{"id":137827,"date":"2019-11-25T12:40:52","date_gmt":"2019-11-25T09:40:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137827"},"modified":"2019-11-25T12:40:52","modified_gmt":"2019-11-25T09:40:52","slug":"axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo keensaday Ciidamada Kenya xadka Gedo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee goobolka Gedo ayaa sheegaya in xadka Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan gaar ahaan dhinaca Ceel Waaq lasoo dhoobay ciidamo badan oo katirsan milatariga Kenya.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka oo aad u badan iyo hub kale oo culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkayay xadka degmada Ceel Waaq, waxa ayna ciidankan sameenayeen dhaq dhaqaaqyo aan hore looga baran.<\/p>\n<p>Dadka ku dhaqan degmada Ceel Waaq ayaa dareemaya cabsi xoogan ay ka qabaan ciidamada Kenya ee xadka lasoo dhoobay, waxa ayna ciidankan ka badan yihiin kuwii horey halkaasi loogu arki jiray.<\/p>\n<p>Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamadan garab siinayaan maamulka Jubbaland gaar ahaan Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo loo diiday in uu galo degmooyin katirsan gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka ayaa lasoo sheegayaa in uu joogo degmada Mandheera kadib markii loo diiday in uu soo galo degmooyinka gobolka, waxa uuna ku eedeeyay dowlada Soomaaliya in dhibaato ka wado gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Lama oga garabka ay xiligan ciidanka Kenya siin karaan maamulka Jubbaland ee laga diidan yahay gobolka Gedo, waxaana gobolkaasi jooga ciidamo kale oo Itoobiyaan ah oo iyana taageeraya ciidamada dowlada ee halkaasi jooga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee goobolka Gedo ayaa sheegaya in xadka Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan gaar ahaan dhinaca Ceel Waaq lasoo dhoobay ciidamo badan oo katirsan milatariga Kenya. Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka oo aad u badan iyo hub kale oo culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkayay xadka degmada Ceel Waaq, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo keensaday Ciidamada Kenya xadka Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo keensaday Ciidamada Kenya xadka Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee goobolka Gedo ayaa sheegaya in xadka Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan gaar ahaan dhinaca Ceel Waaq lasoo dhoobay ciidamo badan oo katirsan milatariga Kenya. Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka oo aad u badan iyo hub kale oo culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkayay xadka degmada Ceel Waaq, waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-25T09:40:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/41991014_1214092132065019_3022314923658051584_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"697\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo keensaday Ciidamada Kenya xadka Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/41991014_1214092132065019_3022314923658051584_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-25T09:40:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/41991014_1214092132065019_3022314923658051584_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/41991014_1214092132065019_3022314923658051584_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":697},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo keensaday Ciidamada Kenya xadka Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo keensaday Ciidamada Kenya xadka Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo keensaday Ciidamada Kenya xadka Gedo - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee goobolka Gedo ayaa sheegaya in xadka Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan gaar ahaan dhinaca Ceel Waaq lasoo dhoobay ciidamo badan oo katirsan milatariga Kenya. Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka oo aad u badan iyo hub kale oo culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkayay xadka degmada Ceel Waaq, waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-25T09:40:52+00:00","og_image":[{"width":960,"height":697,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/41991014_1214092132065019_3022314923658051584_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/","name":"Axmed Madoobe oo keensaday Ciidamada Kenya xadka Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/41991014_1214092132065019_3022314923658051584_n.jpg","datePublished":"2019-11-25T09:40:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/41991014_1214092132065019_3022314923658051584_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/41991014_1214092132065019_3022314923658051584_n.jpg","width":960,"height":697},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-keensaday-ciidamada-kenya-xadka-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo keensaday Ciidamada Kenya xadka Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137827"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137829,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137827\/revisions\/137829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137828"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}