{"id":138210,"date":"2019-11-27T19:38:48","date_gmt":"2019-11-27T16:38:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138210"},"modified":"2019-11-27T19:40:10","modified_gmt":"2019-11-27T16:40:10","slug":"daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/","title":{"rendered":"DAAWO Cabdi Qeybdiid&#8217;Caqabadaha naheysta waxaa ka mid ah Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Kulankii wadajirka ahaa oo ay maanta yeesheen Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, islamarkaana ay goobjooga ka ahaayeen 186 Xildhibaan iyo Senator, ayaa waxaa loogu qeybiyey Sharciga doorashooyinka.<\/p>\n<p>Sharcigaan ayaa waxaa dhawaan soo geba-gabeeyey diyaarintiisa Guddiga KMG ah ee sharciga doorashooyinka,guddigaas oo ka koobnaa 15 Xubnood oo laga soo xulay xildhibaannada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Dhanka kale Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ah Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista dastuurka ee labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya oo kulankaan ka hadlay ayaa sheegay inay jiraan caqabado hor taagan dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p>Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in Khilaafka ka dhaxeeyo Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada uu caqabad ku noqday shaqadii dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p>Cabdi Qeybdiid ayaa ku sheegay qodobada soo socdo inay caqabad ku noqdeen dib u eegista Dastuurka oo aan weli sidii loogu talagalay aan looga doodin:<\/p>\n<p>Khilaafka Dowladda iyo Maamul Goboleedyada<br \/>\nla tashiga bulshada Soomaaliyeed oo uusan wada gaarin wadatashiga dastuurka<br \/>\nArimaha Maaliyada ee ku shaqeeyo Guddiga oo aan la helin.<br \/>\nMudo xileedka baarlamaanka 10aad oo mudo xileedkiisa siidhamaanayo iyo shaqooyinka horyaaha oo badan<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Cabdi Qeybdiid ayaa xusay inay jiraan caqabado uu ka gudbay guddiga uu madaxda u yahay, wuxuuna tusaale ahaan usoo qaatay xalkii laga gaaray khilaafka u dhaxeeyey labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LUzrqLd-res\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankii wadajirka ahaa oo ay maanta yeesheen Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, islamarkaana ay goobjooga ka ahaayeen 186 Xildhibaan iyo Senator, ayaa waxaa loogu qeybiyey Sharciga doorashooyinka. Sharcigaan ayaa waxaa dhawaan soo geba-gabeeyey diyaarintiisa Guddiga KMG ah ee sharciga doorashooyinka,guddigaas oo ka koobnaa 15 Xubnood oo laga soo xulay xildhibaannada Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138211,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138210","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Cabdi Qeybdiid&#039;Caqabadaha naheysta waxaa ka mid ah Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Cabdi Qeybdiid&#039;Caqabadaha naheysta waxaa ka mid ah Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulankii wadajirka ahaa oo ay maanta yeesheen Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, islamarkaana ay goobjooga ka ahaayeen 186 Xildhibaan iyo Senator, ayaa waxaa loogu qeybiyey Sharciga doorashooyinka. Sharcigaan ayaa waxaa dhawaan soo geba-gabeeyey diyaarintiisa Guddiga KMG ah ee sharciga doorashooyinka,guddigaas oo ka koobnaa 15 Xubnood oo laga soo xulay xildhibaannada Golaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-27T16:38:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-27T16:40:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"747\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/\",\"name\":\"DAAWO Cabdi Qeybdiid'Caqabadaha naheysta waxaa ka mid ah Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-35.png\",\"datePublished\":\"2019-11-27T16:38:48+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-27T16:40:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-35.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-35.png\",\"width\":747,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Cabdi Qeybdiid&#8217;Caqabadaha naheysta waxaa ka mid ah Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Cabdi Qeybdiid'Caqabadaha naheysta waxaa ka mid ah Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Cabdi Qeybdiid'Caqabadaha naheysta waxaa ka mid ah Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada dalka - Wardoon","og_description":"Kulankii wadajirka ahaa oo ay maanta yeesheen Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, islamarkaana ay goobjooga ka ahaayeen 186 Xildhibaan iyo Senator, ayaa waxaa loogu qeybiyey Sharciga doorashooyinka. Sharcigaan ayaa waxaa dhawaan soo geba-gabeeyey diyaarintiisa Guddiga KMG ah ee sharciga doorashooyinka,guddigaas oo ka koobnaa 15 Xubnood oo laga soo xulay xildhibaannada Golaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-27T16:38:48+00:00","article_modified_time":"2019-11-27T16:40:10+00:00","og_image":[{"width":747,"height":549,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/","name":"DAAWO Cabdi Qeybdiid'Caqabadaha naheysta waxaa ka mid ah Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-35.png","datePublished":"2019-11-27T16:38:48+00:00","dateModified":"2019-11-27T16:40:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-35.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-35.png","width":747,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qeybdiidcaqabadaha-naheysta-waxaa-ka-mid-ah-khilaafka-dowladda-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Cabdi Qeybdiid&#8217;Caqabadaha naheysta waxaa ka mid ah Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138210"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138212,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138210\/revisions\/138212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138211"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}