{"id":137735,"date":"2019-11-24T20:20:48","date_gmt":"2019-11-24T17:20:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137735"},"modified":"2019-11-24T20:20:48","modified_gmt":"2019-11-24T17:20:48","slug":"daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/","title":{"rendered":"DAAWO: Sheikh Umal \u201cMuqdisho cid gaar ah Maleh, Cuqdad Ma Qabo, waan Cafiyey Soomow\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta magaalada Muqdisho uga Qayb galay Kulan lagu soo dhowaynayey, ayaa sheegay inaan magaalada Muqdisho cid ka xigin, Islamarkaana aanu ka Noqon doonin Isagoo Cuqdad ka qaba cid gaar ah.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay inuu Muxaadarada u go\u2019aansaday inaan wax dhib ah soo gaadhin Dadka Soomaaliyeed, Maadaama ay Kooxa gaa rah doonayeen inay Rabshado ka dhacaan, Wuxuuna sheegay in xitaa Dawladdu ay Rabtay inay Qabsoonto Muxaadarada Balse uu go\u2019aankaasi u qaatay inaan wax dhib ah soo gaadhin dadka muslimiinta ama aan ugu yaraan Qof loo xidhin.<\/p>\n<p>Sheekh Umal wuxuu sheegay inuu Cafiyey Wadaadkii ka dambeeyay Xaalad Abuurka lagu Baajiyey Muxaadaradii uu Qaban lahaa, Sidoo kale wuxuu sheegay inuu cafiyey dadkii la khalday ee ku Gafay, Wuxuuna sheegay inay Haboontahay in Culimada ay Haboontahay inay si xor ah u doodaan, hadii taasi la waayana uu Qofkastaba Fikradiisa gaar u wato, oo aan la isku Xad-Gudbin.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay inuu Madaxwayneyaashii hore kala hadlay in dalka loo tudho, oo aan loo baahnayn Mucaarad wax dhiba.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oEK9XSMeCa8\" width=\"800\" height=\"781\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta magaalada Muqdisho uga Qayb galay Kulan lagu soo dhowaynayey, ayaa sheegay inaan magaalada Muqdisho cid ka xigin, Islamarkaana aanu ka Noqon doonin Isagoo Cuqdad ka qaba cid gaar ah. Wuxuu sheegay inuu Muxaadarada u go\u2019aansaday inaan wax dhib ah soo gaadhin Dadka Soomaaliyeed, Maadaama ay Kooxa gaa rah doonayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137736,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137735","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Sheikh Umal \u201cMuqdisho cid gaar ah Maleh, Cuqdad Ma Qabo, waan Cafiyey Soomow\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Sheikh Umal \u201cMuqdisho cid gaar ah Maleh, Cuqdad Ma Qabo, waan Cafiyey Soomow\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta magaalada Muqdisho uga Qayb galay Kulan lagu soo dhowaynayey, ayaa sheegay inaan magaalada Muqdisho cid ka xigin, Islamarkaana aanu ka Noqon doonin Isagoo Cuqdad ka qaba cid gaar ah. Wuxuu sheegay inuu Muxaadarada u go\u2019aansaday inaan wax dhib ah soo gaadhin Dadka Soomaaliyeed, Maadaama ay Kooxa gaa rah doonayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-24T17:20:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-31.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"742\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"508\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/\",\"name\":\"DAAWO: Sheikh Umal \u201cMuqdisho cid gaar ah Maleh, Cuqdad Ma Qabo, waan Cafiyey Soomow\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-31.png\",\"datePublished\":\"2019-11-24T17:20:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-31.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-31.png\",\"width\":742,\"height\":508},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Sheikh Umal \u201cMuqdisho cid gaar ah Maleh, Cuqdad Ma Qabo, waan Cafiyey Soomow\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Sheikh Umal \u201cMuqdisho cid gaar ah Maleh, Cuqdad Ma Qabo, waan Cafiyey Soomow\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Sheikh Umal \u201cMuqdisho cid gaar ah Maleh, Cuqdad Ma Qabo, waan Cafiyey Soomow\u201d - Wardoon","og_description":"Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta magaalada Muqdisho uga Qayb galay Kulan lagu soo dhowaynayey, ayaa sheegay inaan magaalada Muqdisho cid ka xigin, Islamarkaana aanu ka Noqon doonin Isagoo Cuqdad ka qaba cid gaar ah. Wuxuu sheegay inuu Muxaadarada u go\u2019aansaday inaan wax dhib ah soo gaadhin Dadka Soomaaliyeed, Maadaama ay Kooxa gaa rah doonayeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-24T17:20:48+00:00","og_image":[{"width":742,"height":508,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-31.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/","name":"DAAWO: Sheikh Umal \u201cMuqdisho cid gaar ah Maleh, Cuqdad Ma Qabo, waan Cafiyey Soomow\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-31.png","datePublished":"2019-11-24T17:20:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-31.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-31.png","width":742,"height":508},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-umal-muqdisho-cid-gaar-ah-maleh-cuqdad-ma-qabo-waan-cafiyey-soomow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Sheikh Umal \u201cMuqdisho cid gaar ah Maleh, Cuqdad Ma Qabo, waan Cafiyey Soomow\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137735"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137737,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137735\/revisions\/137737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137736"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}