{"id":138313,"date":"2019-11-28T19:25:06","date_gmt":"2019-11-28T16:25:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138313"},"modified":"2019-11-28T19:25:06","modified_gmt":"2019-11-28T16:25:06","slug":"axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo lakulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaliya +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaliya mudane Benfender ku qaabiley hoyga uu ka deganyahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Jubaland ayaa lagu sheegay in UK iyo Jubaland ay \u201cisla qireen in ficillada ay dowladda federaalka ka waddo gobolka Gedo ay yihiin sharci-darro.\u201d<\/p>\n<p>\u201cSidookale Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa kawada hadley dhaqdhaqaaqyada sharciga baalmarsan ee ay Dowlada federaalku ka wado gobolka Gedo, taas oo la isla qirey inay tahay faragelin qaawan oo aan sal iyo raad kulaheyn dastuurka dalka cawaaqib xumada ka dhalatana ay masuuliyadeeda qaadeyso DFS.\u201d Ayaa agu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Sida qoraalka lagu sheegay , kulanka dhexmarey Madaxweynaha iyo safiirka ayaa sidoo kale laga wadada hadley xaalada guud ee dalka, Doorashada 2020\/2021, Xiriirka Dowlada federaalka iyo Dowlad goboleedyada iyo arrinta ay DFS ahi ka wado qaar kamid ah degmooyinka gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed ayaa sheegay in nooca doorashada 2020\/2021 loo baahanyahay inay noqoto mid dastuurka waafaqsan Soomaaliduna kuwada qanacsantahay, taas si loo xaqiijiyana ay u baahantaahay in loo maro wadada ugu munaasibsan ee ay bulshada Soomaaliyeed kuwada qanacsanyihiin, hor u socodka dalka iyo nidaamka dowladnimana laga dhex arki karo.<\/p>\n<p>\u201cSafiirka Dowlada Ingiriiska ayaa sheegay in ay muhiim tahay in xiriir wadashaqeyneed iyo isfahan rasmi ah ay gaaraan Dowlada federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah, si horumar dhankasta uu dalku u gaaro doorasho loo wada dhanyahayna dalka uga dhacdo taas oo uu safiirku si gaar ah madaxweynaha uga codsadey inuu uga shaqeeyo sidii xalwaara looga gaari lahaa arrintaas.\u201d Ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Safaaradda Soomaaliya ee UK, weli wax hadal kama aysan soo saarin kulankan, mana cadda in hadalkan loo tiriyey safiirka uu sax yahay.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-138313 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2016\" height=\"1512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o.jpg 2016w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o-1536x1152.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o-1068x801.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77024481_1554732018001027_7310430638719369216_o-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 2016px) 100vw, 2016px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2016\" height=\"1512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o.jpg 2016w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o-1536x1152.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o-1068x801.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77239356_1554731874667708_7254187140035117056_o-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 2016px) 100vw, 2016px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2016\" height=\"1512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg 2016w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o-1536x1152.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o-1068x801.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 2016px) 100vw, 2016px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaliya mudane Benfender ku qaabiley hoyga uu ka deganyahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Jubaland ayaa lagu sheegay in UK iyo Jubaland ay \u201cisla qireen in ficillada ay dowladda federaalka ka waddo gobolka Gedo ay yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138316,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo lakulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaliya +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo lakulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaliya +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaliya mudane Benfender ku qaabiley hoyga uu ka deganyahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Jubaland ayaa lagu sheegay in UK iyo Jubaland ay \u201cisla qireen in ficillada ay dowladda federaalka ka waddo gobolka Gedo ay yihiin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-28T16:25:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2016\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo lakulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaliya +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-28T16:25:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg\",\"width\":2016,\"height\":1512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo lakulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaliya +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo lakulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaliya +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo lakulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaliya +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaliya mudane Benfender ku qaabiley hoyga uu ka deganyahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Jubaland ayaa lagu sheegay in UK iyo Jubaland ay \u201cisla qireen in ficillada ay dowladda federaalka ka waddo gobolka Gedo ay yihiin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-28T16:25:06+00:00","og_image":[{"width":2016,"height":1512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/","name":"Axmed Madoobe oo lakulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaliya +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg","datePublished":"2019-11-28T16:25:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/78868168_1554731864667709_4511236143647293440_o.jpg","width":2016,"height":1512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaliya-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo lakulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaliya +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138313"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138317,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138313\/revisions\/138317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138316"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}