{"id":137846,"date":"2019-11-25T21:55:30","date_gmt":"2019-11-25T18:55:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137846"},"modified":"2019-11-25T21:55:30","modified_gmt":"2019-11-25T18:55:30","slug":"roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/","title":{"rendered":"Roobabka caawa oo khasaaro badan geestay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo roobab xoogan ay weli ka da\u2019ayaan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa isa soo taraya khasaaraha naf iyo maalnba leh ee roobabkaas ay sababeen.<\/p>\n<p>Dhisme ku yaalla xaafada Yuusuf Alkowneen ee degmada Boondhere ayay roobabku soo dumiyeen galabta waxaa lagu guuleystay dedaal dheer ka dib badbaadinta laba ruux oo ku hoos jiray burburka, kuwaasoo la soo saaray iyagoo dhaawacyo qaba.<\/p>\n<p>Shacabka degaanka iyo waaxda gurmadka deg deg ah ee gobolka Banaadir ayaa u gurmaday dadka uu ku soo dumay gurigaas.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa goob joog ka ahaa xiliga lagu mashquulsanaa badbaadinta dadka danta yar ee uu dhismaha kusoo dumay.<\/p>\n<p>Roobab bilowday 24 saac ka hor ayaa weli ka da\u2019aya magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda, kuwaasoo sii xoogeystay galabta illaa caawana socda iyagoo saameyn kala duwan ku yeeshay dhaqdhaqaaqa caasimada dalka.<\/p>\n<p>Sidookale Meelaha saameynta ay ku yeesheen roobabka ayaa waxaa ka mid ah wadada Maka Al Mukarama oo ah mida ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wadada ayaa waxaa caawa buux dhaafiyey biyo aad u fara badan iyo daadad ka soo rogmaday roobabka oo ka soo rogmaday xaafadaha taaga ee xiga dhinaca degmada Waaberi, iyadoo isku bedeshay sida webi oo kale.<\/p>\n<p>Waxaa la arkayey gaadiid badan iyo mootooyinka bajaajka oo ku dhex damay biyaha laamiga buux dhaafiyey oo ahaa kuwo aan caadi aheyn, gaadiidka qaarkoodna waxaa qariyey biyaha laamiga qulqulayey.<\/p>\n<p>Sidoo kale daadadka roobka ayaa gudaha u galay qaar ka mid ah goobaha ganacsiga ee ku teedsan wadada Maka Al-Mukarama, waxaana ka mid ah goobaha ay biyuhu dhex fadhiisteen maqaayado, carwooyin, hotelo iyo dukaamo kala duwan.<\/p>\n<p>Inkastoo aan weli la soo sheegin khasaare nafeed oo ka dhashay roobabkan saacadihii la soo dhaafay ka socday Muqdisho iyo nawaaxigeeda haddana waa roobabkii ugu waaweynaa ee magaalada ka da\u2019da sanadahan dambe, waxaana roobabkan la saadaalinayaa iney sii socon doonaan maalmaha soo socda.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-137846 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/76897217_2538771869511662_1231888588627509248_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76897217_2538771869511662_1231888588627509248_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76897217_2538771869511662_1231888588627509248_n.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76897217_2538771869511662_1231888588627509248_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76897217_2538771869511662_1231888588627509248_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/76897217_2538771869511662_1231888588627509248_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/77240215_2538772006178315_3519411354710573056_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77240215_2538772006178315_3519411354710573056_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77240215_2538772006178315_3519411354710573056_n.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77240215_2538772006178315_3519411354710573056_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77240215_2538772006178315_3519411354710573056_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77240215_2538772006178315_3519411354710573056_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/78179984_2538771609511688_5072309509892866048_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78179984_2538771609511688_5072309509892866048_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78179984_2538771609511688_5072309509892866048_n.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78179984_2538771609511688_5072309509892866048_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78179984_2538771609511688_5072309509892866048_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78179984_2538771609511688_5072309509892866048_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"431\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n-696x391.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n-748x420.jpg 748w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/78219406_565081337573959_2549419525216927744_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"540\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78219406_565081337573959_2549419525216927744_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78219406_565081337573959_2549419525216927744_n.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78219406_565081337573959_2549419525216927744_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78219406_565081337573959_2549419525216927744_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/77356360_1018894231787542_1684869379063283712_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"540\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77356360_1018894231787542_1684869379063283712_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77356360_1018894231787542_1684869379063283712_n.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77356360_1018894231787542_1684869379063283712_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77356360_1018894231787542_1684869379063283712_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo roobab xoogan ay weli ka da\u2019ayaan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa isa soo taraya khasaaraha naf iyo maalnba leh ee roobabkaas ay sababeen. Dhisme ku yaalla xaafada Yuusuf Alkowneen ee degmada Boondhere ayay roobabku soo dumiyeen galabta waxaa lagu guuleystay dedaal dheer ka dib badbaadinta laba ruux oo ku hoos jiray burburka, kuwaasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Roobabka caawa oo khasaaro badan geestay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Roobabka caawa oo khasaaro badan geestay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo roobab xoogan ay weli ka da\u2019ayaan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa isa soo taraya khasaaraha naf iyo maalnba leh ee roobabkaas ay sababeen. Dhisme ku yaalla xaafada Yuusuf Alkowneen ee degmada Boondhere ayay roobabku soo dumiyeen galabta waxaa lagu guuleystay dedaal dheer ka dib badbaadinta laba ruux oo ku hoos jiray burburka, kuwaasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-25T18:55:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"431\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/\",\"name\":\"Roobabka caawa oo khasaaro badan geestay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-25T18:55:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg\",\"width\":768,\"height\":431},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Roobabka caawa oo khasaaro badan geestay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Roobabka caawa oo khasaaro badan geestay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Roobabka caawa oo khasaaro badan geestay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Iyadoo roobab xoogan ay weli ka da\u2019ayaan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa isa soo taraya khasaaraha naf iyo maalnba leh ee roobabkaas ay sababeen. Dhisme ku yaalla xaafada Yuusuf Alkowneen ee degmada Boondhere ayay roobabku soo dumiyeen galabta waxaa lagu guuleystay dedaal dheer ka dib badbaadinta laba ruux oo ku hoos jiray burburka, kuwaasoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-25T18:55:30+00:00","og_image":[{"width":768,"height":431,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/","name":"Roobabka caawa oo khasaaro badan geestay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg","datePublished":"2019-11-25T18:55:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78429761_2538771719511677_4618178123488296960_n.jpg","width":768,"height":431},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/roobabka-caawa-oo-khasaaro-badan-geestaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Roobabka caawa oo khasaaro badan geestay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137846"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137846"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137890,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137846\/revisions\/137890"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137887"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}