{"id":138154,"date":"2019-11-27T11:02:40","date_gmt":"2019-11-27T08:02:40","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14787"},"modified":"2019-11-27T11:02:40","modified_gmt":"2019-11-27T08:02:40","slug":"aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/","title":{"rendered":"Aubameyang, Sancho, Sterling, Sane, Emery &amp; Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga.jpg\" alt title=\"Foreign-Paper-Talk_2870887\"><\/figure>\n<p>Suuqa kala iibsiga ayaan haatan furnayn iyada oo ayna kooxduhu la soo saxiixan karin wax xiddigo ah oo heshiisyo ku jira.<\/p>\n<p>Laakiin arintaas ayaan la macno ahayn in ayna jiri doonin waxa kooxaha reer yurub la xidhiidhinaya xiddigaha kala duwan.<\/p>\n<p>Kooxaha ayaa isku diyaarinaya suuqa Janaury ee sanadka cusub oo ay inaga xigaan bilo iayab oo wakhtigaas la saxiixan kara xiddigaha ay doonayaan.<\/p>\n<p>Hadaba kooxda.com ayaa si maalin leh ah idiinku soo gudbin doonta wararka ugu dambeeya ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ee ay qoraan wargaysayda.<\/p>\n<p>Tababaraha Kooxda Wolve ee Nuno Espirito Santo ayaa si lama filaan ah ugu cad-cad in uu noqdo tababaraha cusub ee kooxda Arsenal ka badala Unai Emery <strong>(Mail).<\/strong><\/p>\n<p>Shaqaalaha Tababarka kooxda Arsenal ayaa rumaysan in dhawaan shaqada laga caydhin doono Unai Emery laakiin waxa la filayaa in uu hogaamiyo kulanka Europa League ee&nbsp; Eintracht Frankfurt (<strong>Goal).<\/strong><\/p>\n<p>Guuldaro Arsenal ka soo gaadha kooxaha Eintracht Frankfurt Iyo Norwich ayaa keeni karta in ay Arsenal shaqada ka caydhiso Unai Emery <strong>(Express).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa ku tartami doona saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang <strong>(Mirror).<\/strong><\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in ay kooxda Barcelona hogaaminayso tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Pierre-Emerick Aubameyang <strong>(Star).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Man United ayaa dhankeeda hogaaminaysa tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga garabka weerarka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho (<strong>Telegraph).<\/strong><\/p>\n<p>Heshiiska cusub ee uu Raheem Sterling u saxiixi karo kooxda Man City ayaa ka dhigi kara xiddiga ugu mushaharka badan Premier League <strong>(Sky Sport).<\/strong><\/p>\n<p>Wakiilka xiddiga kooxda Man City ee Leroy Sane ayaa la kulmay Bayern Munich si uu u dhamaystiro heshiiska uu xiddigu ugu biirayo Bayern <strong>(Goal).<\/strong><\/p>\n<p>Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedien Zidane ayaa si aad ah u doonaya in uu kooxdiisa keeno xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Man United ee Paul Pogba laakiin madaxweynaha kooxda aya doonaya xiddigaha Christian Eriksen Fabian Ruiz <strong>(Mirror).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Real Madrid ayaan qorshe u hayn in ay iibiso xiddiga da,yarka ah ee Vinicius Junior inkasta oo uu 19 jirkan si joogto ah ugu ciyaarin kooxda <strong>(Marca).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Man United ayaa la filayaa in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga da,yarka Erling Braut H\u00e5land kaas oo ay ku dalban doonto lacag dhan 60 milyan oo euro <strong>(Sun).<\/strong><\/p>\n<p>Pierre-Emerick Aubameyang ayaa iska diiday wadahaladadii ay Arsenal ku doonaysay in ay heshiis cusub ka saxiixdaan xiddiga sabab la xidhiidha champions League (<strong>Times).<\/strong><\/p>\n<p>Jesse Lingard ayaa xaqiijiyay in uu iska diiday kooxaha Liverpool, Man City Iyo Everton ka hor intii uuna ku biirin kooxda Man United <strong>(Mirror)<\/strong><\/p>\n<p>Sii Akhriso: <a href=\"https:\/\/caashaqa.com\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\"><strong>Waa Maxay Sababta Joogista Ragga Ee Gurigu Saamayn Ugu Yeelato Xidhiidhka Lamaanaha, Maxayse Dumarku Uga Xanaaqaan?<\/strong><\/a><\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oNBVO9QJWp8\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suuqa kala iibsiga ayaan haatan furnayn iyada oo ayna kooxduhu la soo saxiixan karin wax xiddigo ah oo heshiisyo ku jira. Laakiin arintaas ayaan la macno ahayn in ayna jiri doonin waxa kooxaha reer yurub la xidhiidhinaya xiddigaha kala duwan. Kooxaha ayaa isku diyaarinaya suuqa Janaury ee sanadka cusub oo ay inaga xigaan bilo iayab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138155,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138154","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aubameyang, Sancho, Sterling, Sane, Emery &amp; Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aubameyang, Sancho, Sterling, Sane, Emery &amp; Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Suuqa kala iibsiga ayaan haatan furnayn iyada oo ayna kooxduhu la soo saxiixan karin wax xiddigo ah oo heshiisyo ku jira. Laakiin arintaas ayaan la macno ahayn in ayna jiri doonin waxa kooxaha reer yurub la xidhiidhinaya xiddigaha kala duwan. Kooxaha ayaa isku diyaarinaya suuqa Janaury ee sanadka cusub oo ay inaga xigaan bilo iayab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-27T08:02:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/\",\"name\":\"Aubameyang, Sancho, Sterling, Sane, Emery &amp; Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-27T08:02:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aubameyang, Sancho, Sterling, Sane, Emery &amp; Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aubameyang, Sancho, Sterling, Sane, Emery &amp; Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aubameyang, Sancho, Sterling, Sane, Emery &amp; Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga - Wardoon","og_description":"Suuqa kala iibsiga ayaan haatan furnayn iyada oo ayna kooxduhu la soo saxiixan karin wax xiddigo ah oo heshiisyo ku jira. Laakiin arintaas ayaan la macno ahayn in ayna jiri doonin waxa kooxaha reer yurub la xidhiidhinaya xiddigaha kala duwan. Kooxaha ayaa isku diyaarinaya suuqa Janaury ee sanadka cusub oo ay inaga xigaan bilo iayab [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-27T08:02:40+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/","name":"Aubameyang, Sancho, Sterling, Sane, Emery &amp; Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga.jpg","datePublished":"2019-11-27T08:02:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aubameyang-sancho-sterling-sane-emery-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aubameyang, Sancho, Sterling, Sane, Emery &amp; Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138154"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138154"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138154\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138155"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}