{"id":137302,"date":"2019-11-21T20:12:03","date_gmt":"2019-11-21T17:12:03","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14247"},"modified":"2019-11-21T20:12:03","modified_gmt":"2019-11-21T17:12:03","slug":"rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/","title":{"rendered":"RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Mudada Uu Dani Ceballos Ka Maqnaan Doono Garoomada &amp; Kulmada Uu Seegi Doono"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono.jpg\" alt title=\"178057\"><\/figure>\n<p>Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay dhaawaca soo gaadhay xiddiga khadka dhexe ee Dani Caballos kaas oo garoomada ka maqnaan doona tan ilaa bartmaha bisha December ee soo socota.<\/p>\n<p>Xiddiga reer Spain ayaa ku dhaawacmay kulankii Europa League ee ay Arsenal bar-baraha 1\/1 ah la gashay kooxda Vitoria kulan ka dhacay bishan haatan lagu jiro.<\/p>\n<p>Kooxda Arsenal ayaa bogeeda Ku xaqiijisay in uuna Ceballos kooxda u ciyaari doonin ilaa Bartamaha bisha December.<\/p>\n<p>Xiddiga 23 jirka ah ayaa kooxda Arsenal u ciyaaray 17 kulan tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan kadib markii uu heshiis amaah ah ugu soo biiray kooxda.<\/p>\n<p>Taas ayaa la macno ah in uu Ceballos seegi doono 6 kulan oo kooxdiisa ah oo tartamada oo dhan ah isaga oo wakhtiga tartan ula gali doona in uu taam u noqdo kulanka 7-aad.<\/p>\n<p>Caballos ayaa wakhtiga tartan la gali doona in uu taam u noqdo kulanka Man City ee dhici doona 15 bisha dambe ee December<\/p>\n<p><strong>Halkan Hoose Kaga Bogo kulamada uu Dani Ceballos seegi doono:<\/strong><\/p>\n<p>Arsenal Vs Southampton: Premier League<\/p>\n<p>Arsenal Vs Eintrach: Europa League<\/p>\n<p>Norwich Vs Arsenal: Premier League<\/p>\n<p>Asenal Vs Brighton: Premier Leageu<\/p>\n<p>West Ham Vs Arsenal: Premier League<\/p>\n<p>Standard Liege Vs Arsenal Europa League<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2yPpFDePQOo\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay dhaawaca soo gaadhay xiddiga khadka dhexe ee Dani Caballos kaas oo garoomada ka maqnaan doona tan ilaa bartmaha bisha December ee soo socota. Xiddiga reer Spain ayaa ku dhaawacmay kulankii Europa League ee ay Arsenal bar-baraha 1\/1 ah la gashay kooxda Vitoria kulan ka dhacay bishan haatan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137303,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Mudada Uu Dani Ceballos Ka Maqnaan Doono Garoomada &amp; Kulmada Uu Seegi Doono - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Mudada Uu Dani Ceballos Ka Maqnaan Doono Garoomada &amp; Kulmada Uu Seegi Doono - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay dhaawaca soo gaadhay xiddiga khadka dhexe ee Dani Caballos kaas oo garoomada ka maqnaan doona tan ilaa bartmaha bisha December ee soo socota. Xiddiga reer Spain ayaa ku dhaawacmay kulankii Europa League ee ay Arsenal bar-baraha 1\/1 ah la gashay kooxda Vitoria kulan ka dhacay bishan haatan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-21T17:12:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/\",\"name\":\"RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Mudada Uu Dani Ceballos Ka Maqnaan Doono Garoomada &amp; Kulmada Uu Seegi Doono - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-21T17:12:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Mudada Uu Dani Ceballos Ka Maqnaan Doono Garoomada &amp; Kulmada Uu Seegi Doono\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Mudada Uu Dani Ceballos Ka Maqnaan Doono Garoomada &amp; Kulmada Uu Seegi Doono - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Mudada Uu Dani Ceballos Ka Maqnaan Doono Garoomada &amp; Kulmada Uu Seegi Doono - Wardoon","og_description":"Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay dhaawaca soo gaadhay xiddiga khadka dhexe ee Dani Caballos kaas oo garoomada ka maqnaan doona tan ilaa bartmaha bisha December ee soo socota. Xiddiga reer Spain ayaa ku dhaawacmay kulankii Europa League ee ay Arsenal bar-baraha 1\/1 ah la gashay kooxda Vitoria kulan ka dhacay bishan haatan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-21T17:12:03+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/","name":"RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Mudada Uu Dani Ceballos Ka Maqnaan Doono Garoomada &amp; Kulmada Uu Seegi Doono - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono.jpg","datePublished":"2019-11-21T17:12:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-arsenal-oo-xaqiijisay-mudada-uu-dani-ceballos-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulmada-uu-seegi-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay Mudada Uu Dani Ceballos Ka Maqnaan Doono Garoomada &amp; Kulmada Uu Seegi Doono"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137302"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137302"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137302\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137303"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}