{"id":138050,"date":"2019-11-26T12:41:28","date_gmt":"2019-11-26T09:41:28","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14692"},"modified":"2019-11-26T12:41:28","modified_gmt":"2019-11-26T09:41:28","slug":"zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/","title":{"rendered":"Zlatan Ibrahimovic Oo U Muuqda Mid Xaqiijiyay Kooxda UU Ku Biiri Doono"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono.jpg\" alt title=\"Zlatan-Ibrahimovic-with-Hammarby-shirt-bc54\"><\/figure>\n<p>Zlatan Ibrahimovic ayaa u muuqda mid xaqiijiyay in ay kooxdiisa cusub noqon doonto kooxda ka ciyaarta dalkiisa Sweden ee Hammarby.<\/p>\n<p>38 jirkan ayaa bilaa koox ah kadib markii uu isaga tagay kooxda La Galaxay xilli si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Ac Milan.<\/p>\n<p>Laakiin xiddigii hore ee kooxaha Man United iyo PSg ayaa u muuqda mid sheegay in uu ku wajahan yahay horyaalka dalkiisa Sweden kadib markii uu bogiisa Instagram-ka soo dhigay sawirka maaliyada kooxda Hammarby oo uu dhabarka kaga qoran yahay magaciisu.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee ilaa haatan lama oga in uu Zlatan Ibrahimovic ku biir doono kooxda Hammarby inkasta oo ayna kooxdusi Rasmi ah u xaqiijin.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa imanaysa todobaadyo ka dib markii uu Zlatan sidoo kale sheegay in uu ku biirayo koox reer Spain ah sidoo kale soo dhigay baraha bulshada.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tmr3lZTUiX8\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Zlatan Ibrahimovic ayaa u muuqda mid xaqiijiyay in ay kooxdiisa cusub noqon doonto kooxda ka ciyaarta dalkiisa Sweden ee Hammarby. 38 jirkan ayaa bilaa koox ah kadib markii uu isaga tagay kooxda La Galaxay xilli si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Ac Milan. Laakiin xiddigii hore ee kooxaha Man United iyo PSg ayaa u muuqda mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138050","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Zlatan Ibrahimovic Oo U Muuqda Mid Xaqiijiyay Kooxda UU Ku Biiri Doono - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Zlatan Ibrahimovic Oo U Muuqda Mid Xaqiijiyay Kooxda UU Ku Biiri Doono - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Zlatan Ibrahimovic ayaa u muuqda mid xaqiijiyay in ay kooxdiisa cusub noqon doonto kooxda ka ciyaarta dalkiisa Sweden ee Hammarby. 38 jirkan ayaa bilaa koox ah kadib markii uu isaga tagay kooxda La Galaxay xilli si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Ac Milan. Laakiin xiddigii hore ee kooxaha Man United iyo PSg ayaa u muuqda mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-26T09:41:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/\",\"name\":\"Zlatan Ibrahimovic Oo U Muuqda Mid Xaqiijiyay Kooxda UU Ku Biiri Doono - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-26T09:41:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono.jpg\",\"width\":650,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Zlatan Ibrahimovic Oo U Muuqda Mid Xaqiijiyay Kooxda UU Ku Biiri Doono\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Zlatan Ibrahimovic Oo U Muuqda Mid Xaqiijiyay Kooxda UU Ku Biiri Doono - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Zlatan Ibrahimovic Oo U Muuqda Mid Xaqiijiyay Kooxda UU Ku Biiri Doono - Wardoon","og_description":"Zlatan Ibrahimovic ayaa u muuqda mid xaqiijiyay in ay kooxdiisa cusub noqon doonto kooxda ka ciyaarta dalkiisa Sweden ee Hammarby. 38 jirkan ayaa bilaa koox ah kadib markii uu isaga tagay kooxda La Galaxay xilli si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Ac Milan. Laakiin xiddigii hore ee kooxaha Man United iyo PSg ayaa u muuqda mid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-26T09:41:28+00:00","og_image":[{"width":650,"height":366,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/","name":"Zlatan Ibrahimovic Oo U Muuqda Mid Xaqiijiyay Kooxda UU Ku Biiri Doono - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono.jpg","datePublished":"2019-11-26T09:41:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono.jpg","width":650,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-u-muuqda-mid-xaqiijiyay-kooxda-uu-ku-biiri-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Zlatan Ibrahimovic Oo U Muuqda Mid Xaqiijiyay Kooxda UU Ku Biiri Doono"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138050"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138050"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138050\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138051"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}