{"id":137688,"date":"2019-11-24T14:31:47","date_gmt":"2019-11-24T11:31:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137688"},"modified":"2019-11-24T14:31:47","modified_gmt":"2019-11-24T11:31:47","slug":"daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/","title":{"rendered":"DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo waqtiga loo kordhiyey"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa muddo kordhin cusub u sameeyey baarlamaanka maamulkaasi, kadib kulan ay saaka ku yeesheen gudaha magaalada Hargeysa ee waqooyi galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Illaa 70 Mudane oo ka mid ah xubnaha Golaha Guurtida ayaa u codeeyey in muddo labo Sano ah loogu daro Golaha Wakiilada, taas oo noqoneysa muddo kordhintoodii lixaad.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daray Golaha Guurtidu iyaguna ay kororsadeen muddo saddex sano ah oo ay sii shaqeyn doonaan golahaasi.<\/p>\n<p>Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiillada ee Somaliland ayaan wax doorasho ah gelin muddo ku dhow 15 Sano, waxaana mar walba ay sameysanayeen muddo kororsi.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo haatan xiisad siyaasadeed oo u dhexeysa xukuumadda Muuse Biixi iyo hoggaanka xisbiga Wadani ay ka taagan tahay deegaanada Somaliland, taas oo sababtay rabshado ka dhacay gudaha magaalooyinka maamulkaasi.<\/p>\n<p>Xaaladda Somaliland ayaa hadda laga deyrinayaa, iyadoo Khamiistii ergeyga QM ee Soomaaliya, James Swan uu ka digay in dib loo dhigo doorashada maamulkaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2YW_L0rlUGs\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa muddo kordhin cusub u sameeyey baarlamaanka maamulkaasi, kadib kulan ay saaka ku yeesheen gudaha magaalada Hargeysa ee waqooyi galbeed Soomaaliya. Illaa 70 Mudane oo ka mid ah xubnaha Golaha Guurtida ayaa u codeeyey in muddo labo Sano ah loogu daro Golaha Wakiilada, taas oo noqoneysa muddo kordhintoodii lixaad. Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137689,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo waqtiga loo kordhiyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo waqtiga loo kordhiyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa muddo kordhin cusub u sameeyey baarlamaanka maamulkaasi, kadib kulan ay saaka ku yeesheen gudaha magaalada Hargeysa ee waqooyi galbeed Soomaaliya. Illaa 70 Mudane oo ka mid ah xubnaha Golaha Guurtida ayaa u codeeyey in muddo labo Sano ah loogu daro Golaha Wakiilada, taas oo noqoneysa muddo kordhintoodii lixaad. Sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-24T11:31:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-3.jpg1_-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"278\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"181\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/\",\"name\":\"DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo waqtiga loo kordhiyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-3.jpg1_-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-24T11:31:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-3.jpg1_-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-3.jpg1_-3.jpg\",\"width\":278,\"height\":181},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo waqtiga loo kordhiyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo waqtiga loo kordhiyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo waqtiga loo kordhiyey - Wardoon","og_description":"Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa muddo kordhin cusub u sameeyey baarlamaanka maamulkaasi, kadib kulan ay saaka ku yeesheen gudaha magaalada Hargeysa ee waqooyi galbeed Soomaaliya. Illaa 70 Mudane oo ka mid ah xubnaha Golaha Guurtida ayaa u codeeyey in muddo labo Sano ah loogu daro Golaha Wakiilada, taas oo noqoneysa muddo kordhintoodii lixaad. Sidoo kale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-24T11:31:47+00:00","og_image":[{"width":278,"height":181,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-3.jpg1_-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/","name":"DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo waqtiga loo kordhiyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-3.jpg1_-3.jpg","datePublished":"2019-11-24T11:31:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-3.jpg1_-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-3.jpg1_-3.jpg","width":278,"height":181},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-somaliland-oo-waqtiga-loo-kordhiyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo waqtiga loo kordhiyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137688"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137690,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137688\/revisions\/137690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137689"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}