{"id":137928,"date":"2019-11-26T00:55:16","date_gmt":"2019-11-25T21:55:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137928"},"modified":"2019-11-26T00:55:16","modified_gmt":"2019-11-25T21:55:16","slug":"akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/","title":{"rendered":"Akhriso taariikhda xeer-ilaaliyaha cusub ee qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Sulaymaan Maxamed Maxamuud inuu noqdo Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalka. Suleyman ayaa kasoo jeeda beesha Majeerteen.<\/p>\n<p>Xafiiska warfaafinta madaxtooyada ayaa soo bandhigay taariikhda mudane Sulayman. Hoos ka aqriso.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyuhu waxa uu Dugsiga Hoose\/Dhexe iyo Sare ku qaatay magaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal, waxa uuna Dugsiga Sare ku dhameeyay isla Burtinle, 2003.<\/p>\n<p>Heerka koowaad Jaamacadda waxa uu ku soo qaatay dalka Pakistaan, gaar ahaan Islamabad asaga oo ka qalin jabiyay Jaamacadda Caalamiga ah ee Islaamka, kulliyadda Shareecadda iyo Qanuunka. Shahaadada B.A ayuu isla Jaaamacadda ka qaatay.<\/p>\n<p>Shahaadada labaad isla Jaamacadda ayuu ku sameeyay asaga oo qaatay shahaadada 2-aad ee LLM ee dhanka Sharciga, gaar ahaan Xeerarka Ganacsiga (Commercial Law).<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyuhu waxa uu ka soo shaqeeyey gudaha dalka iyo dibaddaba, iyadoo aan ka xusi karno, si kooban;<\/p>\n<p>\u2013 Garyaqaan Xeerarka Rayidka ah iyo Dembiyada ayuu kaga soo shaqeeyey dalka Pakistan.<\/p>\n<p>\u2013 Xafiiska Hay\u2019adda Qaxootiga Adduunka ee Islamabad-Pakistan 2013.<\/p>\n<p>\u2013 La-taliye Sharci asagoo la shaqeeyay wasaaraddaha ee Puntland.<\/p>\n<p>\u2013 Hormuudkii Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka, ahna Bare ka tirsanaa, ee Puntland State University ee Garoowe.<\/p>\n<p>\u2013 Agaasimaha Xarunta Gargaarka Sharciga ah ee Jaamacadda PSU 2017<\/p>\n<p>\u2013 Madaxa Waaxda Toosinta iyo Sharciyada. Hay\u2019adda: AMAL EXPRESS AND AMAL BANK. 2015-2016.<\/p>\n<p>\u2013 Lataliye Sharci iyo Dastuur: Hay\u2019adda: Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista Dastuurka, 2018<\/p>\n<p>\u2013 Aas-aase, ahna Guddoomiye Kuxigeenkii Xarunta Gargaar ee ka shaqeysa Adeegyada dhanka sharciga iyo xuquuqda garsoor ee loogu qareemayo dadka danyarta ah.<\/p>\n<p>\u2013 Garsoore Maxkamadda Sare ee Dalka 2018-2019.<\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS ayaa u magacaabay inuu Garsoore ka noqdo Maxkamadda Sare taariikhdu markii ay ahayd 2018. Maanta ayaana ugu dambeyn loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Sulaymaan Maxamed Maxamuud inuu noqdo Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalka. Suleyman ayaa kasoo jeeda beesha Majeerteen. Xafiiska warfaafinta madaxtooyada ayaa soo bandhigay taariikhda mudane Sulayman. Hoos ka aqriso. Xeer ilaaliyuhu waxa uu Dugsiga Hoose\/Dhexe iyo Sare ku qaatay magaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal, waxa uuna Dugsiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso taariikhda xeer-ilaaliyaha cusub ee qaranka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso taariikhda xeer-ilaaliyaha cusub ee qaranka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Sulaymaan Maxamed Maxamuud inuu noqdo Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalka. Suleyman ayaa kasoo jeeda beesha Majeerteen. Xafiiska warfaafinta madaxtooyada ayaa soo bandhigay taariikhda mudane Sulayman. Hoos ka aqriso. Xeer ilaaliyuhu waxa uu Dugsiga Hoose\/Dhexe iyo Sare ku qaatay magaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal, waxa uuna Dugsiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-25T21:55:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Sulayman.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"779\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"874\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/\",\"name\":\"Akhriso taariikhda xeer-ilaaliyaha cusub ee qaranka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Sulayman.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-11-25T21:55:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Sulayman.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Sulayman.jpeg\",\"width\":779,\"height\":874},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso taariikhda xeer-ilaaliyaha cusub ee qaranka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso taariikhda xeer-ilaaliyaha cusub ee qaranka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso taariikhda xeer-ilaaliyaha cusub ee qaranka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Sulaymaan Maxamed Maxamuud inuu noqdo Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalka. Suleyman ayaa kasoo jeeda beesha Majeerteen. Xafiiska warfaafinta madaxtooyada ayaa soo bandhigay taariikhda mudane Sulayman. Hoos ka aqriso. Xeer ilaaliyuhu waxa uu Dugsiga Hoose\/Dhexe iyo Sare ku qaatay magaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal, waxa uuna Dugsiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-25T21:55:16+00:00","og_image":[{"width":779,"height":874,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Sulayman.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/","name":"Akhriso taariikhda xeer-ilaaliyaha cusub ee qaranka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Sulayman.jpeg","datePublished":"2019-11-25T21:55:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Sulayman.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Sulayman.jpeg","width":779,"height":874},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-xeer-ilaaliyaha-cusub-ee-qaranka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso taariikhda xeer-ilaaliyaha cusub ee qaranka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137928"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137928"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137930,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137928\/revisions\/137930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137929"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}