{"id":137794,"date":"2019-11-25T12:33:38","date_gmt":"2019-11-25T09:33:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137794"},"modified":"2019-11-25T12:33:38","modified_gmt":"2019-11-25T09:33:38","slug":"nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/","title":{"rendered":"Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo laqabtay-SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Nin u dhasha dalka Hindiya oo lagu magacaabo Rajan Mahbubani, ayaa qaab layaab leh u raaci jiray diyaaradaha isaga oo iska dhigi jiray in uu kamid yahay duuliyaasha shirkada diyaaradaha ee Lufthansa.<\/p>\n<p>Rajan Mahbubani, oo 48-sano jir ah ayaa xiran jiray dareeska duuliyayaasha diyaaradaha ee Lufthansa si uu u khaldo shaqaalaha garoomada, waxaana ninkan loo muujin jiray ixtiraam marka uu garoonka soo galo.<\/p>\n<p>Ninkan ayaana isaga oon la baarin garoonka si toos ah usoo gali jiray waxa uuna ku safri jiray diyaaradii uu doono, hasa ahaatee ugu dambeyn ninkan ayaa ku fashilmay farsamadiisa waxaana gacanta ku dhigay ciidamada booliiska.<\/p>\n<p>Rajan Mahbubani, ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada New Delhi xili uu doonayay in uu ku safro diyaarada AirAsia, waxaana ninkan fashiliyay shaqaale kamid ah shirkadda Lufthansa oo ka shakiyay kadibna booliiska ku wargaliyay.<\/p>\n<p>Baaritaan ay booliiska ku sameeyeen ninkan ayey ku heleen kaarar aqoonsi oo been abuur ah uu u adeegsan jiray in uu ku galo garoomada diyaaradaha, waxaa sidoo kale telfoonka ninkan laga helay muuqaalo uu iska duubay isaga oo iska dhigaya duuliye.<\/p>\n<p>\u201cMahbubani waxaa uu sheegay in marwalba uu raaci jiray diyaaradaha isagoo xiran dareyska duuliyeyaasha, sidaas na uu uga gudbi jira albaabada la isku baaro, mudnaan gaar ahna la siin jiray,\u201d ayuu yiri taliye kuxigeenka booliiska garoonka New Delhi.<\/p>\n<p>Warbaahinta dalka Hindiya qaarkood ayaa sheegay in ninkan kaartada cajiibka ah uga gudbi jiray garoomada laga yaabo in uu gudbin jiray alaabo laga yaabo hadii la baaro in lagu qaban lahaa.<\/p>\n<p>Ninkan kaaratdaa cajiibka ah la yimid ayaa hadii dambiga loo heesto lagu heli laga yaabaa in lagu rido xukun xabsi ah iyo ganaax lacageed, ninkan ayaana lagu eedeeyay dembiyo ay ka mid yihiin khiyaano iyo in uu iska dhigay wax uusan ahayn.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-137794 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/21244834-7706027-speaking_to_delhi_police_mr_mahbubani_admitted_that_he_enjoyed_d-m-5_1574253402512\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"634\" height=\"383\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/21244834-7706027-Speaking_to_Delhi_police_Mr_Mahbubani_admitted_that_he_enjoyed_d-m-5_1574253402512.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/21244834-7706027-Speaking_to_Delhi_police_Mr_Mahbubani_admitted_that_he_enjoyed_d-m-5_1574253402512.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/21244834-7706027-Speaking_to_Delhi_police_Mr_Mahbubani_admitted_that_he_enjoyed_d-m-5_1574253402512-300x181.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/nintchdbpict000542241800-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"354\" height=\"338\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800-1.png 354w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800-1-300x286.png 300w\" sizes=\"(max-width: 354px) 100vw, 354px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/rajan-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"636\" height=\"333\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rajan-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rajan-1.png 636w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rajan-1-300x157.png 300w\" sizes=\"(max-width: 636px) 100vw, 636px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/nintchdbpict000542241800\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"354\" height=\"338\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin u dhasha dalka Hindiya oo lagu magacaabo Rajan Mahbubani, ayaa qaab layaab leh u raaci jiray diyaaradaha isaga oo iska dhigi jiray in uu kamid yahay duuliyaasha shirkada diyaaradaha ee Lufthansa. Rajan Mahbubani, oo 48-sano jir ah ayaa xiran jiray dareeska duuliyayaasha diyaaradaha ee Lufthansa si uu u khaldo shaqaalaha garoomada, waxaana ninkan loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo laqabtay-SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo laqabtay-SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin u dhasha dalka Hindiya oo lagu magacaabo Rajan Mahbubani, ayaa qaab layaab leh u raaci jiray diyaaradaha isaga oo iska dhigi jiray in uu kamid yahay duuliyaasha shirkada diyaaradaha ee Lufthansa. Rajan Mahbubani, oo 48-sano jir ah ayaa xiran jiray dareeska duuliyayaasha diyaaradaha ee Lufthansa si uu u khaldo shaqaalaha garoomada, waxaana ninkan loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-25T09:33:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"354\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/\",\"name\":\"Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo laqabtay-SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800.png\",\"datePublished\":\"2019-11-25T09:33:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800.png\",\"width\":354,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo laqabtay-SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo laqabtay-SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo laqabtay-SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Nin u dhasha dalka Hindiya oo lagu magacaabo Rajan Mahbubani, ayaa qaab layaab leh u raaci jiray diyaaradaha isaga oo iska dhigi jiray in uu kamid yahay duuliyaasha shirkada diyaaradaha ee Lufthansa. Rajan Mahbubani, oo 48-sano jir ah ayaa xiran jiray dareeska duuliyayaasha diyaaradaha ee Lufthansa si uu u khaldo shaqaalaha garoomada, waxaana ninkan loo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-25T09:33:38+00:00","og_image":[{"width":354,"height":338,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/","name":"Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo laqabtay-SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800.png","datePublished":"2019-11-25T09:33:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/NINTCHDBPICT000542241800.png","width":354,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-farsamo-cajiib-ah-ku-raaci-jiray-diyaaradaha-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin farsamo cajiib ah ku raaci jiray Diyaaradaha oo laqabtay-SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137794"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137825,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137794\/revisions\/137825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}