{"id":138046,"date":"2019-11-26T13:48:26","date_gmt":"2019-11-26T10:48:26","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14702"},"modified":"2019-11-26T13:48:26","modified_gmt":"2019-11-26T10:48:26","slug":"rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/","title":{"rendered":"RASMI: UEFA Oo Soo Saartay 50-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2019, Kooxda, Xulka &amp; Horyaalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh.png\" alt title=\"eee\"><\/figure>\n<p>Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa si Rasmi ah u soo saaray 50-ka xiddig ee laga soo xulan doono 11-ka xiddig ee shaxda ugu fiican adduunka sanadka 2019.<\/p>\n<p>Shaxda ayay soo xulan doonaan taageerayaasha kubada cagta iyada oo boos walba laga soo qaadan doono xiddigaha codka ugu badan haley laguna dari doono shaxda ugu fiican.<\/p>\n<p>50-ka xiddig ayaa laga soo xushay 14 kooxood iyo 21 xul oo kala duwan kuwaas oo u tartami doona shaxda ugu fiican adduunka sanadka 2019.<\/p>\n<p>Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa markii 17-aad oo xidhiidh ah lagu soo daray liiska xiddigaha u tartami doona shaxda ugu fiican adduunka.<\/p>\n<p>Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa markii 4-aad ku jira Liiska halka kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos uu ku jiro shaxda markii 8-aad.<\/p>\n<p>Kooxda Liverpool ayaa xiddigaha ugu badan ku leh shaxda iyaga oo 10 xiddig ku leh waxa ku jirta kooxda Ajax oo ku leh 8 xiddig waxa ku xigta kooxda man City oo ku leh 8 xiddig, Barcelona 5, Bayern Munich Iyo Chelsea 4 halka Tottenham ku leedahay 3.<\/p>\n<p>Kooxaha Real Madrid, Atletico Madrid, Juventus, Napoli iyo PSG ayaa ku leh min 2 xiddig halka min hal xiddig ku leeyihiin kooxaha Sporting Lisbon Iy Arsenal.<\/p>\n<p>Dhanka xulalka xulka qaranka Spain ayaa xiddigaha ugu badan ku leh iyaga oo ku leh 8 xiddig halka uu ku xigo xulka Holland oo ku leh 7 halka xulalka Argentine, Brazil iyo England ku leeyihiin min 4 xiddig.<\/p>\n<p>Xulalka France, Belguim, Germany, Portugal ayaa sidoo kale ku leh min 3 xiddig halka xulka Senegal ku leeyahay 2 xiddig.<\/p>\n<p>Xulalka Cameroon, Masar, Gabon, Italy, Morocco, Poland, Scotland, Serbia, Slovenia Iyo Uruguay ayaa dhankooda ku leh min hal xiddig.<\/p>\n<p>Halka Horyaalada Premier League ayaa ugu badan waxana ay ku leeyihiin 25 xiddig halka horyaalka La Liga ku leeyahy 9 xiddig, Horyaalka Holland 8, Italy, 4, Franc 2, Portugal hal xiddig.<\/p>\n<p>Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska 50-ka xiddig ee loo soo xushay u tartamista shaxda ugu fiican addunka sanadka 2019:<\/p>\n<p><strong>GOOLHAYEYAASHA:<\/strong><\/p>\n<p>Allison Becker (Liverpool) Ederson Maores (Man City) Andre Onana (Ajax) Marc-Andre Ter Stegen (Barcelona) Jan Oblak (Atletico Madrid)<\/p>\n<p><strong>DAAFACYADA:<\/strong><\/p>\n<p>Jordi Alba (Barcelona) Arnold (Liverpool) Azpilicueta (Chelsea) Daley Blind (Ajax) Matthijs De Ligt (Ajax\/Juventus)&nbsp; Jose Gimenez (Atletico Madrid) Joshua Kimmich (Bayern Munich) Kalidou Koulibaly (Napoli) Aymeric Laporte (Manchester City) Gerard Pique (Barcelona) Sergio Ramos (Real Madrid) Andy Robertson (Liverpool) Nicolas Tagliafico (Ajax) Virgil van Dijk (Liverpool) Jan Vertonghen (Tottenham)<\/p>\n<p><strong>KHADKA DHEXE:<\/strong><\/p>\n<p>Thiago Alcantara (Bayern Munich) Kevin de Bruyne (Man City) Frankie De Jong (Ajax\/Barcelona) Angel Di Maria (PSG) Fabinho (Liverpool) Bruno Fernandes (Sporting Lisbon) Jordan Henderson (Liverpool) Jorginho (Chelsea) N\u2019Golo Kante (Chelsea) Fabian Ruiz (Napoli) David Silva (Man City) Bernardo Silva (Man City) Donny Van de Beek (Ajax) Wijnaldum (Liverpool) Hakim Ziyech (Ajax)<\/p>\n<p><strong>WEERARKA:<\/strong><\/p>\n<p>Sergio Aguero (Man City) Aubameyang (Arsenal) Roberto Firmino (Liverpool) Serge Gnabry (Bayern Munich) Eden Hazard (Chelsea\/Real Madrid) Harry Kane (Tottenham) Robert Lewanowski (Bayern Munich) Sadio Mane (Liverpool) Mohamed Salah (Liverpool) Cristiano Ronaldo (Juventus) Lionel Messi (Barcelona) Kylian Mbappe (PSG) Raheem Sterling (Man City) Heung-Min Son (Tottenham) Dusan Tadic (Ajax)<\/p>\n<p><strong>Sii Akhriso: <a href=\"https:\/\/caashaqa.com\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\">Waa Maxay Dhiirrigelinta &amp; Sababaha Kulanka Sariirtu?