ee kooxaha Man United iyo Chelsea ee Jose Mourinho ayaa lagu soo waramayaa in uu haatanba ogolaaday in uu shaqada ka badalo tabaabre Mauricio Pochettino sida ay sheegayaan wararku.<\/p>\n<p>Tottenham ayaa xalay si lama filaan ah shaqada uga caydhisay tababare Mauricio Pochettino kadib markii ay kooxdu qaab ciyaareed liita soo bandhigtay xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Waxa ay u muuqataa in ay Tottenham si deg-deg ah uga fal celinayso xaalada iyaga oo keenaya tababarihii hore ee kooxaha chelsea iyo Man United.<\/p>\n<p>Wargayska Express ayaa haatan sheegaya in uu Jose Mourinho ogolaaday in uu noqdo tababaraha cusub ee kooxda Tottenham.<\/p>\n<p>Tababaraha reer Portugal ayaa bilaa shaqo ahaa tan ilaa bishii December markaas oo laga caydhiyay shaqada kooxda Man United.<\/p>\n<p>Jose Mourinho ayaa iska diiday shaqooyin badan oo loo soo bandhigay tababaraha waxana ay u muuqataa in uu haatan ku soo laabanayo premier League.<\/p>\n<p>Tababarayaasha Eddie Howe, Julian Nagelsmann &amp; Carlo Ancelotti ayaa sidoo kale lala xidhiidhinayaa shaqada uu baneeyay tababare Pochettino.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Y6uq1G9o8jY\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababarihii hore ee kooxaha Man United iyo Chelsea ee Jose Mourinho ayaa lagu soo waramayaa in uu haatanba ogolaaday in uu shaqada ka badalo tabaabre Mauricio Pochettino sida ay sheegayaan wararku. Tottenham ayaa xalay si lama filaan ah shaqada uga caydhisay tababare Mauricio Pochettino kadib markii ay kooxdu qaab ciyaareed liita soo bandhigtay xilli ciyaareedkan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137099,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137098","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tababaraha Cusub Ee Tottenham Oo Haatnaba La Ogaaday Saacado Kadib Markii Shaqada Laga Caydhiyay Mauricio Pochettino, Miyuu Jose Mourinho Ogolaaday? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tababaraha Cusub Ee Tottenham Oo Haatnaba La Ogaaday Saacado Kadib Markii Shaqada Laga Caydhiyay Mauricio Pochettino, Miyuu Jose Mourinho Ogolaaday? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tababarihii hore ee kooxaha Man United iyo Chelsea ee Jose Mourinho ayaa lagu soo waramayaa in uu haatanba ogolaaday in uu shaqada ka badalo tabaabre Mauricio Pochettino sida ay sheegayaan wararku. Tottenham ayaa xalay si lama filaan ah shaqada uga caydhisay tababare Mauricio Pochettino kadib markii ay kooxdu qaab ciyaareed liita soo bandhigtay xilli ciyaareedkan. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-20T06:00:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/\",\"name\":\"Tababaraha Cusub Ee Tottenham Oo Haatnaba La Ogaaday Saacado Kadib Markii Shaqada Laga Caydhiyay Mauricio Pochettino, Miyuu Jose Mourinho Ogolaaday? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-20T06:00:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tababaraha Cusub Ee Tottenham Oo Haatnaba La Ogaaday Saacado Kadib Markii Shaqada Laga Caydhiyay Mauricio Pochettino, Miyuu Jose Mourinho Ogolaaday?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tababaraha Cusub Ee Tottenham Oo Haatnaba La Ogaaday Saacado Kadib Markii Shaqada Laga Caydhiyay Mauricio Pochettino, Miyuu Jose Mourinho Ogolaaday? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tababaraha Cusub Ee Tottenham Oo Haatnaba La Ogaaday Saacado Kadib Markii Shaqada Laga Caydhiyay Mauricio Pochettino, Miyuu Jose Mourinho Ogolaaday? - Wardoon","og_description":"Tababarihii hore ee kooxaha Man United iyo Chelsea ee Jose Mourinho ayaa lagu soo waramayaa in uu haatanba ogolaaday in uu shaqada ka badalo tabaabre Mauricio Pochettino sida ay sheegayaan wararku. Tottenham ayaa xalay si lama filaan ah shaqada uga caydhisay tababare Mauricio Pochettino kadib markii ay kooxdu qaab ciyaareed liita soo bandhigtay xilli ciyaareedkan. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-20T06:00:08+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/","name":"Tababaraha Cusub Ee Tottenham Oo Haatnaba La Ogaaday Saacado Kadib Markii Shaqada Laga Caydhiyay Mauricio Pochettino, Miyuu Jose Mourinho Ogolaaday? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday.jpg","datePublished":"2019-11-20T06:00:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-cusub-ee-tottenham-oo-haatnaba-la-ogaaday-saacado-kadib-markii-shaqada-laga-caydhiyay-mauricio-pochettino-miyuu-jose-mourinho-ogolaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tababaraha Cusub Ee Tottenham Oo Haatnaba La Ogaaday Saacado Kadib Markii Shaqada Laga Caydhiyay Mauricio Pochettino, Miyuu Jose Mourinho Ogolaaday?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137098"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137098"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137098\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137099"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137098"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137098"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137098"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}