{"id":138001,"date":"2019-11-26T10:39:51","date_gmt":"2019-11-26T07:39:51","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14682"},"modified":"2019-11-26T10:39:51","modified_gmt":"2019-11-26T07:39:51","slug":"warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/","title":{"rendered":"WARBIXIN: Kooxaha Todobaadkan Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Bixi Kara Wareega 16-ka Champions League"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league.jpg\" alt title=\"178503\"><\/figure>\n<p>Kooxaha Juventus, PSG Iyo Bayern Munich ayaa ah kooxaha wakhti hore goostay tigidhkooda wareega 16-ka ee tartanka champions League.<\/p>\n<p>Waxa caawa Bilaabmi doona kulamadii 5-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League iyada oo la ciyaari doono caawa oo salaasa ah iyo habeen dambe oo Arbaca ah.<\/p>\n<p>Hadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigi doonaa kooxaha xaqiiqsan kara booskooda wareega 16-ka ee tartanka champions League todobaadkan.<\/p>\n<p><strong>Group A:<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Real Madrid ayay kaliya guul ka xigtaa in ay u soo baxdo wareega 16-ka champions League iyaga iska xaadirin doona wareega xiga hadii ay garaacaan kooxda PSG.<\/p>\n<p>Laakiin Hadii ay Real Madrid guuldaro kala kulanto kooxda PSG sidoo kale kooxda Club Brugge garaacdo kooxda Galatasaray Waxa dib u dhacaysa u soo bixista Real ee wareega xiga.<\/p>\n<p><strong>Group B:<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Tottenham ayaa iyadu Group-kan u soo bixi doonta wareega xiga hadii ay guul ka gaadho kooxda Olympiacos ama ay bar-baro gasho sidoo kale Bayern Munich guul ka gaadho kooxda Red Star.<\/p>\n<p><strong>Group C:<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Man City ayaa iska xaadirin doonta wareega xiga ee 16-ka hadii ayna guuldaro kala kulmin kooxda Shakhtar ama ay Kooxda dinamo zagreb garaacdo kooxda Atalanta.<\/p>\n<p>kooxda Shakhtar ayaa iska xaadirin karta wareega xiga hadii ay garaacdo Man City sidoo kale Dinamo Zagreb guuldaro kala kulanto kooxda Atalanta.<\/p>\n<p><strong>Group D:<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Atletico Madrid ayaa dhankeeda u soo bixi karta wareega Xiga hadii ay ka badiso Juventus ama ay dhamaan kulamada Group-kan ku dhamaadaan bar-baro.<\/p>\n<p><strong>Group E:<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Liverpool ayaa iska xaadirin doonta wareega Xiga hadii ay guul ka gaadho kooxda Napoli halka hadii ay Salzburg guuldaro kala kulanto Genk ay Liverpool ku soo bixi doonto kaalinta 1-aad.<\/p>\n<p>Dhanka Kale Napoli ayaa iska xaadirin doonta wareega xiga hadii ay ka badiso Liverpool ama ay Genk Ka Badiso Salzburg.<\/p>\n<p><strong>Group F:<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Barcelona ayaa iska xaadirin doonta wareega xiga hadii ay ka badiso kooxda Borussia Dortmund ama ay kulamada Group-kan ku dhamaadaan bar-baro.<\/p>\n<p>Dortmund ayaa dhankeeda iska xaadirinaysa wareega xiga hadii ay ka badiso kooxda Barcelona halka ayna Inter Milan gudbi doonin hadii ay guuldaro kala kulanto kooxda Slavia Prague.<\/p>\n<p><strong>Group: G:<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda RB Leipzig ayaa iska xaadirin doonta wareega xiga hadii ay iska ilaaliso guuldaro ka soo gaadha kooxda Benfica ama ayna kooxda Zenit ka badin kooxda Lyon.<\/p>\n<p>kooxda RB Leipzig ayaa ku soo bixi doonta kaalinta 1-aad hadii ay badiyaan ama ay Lyon guuldaro la kulanto.<\/p>\n<p><strong>Group H:<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Chelsea ayaa u soo baxaysa wareega xiga hadii ay ka badiyaan kooxda Valencia halka ay Valencia u soo bixi doonto wareega xiga hadii ay ka badiyaan Blues.<\/p>\n<p>Halka Ajax hadii ay guul ka gaadho kooxda Lyon oo ay Chelsea iyo Valencia bar-baro galaan ay iyaduna soo bixi karto.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/d3_XpPbi62M\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxaha Juventus, PSG Iyo Bayern Munich ayaa ah kooxaha wakhti hore goostay tigidhkooda wareega 16-ka ee tartanka champions League. Waxa caawa Bilaabmi doona kulamadii 5-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League iyada oo la ciyaari doono caawa oo salaasa ah iyo habeen dambe oo Arbaca ah. Hadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigi doonaa kooxaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138002,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>WARBIXIN: Kooxaha Todobaadkan Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Bixi Kara Wareega 16-ka Champions League - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"WARBIXIN: Kooxaha Todobaadkan Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Bixi Kara Wareega 16-ka Champions League - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxaha Juventus, PSG Iyo Bayern Munich ayaa ah kooxaha wakhti hore goostay tigidhkooda wareega 16-ka ee tartanka champions League. Waxa caawa Bilaabmi doona kulamadii 5-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League iyada oo la ciyaari doono caawa oo salaasa ah iyo habeen dambe oo Arbaca ah. Hadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigi doonaa kooxaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-26T07:39:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/\",\"name\":\"WARBIXIN: Kooxaha Todobaadkan Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Bixi Kara Wareega 16-ka Champions League - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-26T07:39:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"WARBIXIN: Kooxaha Todobaadkan Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Bixi Kara Wareega 16-ka Champions League\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"WARBIXIN: Kooxaha Todobaadkan Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Bixi Kara Wareega 16-ka Champions League - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"WARBIXIN: Kooxaha Todobaadkan Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Bixi Kara Wareega 16-ka Champions League - Wardoon","og_description":"Kooxaha Juventus, PSG Iyo Bayern Munich ayaa ah kooxaha wakhti hore goostay tigidhkooda wareega 16-ka ee tartanka champions League. Waxa caawa Bilaabmi doona kulamadii 5-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League iyada oo la ciyaari doono caawa oo salaasa ah iyo habeen dambe oo Arbaca ah. Hadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigi doonaa kooxaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-26T07:39:51+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/","name":"WARBIXIN: Kooxaha Todobaadkan Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Bixi Kara Wareega 16-ka Champions League - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league.jpg","datePublished":"2019-11-26T07:39:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kooxaha-todobaadkan-sida-rasmiga-ah-ugu-soo-bixi-kara-wareega-16-ka-champions-league\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"WARBIXIN: Kooxaha Todobaadkan Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Bixi Kara Wareega 16-ka Champions League"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138001"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138001"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138001\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138002"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}