{"id":138120,"date":"2019-11-27T00:55:01","date_gmt":"2019-11-26T21:55:01","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14767"},"modified":"2019-11-27T00:55:01","modified_gmt":"2019-11-26T21:55:01","slug":"tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/","title":{"rendered":"Tottenham Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Olympiacos &amp; Juventus Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Atletico Madrid"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid.jpg\" alt title=\"0_LCP_CHP_261119Spurs_4721SpursliveJPG\"><\/figure>\n<p>Tababare Jose Mourinho ayaa guushii 2-aad oo xidhiidh ah la gaadhay Tottenham xilli ay Spurs ka soo laabatay 2 gool oo lagaga naxsaday loogana hor maray ciyaarta.<\/p>\n<p>Kooxda Olympiacos ayaa daqiqiadii 6-aad dhalisay goolka 1-aad iyaga oo uu u dhaliyay goolka xiddiga Youssef El Arabi kaas oo hogaanka si lama filaan ah ugu dhiibay kooxdiisa.<\/p>\n<p>Isla daqiiqadii 19-aad ayay Olympiacos sii dheeraystay hogaanka ciyaarta iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Ruben Semedo kaas oo ciyaarta ka dhigay 2\/0 ay kooxdiisu ku hogaaminayso kulanka.<\/p>\n<p>Wixii intaas ka dambeeyay Tottenham ayaa la wareegtay hogaanka ciyaarta iyaga oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 45-aad ayay Tottenham dhalisay goolka 1-aad ee ciyaarta iyaga oo uu u dhaliyay Dele Alli kaas oo ciyaarta dib ugu soo celiyay kooxdiisa.<\/p>\n<p>Waxa sidaas ku dhamaatay qaybtii hore ee ciyaarta oo ay Tottenham ku dambayso 2\/1 laakiin soo bandhigtay qaab ciyaareed aad u fiican.<\/p>\n<p>Qaybtii dambe ee ciyaarta ayay Tottenham ku bilaabatay si cajiib ah iyaga oo raadinayay goolal ciyaarta ku soo celiya.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 50-aad ayay Dhaliyeen goolka goolka bar-baraha iyaga oo uu u dhaliyay Harry Kane kaas oo ciyaarta ka dhigay bar-baro 2\/2 ah.<\/p>\n<p>Tottenham ayaa bilowday raadinta goolal kale iyo waliba in ay gaadhaan guul ka caawisa in ay guul ka gaadho kooxda Olympiacos.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 73-aad ayay dhaliyeen goolka 3-aad iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Serge Aurier kaas oo ciyaarta ka dhigay 3\/2.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 77-aad ayuu Harry Kane mar kale dhaliyay gool isaga oo ciyaarta ka dhigay 4\/2 ay Tottenham ku hogaaminayso ciyaarta.<\/p>\n<p>Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Tottenham guul weyn oo soo laabasho leh ka gaadhay kooxda Olympiacos.<\/p>\n<p>Dhanka kale kooxda Juventus ayaa guul 1\/0 ah ka gaadhay kooxda Atletico Madrid kulan ka dhacay garoonka Allianz Stadium iyaga oo uu goolka u dhaliyay xiddiga Paulo Dybala kaas oo kooxdiisa ku hogaamiyay guul dirqi ah.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oNBVO9QJWp8\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababare Jose Mourinho ayaa guushii 2-aad oo xidhiidh ah la gaadhay Tottenham xilli ay Spurs ka soo laabatay 2 gool oo lagaga naxsaday loogana hor maray ciyaarta. Kooxda Olympiacos ayaa daqiqiadii 6-aad dhalisay goolka 1-aad iyaga oo uu u dhaliyay goolka xiddiga Youssef El Arabi kaas oo hogaanka si lama filaan ah ugu dhiibay kooxdiisa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138121,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tottenham Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Olympiacos &amp; Juventus Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Atletico Madrid - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tottenham Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Olympiacos &amp; Juventus Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Atletico Madrid - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tababare Jose Mourinho ayaa guushii 2-aad oo xidhiidh ah la gaadhay Tottenham xilli ay Spurs ka soo laabatay 2 gool oo lagaga naxsaday loogana hor maray ciyaarta. Kooxda Olympiacos ayaa daqiqiadii 6-aad dhalisay goolka 1-aad iyaga oo uu u dhaliyay goolka xiddiga Youssef El Arabi kaas oo hogaanka si lama filaan ah ugu dhiibay kooxdiisa. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-26T21:55:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/\",\"name\":\"Tottenham Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Olympiacos &amp; Juventus Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Atletico Madrid - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-26T21:55:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tottenham Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Olympiacos &amp; Juventus Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Atletico Madrid\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tottenham Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Olympiacos &amp; Juventus Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Atletico Madrid - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tottenham Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Olympiacos &amp; Juventus Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Atletico Madrid - Wardoon","og_description":"Tababare Jose Mourinho ayaa guushii 2-aad oo xidhiidh ah la gaadhay Tottenham xilli ay Spurs ka soo laabatay 2 gool oo lagaga naxsaday loogana hor maray ciyaarta. Kooxda Olympiacos ayaa daqiqiadii 6-aad dhalisay goolka 1-aad iyaga oo uu u dhaliyay goolka xiddiga Youssef El Arabi kaas oo hogaanka si lama filaan ah ugu dhiibay kooxdiisa. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-26T21:55:01+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/","name":"Tottenham Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Olympiacos &amp; Juventus Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Atletico Madrid - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid.jpg","datePublished":"2019-11-26T21:55:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tottenham-oo-guul-soo-laabasho-leh-ka-gaadhay-olympiacos-juventus-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaadhay-atletico-madrid\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tottenham Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Olympiacos &amp; Juventus Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Atletico Madrid"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138120"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138120"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138120\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138121"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}