{"id":137568,"date":"2019-11-23T13:42:59","date_gmt":"2019-11-23T10:42:59","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14420"},"modified":"2019-11-23T13:42:59","modified_gmt":"2019-11-23T10:42:59","slug":"neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/","title":{"rendered":"Neymar Oo Qaaday Talaabo Muran Badan Dhalisay Kadib Kulankii PSG ee Xalay &amp; Barcelona Oo Sabab U Ah"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah.jpg\" alt title=\"imagick\"><\/figure>\n<p>Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa u muuqda mid wali wada dadaalka uu ku doonayo in uu ugu laabto kooxdiisii hore ee Barcelona inkasta oo uu ku fashilmay arintaas xagaagii hore kadib weerar xun kala kulmay taageerayaasha kooxdiisa.<\/p>\n<p>Neymar ayaa ka soo laabtay dhaawac uu muddo ka maqnaa kulankii ay kooxidisa PSG la ciyaaraysay kooxda Lille kaas oo ay ku badisay 2\/0.<\/p>\n<p>Xiddiga 27 jirka ah ee reer Brazil ayaa wali doonaya in uu isaga tago kooxda PSG kuna biiro kooxdiisii hore ee Barcelona kadib wixii uu sameeyay kadib markii la badalay.<\/p>\n<p>Kadib markii badalka lagu sameeyay ayuu xiddiga reer Brazil si toos ah uga baxay ciyaarta isaga oo aan fadhiisan kaydka ay fadhiyeen saaxiibadii isaga oo galay qolka labiska.<\/p>\n<p>Wali waxa meel xun maraya xidhiidhka uu Neymar la leeyahay taageerayaasha PSG kuwaas oo Aflagaadeeyay xidiga markii uu si toos ah u galay qolka Labiska.<\/p>\n<p>Neymar ayaa si aad ah u doonayay in uu isaga tago kooxda PSG kuna biiro kooxdiisii hore ee Barcelona xagaagii laakiin heshiiska ayaa bur-buray sabab la xidhiidha PSG oo dalbanaysay lacag aad u badan.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/koLQRE_GPUM\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa u muuqda mid wali wada dadaalka uu ku doonayo in uu ugu laabto kooxdiisii hore ee Barcelona inkasta oo uu ku fashilmay arintaas xagaagii hore kadib weerar xun kala kulmay taageerayaasha kooxdiisa. Neymar ayaa ka soo laabtay dhaawac uu muddo ka maqnaa kulankii ay kooxidisa PSG la ciyaaraysay kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137569,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Neymar Oo Qaaday Talaabo Muran Badan Dhalisay Kadib Kulankii PSG ee Xalay &amp; Barcelona Oo Sabab U Ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Neymar Oo Qaaday Talaabo Muran Badan Dhalisay Kadib Kulankii PSG ee Xalay &amp; Barcelona Oo Sabab U Ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa u muuqda mid wali wada dadaalka uu ku doonayo in uu ugu laabto kooxdiisii hore ee Barcelona inkasta oo uu ku fashilmay arintaas xagaagii hore kadib weerar xun kala kulmay taageerayaasha kooxdiisa. Neymar ayaa ka soo laabtay dhaawac uu muddo ka maqnaa kulankii ay kooxidisa PSG la ciyaaraysay kooxda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-23T10:42:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/\",\"name\":\"Neymar Oo Qaaday Talaabo Muran Badan Dhalisay Kadib Kulankii PSG ee Xalay &amp; Barcelona Oo Sabab U Ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-23T10:42:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah.jpg\",\"width\":640,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Neymar Oo Qaaday Talaabo Muran Badan Dhalisay Kadib Kulankii PSG ee Xalay &amp; Barcelona Oo Sabab U Ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Neymar Oo Qaaday Talaabo Muran Badan Dhalisay Kadib Kulankii PSG ee Xalay &amp; Barcelona Oo Sabab U Ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Neymar Oo Qaaday Talaabo Muran Badan Dhalisay Kadib Kulankii PSG ee Xalay &amp; Barcelona Oo Sabab U Ah - Wardoon","og_description":"Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa u muuqda mid wali wada dadaalka uu ku doonayo in uu ugu laabto kooxdiisii hore ee Barcelona inkasta oo uu ku fashilmay arintaas xagaagii hore kadib weerar xun kala kulmay taageerayaasha kooxdiisa. Neymar ayaa ka soo laabtay dhaawac uu muddo ka maqnaa kulankii ay kooxidisa PSG la ciyaaraysay kooxda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-23T10:42:59+00:00","og_image":[{"width":640,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/","name":"Neymar Oo Qaaday Talaabo Muran Badan Dhalisay Kadib Kulankii PSG ee Xalay &amp; Barcelona Oo Sabab U Ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah.jpg","datePublished":"2019-11-23T10:42:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah.jpg","width":640,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/neymar-oo-qaaday-talaabo-muran-badan-dhalisay-kadib-kulankii-psg-ee-xalay-barcelona-oo-sabab-u-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Neymar Oo Qaaday Talaabo Muran Badan Dhalisay Kadib Kulankii PSG ee Xalay &amp; Barcelona Oo Sabab U Ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137568"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137568"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137568\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137569"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}