{"id":137424,"date":"2019-11-23T02:28:36","date_gmt":"2019-11-22T23:28:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137424"},"modified":"2019-11-23T02:28:36","modified_gmt":"2019-11-22T23:28:36","slug":"dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/","title":{"rendered":"Dowladda oo isku khilaafsan muxaadarada Sheekh Umal"},"content":{"rendered":"<p>Warar aan ka heleyno madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in mas\u2019uuliyiinta dowladda ay isku khilaafeen sidii laga yeeli lahaa muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal ee la qorsheeyey in Axadda lagu qabto garoonka Injineer Yariisow.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo jeediyay in la baajiyo muxaadarada, halka la sheegay in uu diiday Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, sida ay noo sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Wasaaradda arrimaha diinta iyo awqaafta Soomaaliya iyo guddi arrimaha diinta qaabilsan oo ka tirsan Villa Somalia ayaa soo jeediyay in aan la qaban Muxaadaradaan, ayaga oo ku dooday inay sababi karto isku dhacyo diimeed, balse waxaa diiday Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Culimada suufida ayaa wacad u maray inay hor-istaagi doonaan muxaadaradan ayaga oo qorsheeyey dibad-baxyo ballaaraan oo ka dhacaya garoonka Injineer Yariisow. Waxaa sidoo kale xog lagu hayaa inay taageerayaal badan ay ka dhaadhiciyeen inay gudaha u galaan garoonka, kana hortagaan muxaadarada.<\/p>\n<p>R\u2019aiisul Kheyre ayaa qalad ku tilmaamay isku dayga culimada qaar isku hortagayaan Muxaadarada Sheekh Umal islamarkaana la qaban doono Muxaadarada waxaana taagan khilaaf arintaan ku saabsan.<\/p>\n<p>Sidoo kale saraakiisha madaxtooyada ayaan isku wada raacsaneen in la joojiyo Muxaadarada balse waxaa muuqata in ay sababi doonto isku dhacyo dhanka diinta iyo fowdo ka bilaabata magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Culimada suufida ayaa ku eedeeyey Sheekh Umal inuu \u201caflagaadeeyey nebigga NNKH\u201d ayaga oo soo xiganaya hadal uu hadda ka hor jeediyey oo uu ku sheegay \u201cin tinta nebiga NNKH laga helay injir\u201d.<\/p>\n<p>Qaar kale ayaa sidoo kale ku eedeeyey inuu horey u taageeray kooxaha xagjiriinta ah ee dagaalka ka wada Soomaaliya. Sheekh Umal waa uu iska fogeeyey dhammaan eedaha loo jeediyey.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa sidoo kale ku eedeeyey Sheekh Umal inuu \u201cmurtadiin ku tilmaamay\u201d mas\u2019uuliyiintii dowladda Sheekh Shariif. Waxaa dadkaas ka mid ah xildhibaan Fiqi iyo xildhibaan Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Cabsida ugu weyn ee hadda taagan ayaa ah in garoonka Injineer Yariisow ay ka dhacaan rabashado u dhaxeeya taageerayaasha Suufida iyo kuwa Umal, taasi oo sababi karta dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Muxaadarada oo la qorsheeyey inay maanta dhacdo ayaa dib loo dhigay ilaa axadda. sababta ayaa ahayd cabsida amni ee la qabo, inkasta oo dowladda ay sheegtay sabab kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar aan ka heleyno madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in mas\u2019uuliyiinta dowladda ay isku khilaafeen sidii laga yeeli lahaa muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal ee la qorsheeyey in Axadda lagu qabto garoonka Injineer Yariisow. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo jeediyay in la baajiyo muxaadarada, halka la sheegay in uu diiday Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda oo isku khilaafsan muxaadarada Sheekh Umal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda oo isku khilaafsan muxaadarada Sheekh Umal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar aan ka heleyno madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in mas\u2019uuliyiinta dowladda ay isku khilaafeen sidii laga yeeli lahaa muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal ee la qorsheeyey in Axadda lagu qabto garoonka Injineer Yariisow. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo jeediyay in la baajiyo muxaadarada, halka la sheegay in uu diiday Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-22T23:28:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/\",\"name\":\"Dowladda oo isku khilaafsan muxaadarada Sheekh Umal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-22T23:28:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda oo isku khilaafsan muxaadarada Sheekh Umal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda oo isku khilaafsan muxaadarada Sheekh Umal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda oo isku khilaafsan muxaadarada Sheekh Umal - Wardoon","og_description":"Warar aan ka heleyno madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in mas\u2019uuliyiinta dowladda ay isku khilaafeen sidii laga yeeli lahaa muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal ee la qorsheeyey in Axadda lagu qabto garoonka Injineer Yariisow. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo jeediyay in la baajiyo muxaadarada, halka la sheegay in uu diiday Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-22T23:28:36+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/","name":"Dowladda oo isku khilaafsan muxaadarada Sheekh Umal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg","datePublished":"2019-11-22T23:28:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-isku-khilaafsan-muxaadarada-sheekh-umal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda oo isku khilaafsan muxaadarada Sheekh Umal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137424"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137424"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137463,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137424\/revisions\/137463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137414"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}