{"id":137141,"date":"2019-11-20T14:20:17","date_gmt":"2019-11-20T11:20:17","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14125"},"modified":"2019-11-20T14:20:17","modified_gmt":"2019-11-20T11:20:17","slug":"warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/","title":{"rendered":"WARBIXIN: 5-ta Weeraryahan Ee Ku Tartami Doona Weeraryahanka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan.jpg\" alt title=\"177853\"><\/figure>\n<p>Xilli ciyaareedka cusub ee 2019\/2020 ayaa maraya meel xiiso iyo xamaasad leh iyada oo lagu sii dhawaanayo dhamaadka qaybta hore ee xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo hogaamiye u ah weerarka kooxda Real Madrid tan ilaa bixitaankii Cristiano Ronaldo.<\/p>\n<p>Tan ilaa bixitaankii Ronaldo xiddiga Benzema ayaa dhaliyay 41 gool sidoo kale caawiye ka noqday 13 kale halka uu xilli iyaareedkan dhaliyay 11 gool 15 kulan oo uu ciyaaray.<\/p>\n<p>Karim Benzema ayaan ahayn weeraryahanka kaliya ee qaab ciyaareed fiican ku jira laakiin waxa jira xiddigo badan oo weerarka ka ciyaara 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub.<\/p>\n<p>Hadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigi doonaa 4-ta weerarahan ee Benzema xilli ciyaareedkan kula tartami doona weeraryahanka ugu fiican<\/p>\n<p><strong>1.Robert Lewandowski: 23 Gool 18 Kulan<\/strong><\/p>\n<p>Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ayaa ku bilowday xilli ciyaareedka si waali ah isaga oo ilaa haatan dhaliyay 16 gool 11 kulan oo horyaalka premier League ah isaga oo sidoo kale dhaliyay goolasha kale tartamada champions League iyo koobka Germany.<\/p>\n<p><strong>2.Ciro Immobile: 16 Gool 15 Kulan:<\/strong><\/p>\n<p>Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Lazio ayaa xilli ciyaareedkan ku jira qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo hogaaminaya gool dhalinta horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p><strong>3.Sergio Aguero: 13 Gool 15 Kulan:<\/strong><\/p>\n<p>Xiddiga kooxda Man City ee Aguero ayaa dhankiisa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo ka mid ah xiddigaha ugu goolasha badan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p><strong>4.Luis Suarez 8 Gool 13 Kulan:<\/strong><\/p>\n<p>Xiddiga reer Uruguay ayaa ku jira wakhti adag oo dhaawac ah hadana rikoodhkiisa ayaa kaga mid dhigaysa xiddigaha ugu fiican yurub xilli ciyaareedkan<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mhApIccV9Iw\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xilli ciyaareedka cusub ee 2019\/2020 ayaa maraya meel xiiso iyo xamaasad leh iyada oo lagu sii dhawaanayo dhamaadka qaybta hore ee xilli ciyaareedkan. Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo hogaamiye u ah weerarka kooxda Real Madrid tan ilaa bixitaankii Cristiano Ronaldo. Tan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137142,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137141","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>WARBIXIN: 5-ta Weeraryahan Ee Ku Tartami Doona Weeraryahanka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"WARBIXIN: 5-ta Weeraryahan Ee Ku Tartami Doona Weeraryahanka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xilli ciyaareedka cusub ee 2019\/2020 ayaa maraya meel xiiso iyo xamaasad leh iyada oo lagu sii dhawaanayo dhamaadka qaybta hore ee xilli ciyaareedkan. Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo hogaamiye u ah weerarka kooxda Real Madrid tan ilaa bixitaankii Cristiano Ronaldo. Tan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-20T11:20:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/\",\"name\":\"WARBIXIN: 5-ta Weeraryahan Ee Ku Tartami Doona Weeraryahanka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-20T11:20:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"WARBIXIN: 5-ta Weeraryahan Ee Ku Tartami Doona Weeraryahanka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"WARBIXIN: 5-ta Weeraryahan Ee Ku Tartami Doona Weeraryahanka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"WARBIXIN: 5-ta Weeraryahan Ee Ku Tartami Doona Weeraryahanka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan - Wardoon","og_description":"Xilli ciyaareedka cusub ee 2019\/2020 ayaa maraya meel xiiso iyo xamaasad leh iyada oo lagu sii dhawaanayo dhamaadka qaybta hore ee xilli ciyaareedkan. Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo hogaamiye u ah weerarka kooxda Real Madrid tan ilaa bixitaankii Cristiano Ronaldo. Tan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-20T11:20:17+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/","name":"WARBIXIN: 5-ta Weeraryahan Ee Ku Tartami Doona Weeraryahanka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan.jpg","datePublished":"2019-11-20T11:20:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-5-ta-weeraryahan-ee-ku-tartami-doona-weeraryahanka-ugu-fiican-xilli-ciyaareedkan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"WARBIXIN: 5-ta Weeraryahan Ee Ku Tartami Doona Weeraryahanka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137141"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137141"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137141\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137142"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}