{"id":137153,"date":"2019-11-20T10:28:37","date_gmt":"2019-11-20T07:28:37","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14100"},"modified":"2019-11-20T10:28:37","modified_gmt":"2019-11-20T07:28:37","slug":"real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/","title":{"rendered":"Real Madrid Oo Dagsatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsantahay?"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay.jpg\" alt title=\"1028631_1\"><\/figure>\n<p>Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la furtay kooxda Tottenham kaas oo ay ka doonayso saxiixa weeraryahanka reer England ee Harry Kane.<\/p>\n<p>Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa sheegaya in ay Real Madrid doonayso in ay Tottenham miiska u saarto weeraryahanka Karim Benzema iyo waliba lacag kaash ah si ay u hesho Harry Kane.<\/p>\n<p>Tottenham ayaa aad u qiimaysa xiddiga kaas oo ay ku qiimayso lacag dhan 200 oo milyan waxana ay Real Madrid diyaar la tahay lacag dhan 120 milyan oo euro iyo waliba Karim Benzema.<\/p>\n<p>Wargayska ElDesmarque in madaxweynaha Real Madrid ee Florentino Perez diyaar u yahay in uu dhamaystiro saxiixa xiddiga Harry Kane marka la gaadho suuqa xagaaga dambe.<\/p>\n<p>Perez ayaa Harry Kane u arka badalka mustaqbalka Fog ee Karim Benzema kaas oo ku jira da,diisii 31-aad waliba kaliya sii shaqayn kara xilli ciyaareed ama 2 xilli ciyaareed oo kale.<\/p>\n<p>Sidaas darteed waxa uu kooxda Tottenham kula jiraa wadahadalo uu doonayo in uu Kane ku keeno Stantiago Bernabue xagaaga dambe.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mhApIccV9Iw\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la furtay kooxda Tottenham kaas oo ay ka doonayso saxiixa weeraryahanka reer England ee Harry Kane. Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa sheegaya in ay Real Madrid doonayso in ay Tottenham miiska u saarto weeraryahanka Karim Benzema iyo waliba lacag kaash ah si ay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137154,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Real Madrid Oo Dagsatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsantahay? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Real Madrid Oo Dagsatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsantahay? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la furtay kooxda Tottenham kaas oo ay ka doonayso saxiixa weeraryahanka reer England ee Harry Kane. Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa sheegaya in ay Real Madrid doonayso in ay Tottenham miiska u saarto weeraryahanka Karim Benzema iyo waliba lacag kaash ah si ay u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-20T07:28:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"590\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/\",\"name\":\"Real Madrid Oo Dagsatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsantahay? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-20T07:28:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay.jpg\",\"width\":590,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Real Madrid Oo Dagsatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsantahay?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Real Madrid Oo Dagsatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsantahay? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Real Madrid Oo Dagsatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsantahay? - Wardoon","og_description":"Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la furtay kooxda Tottenham kaas oo ay ka doonayso saxiixa weeraryahanka reer England ee Harry Kane. Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa sheegaya in ay Real Madrid doonayso in ay Tottenham miiska u saarto weeraryahanka Karim Benzema iyo waliba lacag kaash ah si ay u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-20T07:28:37+00:00","og_image":[{"width":590,"height":350,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/","name":"Real Madrid Oo Dagsatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsantahay? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay.jpg","datePublished":"2019-11-20T07:28:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay.jpg","width":590,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/real-madrid-oo-dagsatay-qorshe-ay-ku-doonayso-saxiixa-harry-kane-maxay-damacsantahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Real Madrid Oo Dagsatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsantahay?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137153"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137153"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137153\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137154"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}