{"id":138306,"date":"2019-11-28T15:48:18","date_gmt":"2019-11-28T12:48:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138306"},"modified":"2019-11-28T15:48:18","modified_gmt":"2019-11-28T12:48:18","slug":"ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman+COD"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegayo in qaar ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland ay maxaabiis kala baxeen xarunta Maxkamadda Magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Maamulkaas.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Mudug ee dowladda Puntland, G\/sare Jaamac Maxamed Axmed, ayaa sheegay inay ciidamada xoog kusoo galeen gudaha maxkamadda isla markaasna ay xoog kula baxeen laba maxbuus oo markaas xukun lagu riday kadib markii lagu helay fal dambiyeedka lagu soo eedeeyey ee ah inay iibiyaan khamriga.<\/p>\n<p>Mid kamid ah ciidamadii weerarka kusoo qaaday Xarunta Maxkamadda ayaa gacanta lagu dhigay, waxaana ciidamada weerarka soo qaaday u suurtagashay inay wataan maxaabiistii la xukumay sida uu xaqiijiyey Taliya G\/sare Jaamac Maxamed Axmed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliyaha ayaa xusay in ciidanka Booliiska gobolka Mudug ay ka shaqeyn la\u2019 yihiin, ciidanka Daraawiishta Puntland ee ku sugan gobolka oo uu ku eedeeyay in ay qeyb- ka yihiin Khamriga iyo daroogada la soo geliy gudaha magaalada Gaalkacyo iyo degmooyinka kale ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu caddeeyay in uu dacwad ka dhana ciidanka Daraawiishta u gudbiyay Taliyaha guud ee ciidamada Difaaca Puntland S\/Gaas Yaasiin Cumar Yuusuf, si wax looga qabto dhibaatada ay Gaalkacyo ka wadaan ciidanka Daraawiishta sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Taliyaha ayaa xaqiijiyey in Maanta ay ciidamada Booliska Gobolka Mudug u suurtagashay inay gacanta kusoo dhigaan illaa 1500 dhalo oo khamri kadib howlgal laga sameeyey gudaha Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-138306-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/XASAASI-Ciidanka-Daraawiishta-Puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiisLow480x360-Mp4.m4a?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/XASAASI-Ciidanka-Daraawiishta-Puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiisLow480x360-Mp4.m4a\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/XASAASI-Ciidanka-Daraawiishta-Puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiisLow480x360-Mp4.m4a<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegayo in qaar ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland ay maxaabiis kala baxeen xarunta Maxkamadda Magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Maamulkaas. Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Mudug ee dowladda Puntland, G\/sare Jaamac Maxamed Axmed, ayaa sheegay inay ciidamada xoog kusoo galeen gudaha maxkamadda isla markaasna ay xoog [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138309,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegayo in qaar ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland ay maxaabiis kala baxeen xarunta Maxkamadda Magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Maamulkaas. Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Mudug ee dowladda Puntland, G\/sare Jaamac Maxamed Axmed, ayaa sheegay inay ciidamada xoog kusoo galeen gudaha maxkamadda isla markaasna ay xoog [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-28T12:48:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Daraawiishta-Puntland.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/\",\"name\":\"Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Daraawiishta-Puntland.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-28T12:48:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Daraawiishta-Puntland.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Daraawiishta-Puntland.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman+COD - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegayo in qaar ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland ay maxaabiis kala baxeen xarunta Maxkamadda Magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Maamulkaas. Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Mudug ee dowladda Puntland, G\/sare Jaamac Maxamed Axmed, ayaa sheegay inay ciidamada xoog kusoo galeen gudaha maxkamadda isla markaasna ay xoog [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-28T12:48:18+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Daraawiishta-Puntland.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/","name":"Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Daraawiishta-Puntland.jpg","datePublished":"2019-11-28T12:48:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Daraawiishta-Puntland.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Daraawiishta-Puntland.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-daraawiishta-puntland-oo-xoog-kula-baxay-maxaabiis-xukumancod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138306"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138306"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138310,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138306\/revisions\/138310"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138309"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}