{"id":137983,"date":"2019-11-26T12:16:57","date_gmt":"2019-11-26T09:16:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137983"},"modified":"2019-11-26T12:16:57","modified_gmt":"2019-11-26T09:16:57","slug":"9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/","title":{"rendered":"9 nin Imaaraadka Carabta udhashay oo Hargeysa lagu xiray-SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay xabsiga dhigeen 9 nin oo u dhalatay dalka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Sagaalka nin oo ugaarsato ah ayaa waxaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa, xilli ay doonayeen inay ka dhoofaan halkaasi, iyagoona laga reebay diyaaradii ay raaci lahayeen oo ku sii jeeday dalka isu tagga Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Raggaan ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa deegaanada Somaliland, iyagoo u joogay howlo ugaarsi ah.<\/p>\n<p>Agaasimaha Duur-Joogta ee wasaaradda deegaanka ee maamulka Somaliland, Naasir Xuseen oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ajaaniibtaasi si deg deg ah loo horkeeni cadalada, wuxuuna tilmaamay in laga qaadi talaabo adag, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Somaliland uu ka jiro sharci, islamarkaana cidkasta oo ku xadgudubta laga qaadi doono tallaabo waafaqsan sharciga.<\/p>\n<p>Inta badan Somaliland ayaa ka hortagta ajaaniibta sharci darrada ah uga shaqeysata deegaanada maamulkaasi, waxaana dhowr jeer ay ceyrisay ajaaniib kala duwan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-137983 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/1-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"540\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/2-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"540\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-3.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-3-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-3-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-3-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-3-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/3-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"540\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay xabsiga dhigeen 9 nin oo u dhalatay dalka Imaaraadka Carabta. Sagaalka nin oo ugaarsato ah ayaa waxaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa, xilli ay doonayeen inay ka dhoofaan halkaasi, iyagoona laga reebay diyaaradii ay raaci lahayeen oo ku sii jeeday dalka isu tagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>9 nin Imaaraadka Carabta udhashay oo Hargeysa lagu xiray-SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"9 nin Imaaraadka Carabta udhashay oo Hargeysa lagu xiray-SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay xabsiga dhigeen 9 nin oo u dhalatay dalka Imaaraadka Carabta. Sagaalka nin oo ugaarsato ah ayaa waxaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa, xilli ay doonayeen inay ka dhoofaan halkaasi, iyagoona laga reebay diyaaradii ay raaci lahayeen oo ku sii jeeday dalka isu tagga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-26T09:16:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/\",\"name\":\"9 nin Imaaraadka Carabta udhashay oo Hargeysa lagu xiray-SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-26T09:16:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"9 nin Imaaraadka Carabta udhashay oo Hargeysa lagu xiray-SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"9 nin Imaaraadka Carabta udhashay oo Hargeysa lagu xiray-SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"9 nin Imaaraadka Carabta udhashay oo Hargeysa lagu xiray-SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay xabsiga dhigeen 9 nin oo u dhalatay dalka Imaaraadka Carabta. Sagaalka nin oo ugaarsato ah ayaa waxaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa, xilli ay doonayeen inay ka dhoofaan halkaasi, iyagoona laga reebay diyaaradii ay raaci lahayeen oo ku sii jeeday dalka isu tagga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-26T09:16:57+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/","name":"9 nin Imaaraadka Carabta udhashay oo Hargeysa lagu xiray-SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg","datePublished":"2019-11-26T09:16:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.jpg","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-nin-imaaraadka-carabta-udhashay-oo-hargeysa-lagu-xiray-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"9 nin Imaaraadka Carabta udhashay oo Hargeysa lagu xiray-SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137983"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137983"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137987,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137983\/revisions\/137987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137984"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}