{"id":137356,"date":"2019-11-22T09:36:24","date_gmt":"2019-11-22T06:36:24","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14275"},"modified":"2019-11-22T09:36:24","modified_gmt":"2019-11-22T06:36:24","slug":"eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/","title":{"rendered":"Eden Hazard Oo Sharaxay Sababta Uu U Jeclaan Lahaa In Uu U Ciyaaro Chelsea Iyada Oo Uu Tababare U Yahay Frank Lampard"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard.png\" alt title=\"Untitled\"><\/figure>\n<p>Xiddiga kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu u ciyaaro Frank Lampard iyo chelsea sabab la xidhiidha shaqada cajiibka ah ee uu ka hayo kooxda.<\/p>\n<p>Lampard ayaa ku soo laabtay chelsea isaga oo tababare ah waxana uu ka yaabsaday adduunka isaga oo dhisay koox da,yar ah isaga oo aan saxiix weyn samayn kadib markii ay FIFA Chelsea ka ganaaxday suuqa.<\/p>\n<p>Kooxda Chelsea ayaa kaalinta 2-aad ee kala saraynta premier league kula jirta Leicester City iyaga oo 8 dhibcood ka dambeeya kooxda hogaanka u haysa ee Liverpool.<\/p>\n<p>Hazard ayaa jeclaan lahaa in uu u ciyaaro chelsea sababta oo ah waxa uu sheegay in ay u muuqdaan in ay xaflad haystaan hogaaminta xiddigii hore ee ay isku kooxda ahaayeen.<\/p>\n<p>Xiddiga Real Madrid ayaa la dhacsan qaabka ay xiddigaha da,yar ah ee Tammy Abraham, Mason Mount &amp; Callum Hudson-Odoi ula qabsadeen kooxda Chelsea.<\/p>\n<p>Xiddiga reer Belguim ayaa sidoo kale la dhacay qaab ciyaareedka cajiibka ah ee joogtada ah ee xiddigaha Willian iyo Jorginho.<\/p>\n<p>Hazard ayaa u sheegay Sky Sport markii wax laga waydiiyay in uu jeclaan lahaa in uu ka hoos ciyaaro Lampard\u201d Haa Dabcan\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMarka aan daawado, ma jiro Hazard laakiin waxa jirta xaflad\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ay dhalin karaan goolal badan, taageerayaashu way faraxsanyihiin, waxa ay ku jiraan kaalin 2-aad ee horyaalka waxa ay noqon doontaa xilli ciyaareed weyn\u201d.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/q1LXKTpw45E\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiddiga kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu u ciyaaro Frank Lampard iyo chelsea sabab la xidhiidha shaqada cajiibka ah ee uu ka hayo kooxda. Lampard ayaa ku soo laabtay chelsea isaga oo tababare ah waxana uu ka yaabsaday adduunka isaga oo dhisay koox da,yar ah isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137357,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137356","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Eden Hazard Oo Sharaxay Sababta Uu U Jeclaan Lahaa In Uu U Ciyaaro Chelsea Iyada Oo Uu Tababare U Yahay Frank Lampard - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Eden Hazard Oo Sharaxay Sababta Uu U Jeclaan Lahaa In Uu U Ciyaaro Chelsea Iyada Oo Uu Tababare U Yahay Frank Lampard - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xiddiga kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu u ciyaaro Frank Lampard iyo chelsea sabab la xidhiidha shaqada cajiibka ah ee uu ka hayo kooxda. Lampard ayaa ku soo laabtay chelsea isaga oo tababare ah waxana uu ka yaabsaday adduunka isaga oo dhisay koox da,yar ah isaga oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-22T06:36:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"592\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/\",\"name\":\"Eden Hazard Oo Sharaxay Sababta Uu U Jeclaan Lahaa In Uu U Ciyaaro Chelsea Iyada Oo Uu Tababare U Yahay Frank Lampard - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard.png\",\"datePublished\":\"2019-11-22T06:36:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard.png\",\"width\":592,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Eden Hazard Oo Sharaxay Sababta Uu U Jeclaan Lahaa In Uu U Ciyaaro Chelsea Iyada Oo Uu Tababare U Yahay Frank Lampard\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Eden Hazard Oo Sharaxay Sababta Uu U Jeclaan Lahaa In Uu U Ciyaaro Chelsea Iyada Oo Uu Tababare U Yahay Frank Lampard - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Eden Hazard Oo Sharaxay Sababta Uu U Jeclaan Lahaa In Uu U Ciyaaro Chelsea Iyada Oo Uu Tababare U Yahay Frank Lampard - Wardoon","og_description":"Xiddiga kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu u ciyaaro Frank Lampard iyo chelsea sabab la xidhiidha shaqada cajiibka ah ee uu ka hayo kooxda. Lampard ayaa ku soo laabtay chelsea isaga oo tababare ah waxana uu ka yaabsaday adduunka isaga oo dhisay koox da,yar ah isaga oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-22T06:36:24+00:00","og_image":[{"width":592,"height":350,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/","name":"Eden Hazard Oo Sharaxay Sababta Uu U Jeclaan Lahaa In Uu U Ciyaaro Chelsea Iyada Oo Uu Tababare U Yahay Frank Lampard - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard.png","datePublished":"2019-11-22T06:36:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard.png","width":592,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eden-hazard-oo-sharaxay-sababta-uu-u-jeclaan-lahaa-in-uu-u-ciyaaro-chelsea-iyada-oo-uu-tababare-u-yahay-frank-lampard\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Eden Hazard Oo Sharaxay Sababta Uu U Jeclaan Lahaa In Uu U Ciyaaro Chelsea Iyada Oo Uu Tababare U Yahay Frank Lampard"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137356"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137356"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137356\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137357"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137356"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137356"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137356"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}