{"id":137682,"date":"2019-11-24T14:16:07","date_gmt":"2019-11-24T11:16:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137682"},"modified":"2019-11-24T14:16:07","modified_gmt":"2019-11-24T11:16:07","slug":"daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"DAAWO Ninkii  isku qarxin rabay Guriceel oo xabsidaa in lagu xukumay"},"content":{"rendered":"<p>Maxakamada darajada koowaad ciidamada qalabka sida Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku riday labo eedeysane oo uu ku jiro ismiidaamiyihii isku qarxin rabay 23-kii May ee sanadkan xaflad ay ku sugnaayeen madax ka tirsan Ahlu Sunna oo ka dhaceysay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Eedeysanaha koowaad Maxamuud Cabdi Cabdiraxmaan oo ah ninkii fulin rabay qaraxa ismiidaaminta ayaa lagu xukumay xasbi daa\u2019in, sida uu go\u2019aanka ku dhawaaqay guddoomiyaha maxkamadda ciidamada, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute).<\/p>\n<p>Sidoo kale Cali Dhubad Nuure Siyaad oo lagu eedeeyey inuu la shaqeynayey ninkaasi, islamarkaana ay ka wada tirsanaayeen Al-Shabaab ayaa isna lagu xukumay xabsi daa\u2019in.<\/p>\n<p>Guddoomiye Shuute ayaa sheegay in labada eedeysane lagu helay dambigii lagu soo oogay, islamarkaana ay qirteen, basle wuxuu tilmaamay inay heystaan fursad kale oo ay ku qaadan karaan racfaan, hadii aysan ku qanacin go\u2019aankan maxkamadda ciidamada.<\/p>\n<p>Ismiidaamiyaha la fashilyey ee Maxamuud Cabdi Cabdiraxmaan ayaa xilliga la qabanayey xirnaa jaakadda qaraxyada, waxaana isku duubay askari ka tirsan ciidamada ururka Ahlu Sunna Waljamaaca, kaas oo suura-galiyey in la fashiliyo qaraxa, lana qabto ninkaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zMZIoFycF9c\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-137682 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/xabg-696x423\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"423\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423-300x182.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423-691x420.jpg 691w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/xabsi2-696x434\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"434\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabsi2-696x434.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabsi2-696x434.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabsi2-696x434-300x187.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabsi2-696x434-674x420.jpg 674w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/xabsi-daain-696x385\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"385\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabsi-daain-696x385.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabsi-daain-696x385.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabsi-daain-696x385-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxakamada darajada koowaad ciidamada qalabka sida Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku riday labo eedeysane oo uu ku jiro ismiidaamiyihii isku qarxin rabay 23-kii May ee sanadkan xaflad ay ku sugnaayeen madax ka tirsan Ahlu Sunna oo ka dhaceysay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Eedeysanaha koowaad Maxamuud Cabdi Cabdiraxmaan oo ah ninkii fulin rabay qaraxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Ninkii isku qarxin rabay Guriceel oo xabsidaa in lagu xukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Ninkii isku qarxin rabay Guriceel oo xabsidaa in lagu xukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxakamada darajada koowaad ciidamada qalabka sida Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku riday labo eedeysane oo uu ku jiro ismiidaamiyihii isku qarxin rabay 23-kii May ee sanadkan xaflad ay ku sugnaayeen madax ka tirsan Ahlu Sunna oo ka dhaceysay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Eedeysanaha koowaad Maxamuud Cabdi Cabdiraxmaan oo ah ninkii fulin rabay qaraxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-24T11:16:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"423\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/\",\"name\":\"DAAWO Ninkii isku qarxin rabay Guriceel oo xabsidaa in lagu xukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-24T11:16:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg\",\"width\":696,\"height\":423},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Ninkii isku qarxin rabay Guriceel oo xabsidaa in lagu xukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Ninkii isku qarxin rabay Guriceel oo xabsidaa in lagu xukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Ninkii isku qarxin rabay Guriceel oo xabsidaa in lagu xukumay - Wardoon","og_description":"Maxakamada darajada koowaad ciidamada qalabka sida Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku riday labo eedeysane oo uu ku jiro ismiidaamiyihii isku qarxin rabay 23-kii May ee sanadkan xaflad ay ku sugnaayeen madax ka tirsan Ahlu Sunna oo ka dhaceysay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Eedeysanaha koowaad Maxamuud Cabdi Cabdiraxmaan oo ah ninkii fulin rabay qaraxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-24T11:16:07+00:00","og_image":[{"width":696,"height":423,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/","name":"DAAWO Ninkii isku qarxin rabay Guriceel oo xabsidaa in lagu xukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg","datePublished":"2019-11-24T11:16:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/xabg-696x423.jpg","width":696,"height":423},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ninkii-isku-qarxin-rabay-guriceel-oo-xabsidaa-in-lagu-xukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Ninkii isku qarxin rabay Guriceel oo xabsidaa in lagu xukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137682"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137682"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137687,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137682\/revisions\/137687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137684"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}