{"id":137103,"date":"2019-11-20T14:31:52","date_gmt":"2019-11-20T11:31:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137103"},"modified":"2019-11-20T14:31:52","modified_gmt":"2019-11-20T11:31:52","slug":"villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/","title":{"rendered":"Villa Somalia oo shaacisay Ajandaha shirka Farmaajo iyo madasha"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa goor dhow shaaciyey ajandaha shirka Madaxwenaha Soomaaliya, Maxamed C\/laahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Cabdinuur Maxamed Axmed oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sheegay in ajandaha ugu muhiimsan ee shirka maanta uu yahay doorashada soo socota ee 2020-ka.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa tilmaamay in shirkan looga arrinsan doono sidii xukuumadda iyo madasha xisbiyada Qaran ay uga wada shaqeyn lahaayeen hanaan doorasho oo hufan, islamarkaana ah qof iyo cod, si ay dadweynugu u doortaan madaxda soo socota.<\/p>\n<p>\u201cKulanka maanta ay yeelanayaan Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaashii hore Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Mudane Xasan Sheekh ajandihiisa ugu muhiimsan waa arrimaha doorashooyinka 2020 iyo sidii ay Xukuumadda ugala shaqeyn lahaayeen in hannaan doorasho oo hufan oo qof iyo cod ah ay dalka ka dhacdo, awooddana dib loogu celiyo shacabka Soomaaliyeed si ay u doortaan madax iyo xildhibaanno iyaga si toos ah wakiil uga ah.\u201d ayuu yiri, Cabdinuur Maxamed Axmed.<\/p>\n<p>Shirkan oo horay loo sii shaaciyey, kadib dalab ka yimid dowladda federaalka ayaa furmi doono saacadaha soo socda, waaana mid xasaasi ah oo isha lagu wada hayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa muddada uu socda shirka lagu soo qaadi dooaa arrimo ku aadan xiisada u dhexeysa dowladda iyo Madaxweynayaashii hore ee dalka, si xal looga gaaro khilaafkaasi.<\/p>\n<p>Lama saadaalin karo natiijada iyo sida ay wax noqon doonaan, balse wuxuu kulankaani ku soo aadaya iyadoo haatan xaalad siyaasadeed ay ka taagan tahay magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa goor dhow shaaciyey ajandaha shirka Madaxwenaha Soomaaliya, Maxamed C\/laahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Cabdinuur Maxamed Axmed oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sheegay in ajandaha ugu muhiimsan ee shirka maanta uu yahay doorashada soo socota ee 2020-ka. Agaasimaha ayaa tilmaamay in shirkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137103","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Villa Somalia oo shaacisay Ajandaha shirka Farmaajo iyo madasha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Villa Somalia oo shaacisay Ajandaha shirka Farmaajo iyo madasha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa goor dhow shaaciyey ajandaha shirka Madaxwenaha Soomaaliya, Maxamed C\/laahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Cabdinuur Maxamed Axmed oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sheegay in ajandaha ugu muhiimsan ee shirka maanta uu yahay doorashada soo socota ee 2020-ka. Agaasimaha ayaa tilmaamay in shirkan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-20T11:31:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/last-ned-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"301\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"167\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/\",\"name\":\"Villa Somalia oo shaacisay Ajandaha shirka Farmaajo iyo madasha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/last-ned-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-20T11:31:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/last-ned-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/last-ned-1.jpg\",\"width\":301,\"height\":167},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Villa Somalia oo shaacisay Ajandaha shirka Farmaajo iyo madasha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Villa Somalia oo shaacisay Ajandaha shirka Farmaajo iyo madasha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Villa Somalia oo shaacisay Ajandaha shirka Farmaajo iyo madasha - Wardoon","og_description":"Agaasimaha xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa goor dhow shaaciyey ajandaha shirka Madaxwenaha Soomaaliya, Maxamed C\/laahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Cabdinuur Maxamed Axmed oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sheegay in ajandaha ugu muhiimsan ee shirka maanta uu yahay doorashada soo socota ee 2020-ka. Agaasimaha ayaa tilmaamay in shirkan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-20T11:31:52+00:00","og_image":[{"width":301,"height":167,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/last-ned-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/","name":"Villa Somalia oo shaacisay Ajandaha shirka Farmaajo iyo madasha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/last-ned-1.jpg","datePublished":"2019-11-20T11:31:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/last-ned-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/last-ned-1.jpg","width":301,"height":167},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-somalia-oo-shaacisay-ajandaha-shirka-farmaajo-iyo-madasha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Villa Somalia oo shaacisay Ajandaha shirka Farmaajo iyo madasha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137103"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137105,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137103\/revisions\/137105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137104"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}