{"id":138044,"date":"2019-11-26T14:17:50","date_gmt":"2019-11-26T11:17:50","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14706"},"modified":"2019-11-26T14:17:50","modified_gmt":"2019-11-26T11:17:50","slug":"paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/","title":{"rendered":"Paul Pogba Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Man United Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Beeninayo Dhaawaca Si Uu Uga Tago Kooxda"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda.jpg\" alt title=\"EKSe2ljXUAA7p-b\"><\/figure>\n<p>Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu been ka sheegayo dhaawaca uu qabo si uu kooxda Man United ugu qasbo in ay iibiso suuqa January.<\/p>\n<p>Xiddiga khadka dhexe ayaa bogiisa Instagram soo dhigay sawiro muujinaya in uu dhab yahay dhaawaca uu la dhibaatoonayo xilli ciyaareedkan si uu u beeniyo wararka maalmihii ugu dambeeyay sheegaya in uu xiddigu been ka sheegayo dhaawaca si uu ugu qasbo kooxda in ay iibiso.<\/p>\n<p>Idaacada reer Spain COPE ayaa sheegtay in Paul Pogba oo garoomada ka maqnaa tan ilaa 30 bishii Septmeber uu beeninayo dhaawaca uu qabo isaga oo aan doonayn in uu mar kale u ciyaaro kooxda kuna qasbo kooxdana in uu ku biiro Real Madrid.<\/p>\n<p>Waxa sidoo kale la sheegayay in ay Man United qarinayso runtaas oo uu xiddigu ka dalbaday in uuna doonayn in uu u ciyaaro kooxda mar kale.<\/p>\n<p>Waxa sidoo kale la sheegay in tababare Ole Gunnar Soslkjaer uu ka warqabo in ay kooxdu iska iibin doonto xiddiga marka la gaadho suuqa January ee bilowga sanadka cusub.<\/p>\n<p>Pogba ayaa soo dhigay baraha bulshada sawir lugtiisa ay ku duubantahay wax madaw iyo waliba bac ku sii duuban lugtiisa dhanka kuraanta.<\/p>\n<p>Xiddiga ayaa sii raaciyay qoraal ah\u201dDhawaan Insha Allah\u201d<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda-1.jpg\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda-2.jpg 508w, http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda-3.jpg 810w, http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda-4.jpg 1176w\" alt><\/p>\n<p><strong>Sii Akhriso: <a href=\"https:\/\/caashaqa.com\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\">Waa Maxay Dhiirrigelinta &amp; Sababaha Kulanka Sariirtu?<\/a><\/strong><\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tmr3lZTUiX8\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu been ka sheegayo dhaawaca uu qabo si uu kooxda Man United ugu qasbo in ay iibiso suuqa January. Xiddiga khadka dhexe ayaa bogiisa Instagram soo dhigay sawiro muujinaya in uu dhab yahay dhaawaca uu la dhibaatoonayo xilli ciyaareedkan si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138045,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Paul Pogba Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Man United Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Beeninayo Dhaawaca Si Uu Uga Tago Kooxda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Paul Pogba Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Man United Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Beeninayo Dhaawaca Si Uu Uga Tago Kooxda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu been ka sheegayo dhaawaca uu qabo si uu kooxda Man United ugu qasbo in ay iibiso suuqa January. Xiddiga khadka dhexe ayaa bogiisa Instagram soo dhigay sawiro muujinaya in uu dhab yahay dhaawaca uu la dhibaatoonayo xilli ciyaareedkan si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-26T11:17:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/\",\"name\":\"Paul Pogba Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Man United Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Beeninayo Dhaawaca Si Uu Uga Tago Kooxda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-26T11:17:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Paul Pogba Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Man United Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Beeninayo Dhaawaca Si Uu Uga Tago Kooxda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Paul Pogba Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Man United Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Beeninayo Dhaawaca Si Uu Uga Tago Kooxda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Paul Pogba Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Man United Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Beeninayo Dhaawaca Si Uu Uga Tago Kooxda - Wardoon","og_description":"Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu been ka sheegayo dhaawaca uu qabo si uu kooxda Man United ugu qasbo in ay iibiso suuqa January. Xiddiga khadka dhexe ayaa bogiisa Instagram soo dhigay sawiro muujinaya in uu dhab yahay dhaawaca uu la dhibaatoonayo xilli ciyaareedkan si [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-26T11:17:50+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/","name":"Paul Pogba Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Man United Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Beeninayo Dhaawaca Si Uu Uga Tago Kooxda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda.jpg","datePublished":"2019-11-26T11:17:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-fariin-u-diray-taageerayaasha-man-united-kadib-markii-lagu-eedeeyay-in-uu-beeninayo-dhaawaca-si-uu-uga-tago-kooxda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Paul Pogba Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Man United Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Beeninayo Dhaawaca Si Uu Uga Tago Kooxda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138044"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138044"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138044\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138045"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}