{"id":137624,"date":"2019-11-24T02:11:45","date_gmt":"2019-11-23T23:11:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137624"},"modified":"2019-11-24T02:11:45","modified_gmt":"2019-11-23T23:11:45","slug":"daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/","title":{"rendered":"DAAWO: Sheekh Soomoow&#8221;Banaanbixii weynaa ee Barri aan qaban lahayn wuu baaqday halla ogaado&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuukar (Sheekh Soomow) oo caawa u waramay TV-ga Dalsan ayaa ka hadlay banaanbixii Axadda berrito ay iclaamiyeen culumada dariiqada Suufida ee ka dhanka ahaa muxaadarada la joojiyey ee Sheekh Umal.<\/p>\n<p>Sheekh Soomow ayaa sheegay in la baajiyay banaan-baxaas, isla markaana ay dowladda uga mahad celinayaan joojinta muxaadaradii Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ku qaban lahaa magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sheekh Soomow ayaa ugu baaqay culumada Suufida inaysan barri jirin wax isku soo baxa, maadaama la baajiyay muxaadaradii ay diidanaayeen, sidaas darteedna ay iska aadaan masaajidda iyo dugsiyada.<\/p>\n<p>\u201cBarito sidaa ogtihiinba Ahlu-Sunna Waljamaaca waxay ku balansaneed inay dhigaan banaanbax aad u weyn sidaa darteed caawa waxaan u sheegayaa inay joojiyaan banaanbaxaas, in mowlacyadooda ay joogaan, masaajiddooda joogaan, howlahooda u gaarka ah ay qabsadaan, dowladana waxaan ka rabnaa balanta ay qaaday inay fuliso inaysan berri dhicin muxaadaradaas\u201d ayuu yiri Sheekh Soomow.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlayay ayuu yiri, \u201cShacabka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa inaan ilaalino amniga, dowladnimada, inaan wada ilaashano caqiidadeena, dowladdu waa inay ilaalisaa diinta iyo rabitaanka dadka fikirka takfiiriga ah dadka yaan lagu dhiira galinin\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6uWFZFnmciI\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuukar (Sheekh Soomow) oo caawa u waramay TV-ga Dalsan ayaa ka hadlay banaanbixii Axadda berrito ay iclaamiyeen culumada dariiqada Suufida ee ka dhanka ahaa muxaadarada la joojiyey ee Sheekh Umal. Sheekh Soomow ayaa sheegay in la baajiyay banaan-baxaas, isla markaana ay dowladda uga mahad celinayaan joojinta muxaadaradii Sheekh Maxamed Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137257,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Sheekh Soomoow&quot;Banaanbixii weynaa ee Barri aan qaban lahayn wuu baaqday halla ogaado&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Sheekh Soomoow&quot;Banaanbixii weynaa ee Barri aan qaban lahayn wuu baaqday halla ogaado&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuukar (Sheekh Soomow) oo caawa u waramay TV-ga Dalsan ayaa ka hadlay banaanbixii Axadda berrito ay iclaamiyeen culumada dariiqada Suufida ee ka dhanka ahaa muxaadarada la joojiyey ee Sheekh Umal. Sheekh Soomow ayaa sheegay in la baajiyay banaan-baxaas, isla markaana ay dowladda uga mahad celinayaan joojinta muxaadaradii Sheekh Maxamed Cabdi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-23T23:11:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/SOOMOW.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/\",\"name\":\"DAAWO: Sheekh Soomoow\\\"Banaanbixii weynaa ee Barri aan qaban lahayn wuu baaqday halla ogaado\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/SOOMOW.png\",\"datePublished\":\"2019-11-23T23:11:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/SOOMOW.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/SOOMOW.png\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Sheekh Soomoow&#8221;Banaanbixii weynaa ee Barri aan qaban lahayn wuu baaqday halla ogaado&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Sheekh Soomoow\"Banaanbixii weynaa ee Barri aan qaban lahayn wuu baaqday halla ogaado\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Sheekh Soomoow\"Banaanbixii weynaa ee Barri aan qaban lahayn wuu baaqday halla ogaado\" - Wardoon","og_description":"Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuukar (Sheekh Soomow) oo caawa u waramay TV-ga Dalsan ayaa ka hadlay banaanbixii Axadda berrito ay iclaamiyeen culumada dariiqada Suufida ee ka dhanka ahaa muxaadarada la joojiyey ee Sheekh Umal. Sheekh Soomow ayaa sheegay in la baajiyay banaan-baxaas, isla markaana ay dowladda uga mahad celinayaan joojinta muxaadaradii Sheekh Maxamed Cabdi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-23T23:11:45+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/SOOMOW.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/","name":"DAAWO: Sheekh Soomoow\"Banaanbixii weynaa ee Barri aan qaban lahayn wuu baaqday halla ogaado\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/SOOMOW.png","datePublished":"2019-11-23T23:11:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/SOOMOW.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/SOOMOW.png","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomoowbanaanbixii-weynaa-ee-barri-aan-qaban-lahayn-wuu-baaqday-halla-ogaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Sheekh Soomoow&#8221;Banaanbixii weynaa ee Barri aan qaban lahayn wuu baaqday halla ogaado&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137624"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137624"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137625,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137624\/revisions\/137625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137257"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}