{"id":137572,"date":"2019-11-23T12:08:42","date_gmt":"2019-11-23T09:08:42","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14413"},"modified":"2019-11-23T12:08:42","modified_gmt":"2019-11-23T09:08:42","slug":"pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/","title":{"rendered":"Pep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Isaga Tagayo Man City Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan.jpg\" alt title=\"0_Liverpool-v-Manchester-City-Premier-League-Anfield\"><\/figure>\n<p>Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa daadka ku daray wararka sheegaya in uu isaga tagi doono kooxda Man City dhamaadka xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Guardiola ayaa kooxda Man City kula jira heshiis ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka 2020\/2021 ah waxana uu sheegay in uu dhamaysan doono heshiiskiisa xitaa hadii uu ku fashilmo in uu xilli ciyaareedkan ku fashilmo ku guulaysiga horyaalka.<\/p>\n<p>Kooxda 2-da jeer ee xidhiidhka ah ku guulaystay horyaalka ayaa haatan ku jirta kaalinta 4-aad iyaga oo 9 dhibcood ka dambeeya hogaamiyayasha horyaalka ee Liverpool kadib guuldaradii 3\/1 ahayd ee ka soo gaadhay Liverpool.<\/p>\n<p>Waxa sidoo kale jirta xaqiiqo ah in xaaska Guardiola ku laabatay Spain si ay ugu noolaato Barcelona sidoo kale 3-diisii caruurta ahaa taas oo keentay wararka sheegaya in uu Guardiola isaga tagayo Manchester.<\/p>\n<p>Laakiin Guardiola oo ay kooxdiisu marti galin doonto Chelsea maanta ayaa sheegay in uuna ka tagi doonin kooxda oo uu xilli ciyaareedka dambe hogaamin doono City.<\/p>\n<p>\u201cHadii ay dadku i waydiiyaan in aan doonayo in aan sii joogo? waan doonayaa in aan sii joogo\u201dayuu Guardiola yidhi.<\/p>\n<p>\u201cMa haysto sabab aan uga tago kooxda\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan ku qanacsanahay shaqada aan u hayo kooxdan, la shaqaynta aan la shaqaynayo xiddigahan, hadii ay dadku u malaynayaan in aan shaqada iska casili doono ama la i caydhin doono sabab la xidhiidha 9 dhibcood ee aan ka damabyno hogaamiyayaasha dadku ima garanayaan\u201d.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/koLQRE_GPUM\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa daadka ku daray wararka sheegaya in uu isaga tagi doono kooxda Man City dhamaadka xilli ciyaareedkan. Guardiola ayaa kooxda Man City kula jira heshiis ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka 2020\/2021 ah waxana uu sheegay in uu dhamaysan doono heshiiskiisa xitaa hadii uu ku fashilmo in uu xilli ciyaareedkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137573,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Pep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Isaga Tagayo Man City Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Pep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Isaga Tagayo Man City Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa daadka ku daray wararka sheegaya in uu isaga tagi doono kooxda Man City dhamaadka xilli ciyaareedkan. Guardiola ayaa kooxda Man City kula jira heshiis ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka 2020\/2021 ah waxana uu sheegay in uu dhamaysan doono heshiiskiisa xitaa hadii uu ku fashilmo in uu xilli ciyaareedkan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-23T09:08:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"458\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"305\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/\",\"name\":\"Pep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Isaga Tagayo Man City Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-23T09:08:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan.jpg\",\"width\":458,\"height\":305},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Pep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Isaga Tagayo Man City Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Pep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Isaga Tagayo Man City Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Pep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Isaga Tagayo Man City Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan - Wardoon","og_description":"Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa daadka ku daray wararka sheegaya in uu isaga tagi doono kooxda Man City dhamaadka xilli ciyaareedkan. Guardiola ayaa kooxda Man City kula jira heshiis ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka 2020\/2021 ah waxana uu sheegay in uu dhamaysan doono heshiiskiisa xitaa hadii uu ku fashilmo in uu xilli ciyaareedkan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-23T09:08:42+00:00","og_image":[{"width":458,"height":305,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/","name":"Pep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Isaga Tagayo Man City Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan.jpg","datePublished":"2019-11-23T09:08:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan.jpg","width":458,"height":305},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-jawaabay-wararka-sheegaya-in-uu-isaga-tagayo-man-city-dhamaadka-xilli-ciyaareedkan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Pep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Isaga Tagayo Man City Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137572"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137572"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137572\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137573"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}