{"id":138250,"date":"2019-11-27T22:26:06","date_gmt":"2019-11-27T19:26:06","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14849"},"modified":"2019-11-27T22:26:06","modified_gmt":"2019-11-27T19:26:06","slug":"dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/","title":{"rendered":"Dhirbaaxo: Tammy Abraham Oo Uu Dhaawac Halis Ah Soo Gaadhay"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay.jpg\" alt title=\"EKZqTSPXsAQdj7I\"><\/figure>\n<p>Weeraryahanka qaab ciyaareedka fiican ku jira ee Tammy Abraham ayaa laga dhex qaaday garoonka qaybtii hore ee kulanka Valencia kadib dhaawac halis ah oo soo gaadhay.<\/p>\n<p>Xiddiga ayaa ka baxay ciyaarta isaga oo oohin is qaban waayay kadib markii uu si xun dhulka ugu dhacay daqiiqadihii ugu dambeeyay ee qaybtii hore taas oo keentay in sariirta dhaawac looga qaado garoonka.<\/p>\n<p>Tammy Abraham ayaa dhaawacmay kadib markii ay si xun isugu dheceen daafaca kooxda Valencia ee Ezequiel Garay.<\/p>\n<p>Da,yarka ayaa dhulka yaalay muddo dheer isaga oo la siinayay daawayn ka hor inta aan lagu qaadin sariirta dhaawaca.<\/p>\n<p>Sawiro baraha bulshada laga helay ayaa muujiyay in xiddiga dusha laga saaray Buste ka hor intii aan garoonka looga saarin sariirta dhaawaca.<\/p>\n<p>Abaraham ayaa gacanta ku hayay qaybta dhexe ee jidhkiisa laakiin ilaa haatan ma kala cada sida uu xiddigu u dhaawacmay.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3BBcctsSztE\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weeraryahanka qaab ciyaareedka fiican ku jira ee Tammy Abraham ayaa laga dhex qaaday garoonka qaybtii hore ee kulanka Valencia kadib dhaawac halis ah oo soo gaadhay. Xiddiga ayaa ka baxay ciyaarta isaga oo oohin is qaban waayay kadib markii uu si xun dhulka ugu dhacay daqiiqadihii ugu dambeeyay ee qaybtii hore taas oo keentay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138251,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhirbaaxo: Tammy Abraham Oo Uu Dhaawac Halis Ah Soo Gaadhay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhirbaaxo: Tammy Abraham Oo Uu Dhaawac Halis Ah Soo Gaadhay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Weeraryahanka qaab ciyaareedka fiican ku jira ee Tammy Abraham ayaa laga dhex qaaday garoonka qaybtii hore ee kulanka Valencia kadib dhaawac halis ah oo soo gaadhay. Xiddiga ayaa ka baxay ciyaarta isaga oo oohin is qaban waayay kadib markii uu si xun dhulka ugu dhacay daqiiqadihii ugu dambeeyay ee qaybtii hore taas oo keentay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-27T19:26:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/\",\"name\":\"Dhirbaaxo: Tammy Abraham Oo Uu Dhaawac Halis Ah Soo Gaadhay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-27T19:26:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay.jpg\",\"width\":678,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhirbaaxo: Tammy Abraham Oo Uu Dhaawac Halis Ah Soo Gaadhay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhirbaaxo: Tammy Abraham Oo Uu Dhaawac Halis Ah Soo Gaadhay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhirbaaxo: Tammy Abraham Oo Uu Dhaawac Halis Ah Soo Gaadhay - Wardoon","og_description":"Weeraryahanka qaab ciyaareedka fiican ku jira ee Tammy Abraham ayaa laga dhex qaaday garoonka qaybtii hore ee kulanka Valencia kadib dhaawac halis ah oo soo gaadhay. Xiddiga ayaa ka baxay ciyaarta isaga oo oohin is qaban waayay kadib markii uu si xun dhulka ugu dhacay daqiiqadihii ugu dambeeyay ee qaybtii hore taas oo keentay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-27T19:26:06+00:00","og_image":[{"width":678,"height":356,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/","name":"Dhirbaaxo: Tammy Abraham Oo Uu Dhaawac Halis Ah Soo Gaadhay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay.jpg","datePublished":"2019-11-27T19:26:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay.jpg","width":678,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-tammy-abraham-oo-uu-dhaawac-halis-ah-soo-gaadhay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhirbaaxo: Tammy Abraham Oo Uu Dhaawac Halis Ah Soo Gaadhay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138250"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138250"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138250\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138251"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}