{"id":137137,"date":"2019-11-20T16:00:37","date_gmt":"2019-11-20T13:00:37","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14118"},"modified":"2019-11-20T16:00:37","modified_gmt":"2019-11-20T13:00:37","slug":"ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/","title":{"rendered":"Ma Xasuusataan Blues!! Jose Mourinho Oo Ka Baxay Balan Qaad Uu 4 Sano Ka Hor U Sameeyay Taageerayasha Chelsea &amp; Taageerayaasha Blues Oo Fariimo U Diray Tababaraha"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha.jpg\" alt title=\"Chelsea-fans-welcome-back-Jose-Mourinho\"><\/figure>\n<p>Jose Mourinho ayaa noqday tababaraha cusub ee kooxda Tottenham isaga oo buriyay balan uu ka qaaday taageerayaasha Kooxda Chelsea oo wakhti hogaaminayay.<\/p>\n<p>Tababaraha reer Portugal oo laba jeer oo kala duwan hogaamiyay chelsea ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee Tottenham isaga oo shaqada ka badalay Mauricio Pochettino.<\/p>\n<p>Ka hor Finalkii League Cup-ka ee Sanadkii 2015 gaar ahaan bishii March Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay in uu dalab ka helay Tottenham si uu tababare ugu noqdo kooxda.<\/p>\n<p>Arintaas ayaa dhacday kadib markii ay chelsea shaqada ka caydhisay Jose Mourinho kadib markii ay isku dheceen milkiilaha kooxda ee Roman Abramovich.<\/p>\n<p>Laakiin Jose Mourinho ayaa sheegay in uu iska diiday shaqada Tottenham sabab la xidhiidha jacaylka uu u qabay taageerayaasha kooxda chelsea.<\/p>\n<p>Tababaraha ayaa chelsea la gaadhay heshiis ah in uuna tababare u noqon doonin koox kale oo premier League ah muddo 2 sano ah.<\/p>\n<p>Markii la waydiiyay in ay Tottenham dalab ka soo gudbisay saxiixiisa ayuu yidhi\u201dHaa Laakiin waan awoodi waayay in aan shaqadaas qabto sababta oo ah muddo 2 sano ah shaqo kama qaban karin England\u201d.<\/p>\n<p>Jose Mourinho ayaa intaas ku daray in ay Tottenham isku dayday in ay jabiso heshiiskii ka hor istaagayay in uuna shaqo ka qaban England laakiin tababaraha ayaa yidhi\u201dWaan Iska Diiday dalabkaas sababta oo ah taageerayaasha Chelsea ayaan aad u jeclaa\u201d.<\/p>\n<p>Laakiin maadama uu haatan tababare u noqday Tottenham taageerayaasha Chelsea ayaa Jose Mourinho ka dhigtay Cadawga 1-aad ee ay kooxdu leedahay iyaga oo fariimo Twitter-kana waxa ay yidhaahdee.<\/p>\n<p>Taageere ayaa qoray \u201cHadii uu Jose Mourinho waligiis si dhab ah u jeclaa Chelsea, xitaa kamuu fiirsadeen shaqada Tottenham, laakiin sida iska cad wax jacayl ah nooma qabo, waan qirnayaa guulihii uu kooxda la gaadhay laakiin jacaylkii aan u qabnay Jose haatan wuu dhamaaday\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWax Ixtiraam daro ah ma ahan\u2026 laakiin xaqiiqda ayaa ah in hadii uu Jose Mourinho jecelyahay Chelsea waxa ay ahayd in uu iska diido Tottenham kuna biiro Dortmund ama Bayern Munich\u201dayuu mar kale sii raaciyay.<\/p>\n<p>Mid kale ayaa qoray\u201dRun ahaantii ma runaysan karo\u2026 Run Miyaa Jose Mourinho waa tababaraha Tottenham, waxa uu haatan noqday Cadawga 1-aad ee Chelsea\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaligay ma iloobayo waxa uu jose Mourinho u qabtay chelsea laakiin waxa aan doonayaa in uu ku dhibaatoodo Tottenham\u201dayuu mid kale yidhi.<\/p>\n<p>\u201cIsaga ayay u fiicantahay, mar hore ayaan Lumiyay Ixtiraam-kii aan u hayay, waxa ay ahayd in uu Halyeey ka noqdo kooxda, waa maxay Halyeeyga waxaas samaynaya\u201d.