<\/a><\/strong><\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tmr3lZTUiX8\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa si Rasmi ah u soo saaray 50-ka xiddig ee laga soo xulan doono 11-ka xiddig ee shaxda ugu fiican adduunka sanadka 2019. Shaxda ayay soo xulan doonaan taageerayaasha kubada cagta iyada oo boos walba laga soo qaadan doono xiddigaha codka ugu badan haley laguna dari doono shaxda ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138047,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>RASMI: UEFA Oo Soo Saartay 50-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2019, Kooxda, Xulka &amp; Horyaalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"RASMI: UEFA Oo Soo Saartay 50-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2019, Kooxda, Xulka &amp; Horyaalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa si Rasmi ah u soo saaray 50-ka xiddig ee laga soo xulan doono 11-ka xiddig ee shaxda ugu fiican adduunka sanadka 2019. Shaxda ayay soo xulan doonaan taageerayaasha kubada cagta iyada oo boos walba laga soo qaadan doono xiddigaha codka ugu badan haley laguna dari doono shaxda ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-26T10:48:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"541\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/\",\"name\":\"RASMI: UEFA Oo Soo Saartay 50-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2019, Kooxda, Xulka &amp; Horyaalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh.png\",\"datePublished\":\"2019-11-26T10:48:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh.png\",\"width\":541,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"RASMI: UEFA Oo Soo Saartay 50-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2019, Kooxda, Xulka &amp; Horyaalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"RASMI: UEFA Oo Soo Saartay 50-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2019, Kooxda, Xulka &amp; Horyaalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"RASMI: UEFA Oo Soo Saartay 50-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2019, Kooxda, Xulka &amp; Horyaalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh - Wardoon","og_description":"Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa si Rasmi ah u soo saaray 50-ka xiddig ee laga soo xulan doono 11-ka xiddig ee shaxda ugu fiican adduunka sanadka 2019. Shaxda ayay soo xulan doonaan taageerayaasha kubada cagta iyada oo boos walba laga soo qaadan doono xiddigaha codka ugu badan haley laguna dari doono shaxda ugu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-26T10:48:26+00:00","og_image":[{"width":541,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/","name":"RASMI: UEFA Oo Soo Saartay 50-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2019, Kooxda, Xulka &amp; Horyaalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh.png","datePublished":"2019-11-26T10:48:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh.png","width":541,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasmi-uefa-oo-soo-saartay-50-ka-xiddig-ee-u-tartami-doona-shaxda-ugu-fiican-sanadka-2019-kooxda-xulka-horyaalka-xiddigaha-ugu-badan-ku-leh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"RASMI: UEFA Oo Soo Saartay 50-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2019, Kooxda, Xulka &amp; Horyaalka Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138046"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138046"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138046\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138047"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}