{"id":138242,"date":"2019-11-28T00:55:08","date_gmt":"2019-11-27T21:55:08","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14862"},"modified":"2019-11-28T00:55:08","modified_gmt":"2019-11-27T21:55:08","slug":"napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/","title":{"rendered":"Napoli Oo Bar-bar Dhac Aysan U Qalmin La Soo Gashay Liverpool ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen ."},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen.jpg\" alt title=\"liverpool\"><\/figure>\n<p>Napoli ayaa nasiinada ugu dirtay Liverpool hal gool nadiif ah inkastoo kooxda Klopp aheyd dhankii mamaulka ciyaarta ku xooganaa .<\/p>\n<p>Napoli ayaa ciyaarta ku biloowday dar dar balse daqiiqado kooban ayay aheyd waxaana ka dib la wareegay Liverpool oo duullaan aan kala joogsi laheyn ku haysay goosha kooxda Ancelotti .<\/p>\n<p>Liverpool inkastoo kubadda haysteen hadana ma jirrin halis gillin ay sameeyeen waayo daafaca Napoli ayaa ahaa mid aad u adag , waxaana kooxdaas Klopp dhaawac loog saaray Fabinho daqiiqaddii 19-aad xilligaas oo la soo giliyay Wijnaldum , waxa ayna daqiiqaddi 16-aad is buurteen xiddig Napoli ah .<\/p>\n<p>Ka diob badalkaas Napoli oo ku tiirsaneyd kubadaha rogaal celis aha ayaa heshay gool fudud , ka dib markii VAR daqiiqado la eegay loo ansixiyay kaasi oo uu daqiiqaddii 21-ad uu dhaliyay Dries Mertens .<\/p>\n<p>Liverpool niyad jab kama qaadin goolkaas waa ay cadaadiyeen Napoli balse shabaqa ma aysan gaarsiin karin oo daafac bir ah ayaa hor taagnaa, waxaana dhaq dhaqaaq aad u wacan sameynayay Robertson , Salah iyo Mane.<\/p>\n<p>Heerka kubad haysashada Liverpool ee qeybtaas hore waxa ay gaartay %66 .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-mh-magazine-content wp-image-14865\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen-1.jpg\" alt width=\"678\" height=\"381\"><\/p>\n<p>Soo laabashadii , Liverpool qaab wacan ayay ku bilaabeen iyaga ayaan haystaya kubadda balse looma turjumeyn natiijo.<\/p>\n<p>Tababare Klopp si xaalka kooxda wax uga badalo waxa uu soo giliyay Oxlade-Chamberlain oo loo badalay Gomez waxa ayan aheyd daqiiqaddii 57-aad ,waxaana xusid mudan in Liverpool kaliya uu ka maqnaa gool..<\/p>\n<p>Napoli waxa ay ku tiirsaneyd kubadaha rogaal celiska ah waxa ayna Liverpool daqiiqadihii 61\/63-aad waxaa laba fursad xaqiiq ahaa ka&nbsp; qasaariyay Firminho iyo Salah.<\/p>\n<p>Liverpool , waa laga filan karay gool waa uuna yimid daqiiqaddii 65-aad waxaana dhaliyay Dejan Lovren oo madaxa ayuu ahaa ka dib kubad koorno laga soo qaaday , VAR ayaa la eegay in Dejan Lovren uu riixay xiddig Napoli ah iyo in kale ugu dambeyntiina waa la ansaxiyay .<\/p>\n<p>Napoli oo aan si wacan kubadda u la qeybsaneyn Liverpool ayaa daqiiqaddii 72-aad waxa ay badal ku soo giliyeen Llorente iyadoo loo badalay Lozano, waxa ayna rajo ka lahaayeen in uu is badal abuuri doono.<\/p>\n<p>Dhamaadkii Napoli waxa ay isku dayayeen in ay&nbsp; kubadda cagtooda ku daahiyaan xilli Liverpool ay abuurayeen fursado cadaadis ah , waxa ayna daqiiqaddii 78-aad soo giliyeen Alexander-Arnold oo loo badalay Milner.<\/p>\n<p>Daqiiqadihii geerida , Liverpool dagaal laba dhinac ah ayay ku jirtay in ay weerar tagaan waliba daafac ahaan&nbsp; foojignaadaan waxa ayna haminayeen goolka guusha&nbsp; xilli mar kale kubad haysashada Liverpool ee qeybtaas labaad ay gaartay %66, waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay bar bar dhac min hal gool<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3BBcctsSztE\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Napoli ayaa nasiinada ugu dirtay Liverpool hal gool nadiif ah inkastoo kooxda Klopp aheyd dhankii mamaulka ciyaarta ku xooganaa . Napoli ayaa ciyaarta ku biloowday dar dar balse daqiiqado kooban ayay aheyd waxaana ka dib la wareegay Liverpool oo duullaan aan kala joogsi laheyn ku haysay goosha kooxda Ancelotti . Liverpool inkastoo kubadda haysteen hadana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138243,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Napoli Oo Bar-bar Dhac Aysan U Qalmin La Soo Gashay Liverpool ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen . - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Napoli Oo Bar-bar Dhac Aysan U Qalmin La Soo Gashay Liverpool ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen . - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Napoli ayaa nasiinada ugu dirtay Liverpool hal gool nadiif ah inkastoo kooxda Klopp aheyd dhankii mamaulka ciyaarta ku xooganaa . Napoli ayaa ciyaarta ku biloowday dar dar balse daqiiqado kooban ayay aheyd waxaana ka dib la wareegay Liverpool oo duullaan aan kala joogsi laheyn ku haysay goosha kooxda Ancelotti . Liverpool inkastoo kubadda haysteen hadana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-27T21:55:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/\",\"name\":\"Napoli Oo Bar-bar Dhac Aysan U Qalmin La Soo Gashay Liverpool ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen . - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-27T21:55:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Napoli Oo Bar-bar Dhac Aysan U Qalmin La Soo Gashay Liverpool ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen .\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Napoli Oo Bar-bar Dhac Aysan U Qalmin La Soo Gashay Liverpool ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen . - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Napoli Oo Bar-bar Dhac Aysan U Qalmin La Soo Gashay Liverpool ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen . - Wardoon","og_description":"Napoli ayaa nasiinada ugu dirtay Liverpool hal gool nadiif ah inkastoo kooxda Klopp aheyd dhankii mamaulka ciyaarta ku xooganaa . Napoli ayaa ciyaarta ku biloowday dar dar balse daqiiqado kooban ayay aheyd waxaana ka dib la wareegay Liverpool oo duullaan aan kala joogsi laheyn ku haysay goosha kooxda Ancelotti . Liverpool inkastoo kubadda haysteen hadana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-27T21:55:08+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/","name":"Napoli Oo Bar-bar Dhac Aysan U Qalmin La Soo Gashay Liverpool ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen . - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen.jpg","datePublished":"2019-11-27T21:55:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/napoli-oo-bar-bar-dhac-aysan-u-qalmin-la-soo-gashay-liverpool-min-hal-gool-ayay-ku-hishiiyeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Napoli Oo Bar-bar Dhac Aysan U Qalmin La Soo Gashay Liverpool ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen ."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138242"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138242"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138242\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138243"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}