{"id":138287,"date":"2019-11-28T12:49:38","date_gmt":"2019-11-28T09:49:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138287"},"modified":"2019-11-28T12:49:38","modified_gmt":"2019-11-28T09:49:38","slug":"muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/","title":{"rendered":"Muqdisho Saraakiil ciidan oo laga dhigayo Gudoomiyaal Degmo+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Amaanka magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay u muuqday mid soo hagaagaya, laamaha amaanka ayaana qeybo kamid ah magaalada ku qabtay xubno geestay falalka amaanka lidi ku ah sida dilal.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa shalay degmada Dayniile kulan kula qaatay saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ,kulanka ayaana looga hadlayay dar dar galinta howlgalada amanaka lagu xaqiijinayo.<\/p>\n<p>Duqa magaalada Muqdisho ayaa faray gudoomiyaasha degooyinka gobolka Banaadir in wada shaqeyn dhaw la yeeshaan saraakiisha ciidanka milatariga iyo kuwa booliiska si la isaga kaashado xaqiijinta amaanka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Filish ayaa ku hanjabay in hada waxii ka dambeeya guddoomiyihii degmadiisa dad lagu dilo ee soo qaban waaya qofkii dilka geystay uu xilka ka qaadi doono.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Cumar Filish in Gudoomiyaal degmo u magacaabi doono saraakiil ciidan oo katirsan milatariga oo heesta gaadiid dagaal kuwaa uu sheegay in ay soo qaban karaan dadka dilalka geesta.<\/p>\n<p>Gudoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa u badan dhalinyaro aan laheyn khibrad ciidan sidoo kale aan heesan ciidan marka laga reebo tiro ciidamo ah oo ilaaliya xarumaha degmada iyo guryaha ay degan yihiin.<\/p>\n<p>Dadka amaanka falanqeeya ayaa aaminsan in saraakiil ciidan oo laga dhigo gudoomiyaal degmo ay wax badan ka tareyso amaanka magaalada Muqdisho oo mudooyinkan dambe soo hagaagaya.<\/p>\n<p>Cumar Filish oo nin ciidan horey u ahaa ayaa laga yaabaa in uu Gudoomiyaal degmo ka dhigo saraakiil iyo dad kale oo arimaha ciidanka kasoo shaqeeyay si ay gacan uga geestaan xaqiijinta amaanka caasimada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9LH0Q7QMy2k\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amaanka magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay u muuqday mid soo hagaagaya, laamaha amaanka ayaana qeybo kamid ah magaalada ku qabtay xubno geestay falalka amaanka lidi ku ah sida dilal. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa shalay degmada Dayniile kulan kula qaatay saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ,kulanka ayaana looga hadlayay dar dar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138287","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muqdisho Saraakiil ciidan oo laga dhigayo Gudoomiyaal Degmo+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muqdisho Saraakiil ciidan oo laga dhigayo Gudoomiyaal Degmo+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Amaanka magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay u muuqday mid soo hagaagaya, laamaha amaanka ayaana qeybo kamid ah magaalada ku qabtay xubno geestay falalka amaanka lidi ku ah sida dilal. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa shalay degmada Dayniile kulan kula qaatay saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ,kulanka ayaana looga hadlayay dar dar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-28T09:49:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Finish-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1023\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/\",\"name\":\"Muqdisho Saraakiil ciidan oo laga dhigayo Gudoomiyaal Degmo+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Finish-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-28T09:49:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Finish-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Finish-1.jpg\",\"width\":1023,\"height\":864},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muqdisho Saraakiil ciidan oo laga dhigayo Gudoomiyaal Degmo+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muqdisho Saraakiil ciidan oo laga dhigayo Gudoomiyaal Degmo+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muqdisho Saraakiil ciidan oo laga dhigayo Gudoomiyaal Degmo+VIDEO - Wardoon","og_description":"Amaanka magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay u muuqday mid soo hagaagaya, laamaha amaanka ayaana qeybo kamid ah magaalada ku qabtay xubno geestay falalka amaanka lidi ku ah sida dilal. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa shalay degmada Dayniile kulan kula qaatay saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ,kulanka ayaana looga hadlayay dar dar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-28T09:49:38+00:00","og_image":[{"width":1023,"height":864,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Finish-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/","name":"Muqdisho Saraakiil ciidan oo laga dhigayo Gudoomiyaal Degmo+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Finish-1.jpg","datePublished":"2019-11-28T09:49:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Finish-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Finish-1.jpg","width":1023,"height":864},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-saraakiil-ciidan-oo-laga-dhigayo-gudoomiyaal-degmovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muqdisho Saraakiil ciidan oo laga dhigayo Gudoomiyaal Degmo+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138287"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138287"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138289,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138287\/revisions\/138289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138288"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}