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mhApIccV9Iw\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jose Mourinho ayaa noqday tababaraha cusub ee kooxda Tottenham isaga oo buriyay balan uu ka qaaday taageerayaasha Kooxda Chelsea oo wakhti hogaaminayay. Tababaraha reer Portugal oo laba jeer oo kala duwan hogaamiyay chelsea ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee Tottenham isaga oo shaqada ka badalay Mauricio Pochettino. Ka hor Finalkii League Cup-ka ee Sanadkii 2015 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137138,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137137","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ma Xasuusataan Blues!! Jose Mourinho Oo Ka Baxay Balan Qaad Uu 4 Sano Ka Hor U Sameeyay Taageerayasha Chelsea &amp; Taageerayaasha Blues Oo Fariimo U Diray Tababaraha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ma Xasuusataan Blues!! Jose Mourinho Oo Ka Baxay Balan Qaad Uu 4 Sano Ka Hor U Sameeyay Taageerayasha Chelsea &amp; Taageerayaasha Blues Oo Fariimo U Diray Tababaraha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jose Mourinho ayaa noqday tababaraha cusub ee kooxda Tottenham isaga oo buriyay balan uu ka qaaday taageerayaasha Kooxda Chelsea oo wakhti hogaaminayay. Tababaraha reer Portugal oo laba jeer oo kala duwan hogaamiyay chelsea ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee Tottenham isaga oo shaqada ka badalay Mauricio Pochettino. Ka hor Finalkii League Cup-ka ee Sanadkii 2015 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-20T13:00:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"615\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/\",\"name\":\"Ma Xasuusataan Blues!! Jose Mourinho Oo Ka Baxay Balan Qaad Uu 4 Sano Ka Hor U Sameeyay Taageerayasha Chelsea &amp; Taageerayaasha Blues Oo Fariimo U Diray Tababaraha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-20T13:00:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha.jpg\",\"width\":615,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ma Xasuusataan Blues!! Jose Mourinho Oo Ka Baxay Balan Qaad Uu 4 Sano Ka Hor U Sameeyay Taageerayasha Chelsea &amp; Taageerayaasha Blues Oo Fariimo U Diray Tababaraha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ma Xasuusataan Blues!! Jose Mourinho Oo Ka Baxay Balan Qaad Uu 4 Sano Ka Hor U Sameeyay Taageerayasha Chelsea &amp; Taageerayaasha Blues Oo Fariimo U Diray Tababaraha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ma Xasuusataan Blues!! Jose Mourinho Oo Ka Baxay Balan Qaad Uu 4 Sano Ka Hor U Sameeyay Taageerayasha Chelsea &amp; Taageerayaasha Blues Oo Fariimo U Diray Tababaraha - Wardoon","og_description":"Jose Mourinho ayaa noqday tababaraha cusub ee kooxda Tottenham isaga oo buriyay balan uu ka qaaday taageerayaasha Kooxda Chelsea oo wakhti hogaaminayay. Tababaraha reer Portugal oo laba jeer oo kala duwan hogaamiyay chelsea ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee Tottenham isaga oo shaqada ka badalay Mauricio Pochettino. Ka hor Finalkii League Cup-ka ee Sanadkii 2015 [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-20T13:00:37+00:00","og_image":[{"width":615,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/","name":"Ma Xasuusataan Blues!! Jose Mourinho Oo Ka Baxay Balan Qaad Uu 4 Sano Ka Hor U Sameeyay Taageerayasha Chelsea &amp; Taageerayaasha Blues Oo Fariimo U Diray Tababaraha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha.jpg","datePublished":"2019-11-20T13:00:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha.jpg","width":615,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-xasuusataan-blues-jose-mourinho-oo-ka-baxay-balan-qaad-uu-4-sano-ka-hor-u-sameeyay-taageerayasha-chelsea-taageerayaasha-blues-oo-fariimo-u-diray-tababaraha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ma Xasuusataan Blues!! Jose Mourinho Oo Ka Baxay Balan Qaad Uu 4 Sano Ka Hor U Sameeyay Taageerayasha Chelsea &amp; Taageerayaasha Blues Oo Fariimo U Diray Tababaraha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137137"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137137"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137137\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137138"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}