{"id":138333,"date":"2019-11-28T18:35:26","date_gmt":"2019-11-28T15:35:26","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14932"},"modified":"2019-11-28T18:35:26","modified_gmt":"2019-11-28T15:35:26","slug":"taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/","title":{"rendered":"Taageerayaasha Barcelona Oo Maamulka Kooxdooda Ka Dalbaday In Ayna Iibin Halkan Xiddig Suuqa January, Maxay Tahay Sababtu"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu.jpg\" alt title=\"1567689685_6257e\"><\/figure>\n<p>Taageerayaasha Kooxda Barcelona ayaa badalay fikirkii ay ka aaminsanaayeen mustaqbalka xiddiga khadka dhexe ee Ivan Rakitic kaas oo si weyn loola xidhiidhinayo in uu isaga tago kooxda kadib markii uu ka baxay qorshaha tababare Ernesto Valverde.<\/p>\n<p>Xiddiga Ivan Rakitic ayaa ka mid ah xiddigaha aan joogtada ugu ciyaarin kooxda xilli ciyaareedkan isaga oo kaydka u galay xiddiga Frenkie de Jong kaas oo booska kala wareegay.<\/p>\n<p>Wargayska Sport ayaa sheegaya in ay taageerayaasha kooxda Barcelona maamulka kooxda ka dalbadeen in ayna iibin xiddiga Rakitic sabab la xidhiidha qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee uu xiddig soo bandhigay.<\/p>\n<p>Wargayska ayaa sameeyay codayn ay taageerayaasha kooxda ku waydiisay mustaqbalka xiddiga reer Croatia waxana ka qayb qaatay codayn 6 milyan oo taageere.<\/p>\n<p>69% taageerayaasha kooxda ayaa dalbaday in uu xiddiga Rakitic sii joogo kooxda oo aan la iibin marka la gaadho suuqa Janaury halka kaliya 31% ay ogolaadeen in la iibiyo suuqa January.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/H1uPy7VJ6fg\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taageerayaasha Kooxda Barcelona ayaa badalay fikirkii ay ka aaminsanaayeen mustaqbalka xiddiga khadka dhexe ee Ivan Rakitic kaas oo si weyn loola xidhiidhinayo in uu isaga tago kooxda kadib markii uu ka baxay qorshaha tababare Ernesto Valverde. Xiddiga Ivan Rakitic ayaa ka mid ah xiddigaha aan joogtada ugu ciyaarin kooxda xilli ciyaareedkan isaga oo kaydka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138334,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taageerayaasha Barcelona Oo Maamulka Kooxdooda Ka Dalbaday In Ayna Iibin Halkan Xiddig Suuqa January, Maxay Tahay Sababtu - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taageerayaasha Barcelona Oo Maamulka Kooxdooda Ka Dalbaday In Ayna Iibin Halkan Xiddig Suuqa January, Maxay Tahay Sababtu - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taageerayaasha Kooxda Barcelona ayaa badalay fikirkii ay ka aaminsanaayeen mustaqbalka xiddiga khadka dhexe ee Ivan Rakitic kaas oo si weyn loola xidhiidhinayo in uu isaga tago kooxda kadib markii uu ka baxay qorshaha tababare Ernesto Valverde. Xiddiga Ivan Rakitic ayaa ka mid ah xiddigaha aan joogtada ugu ciyaarin kooxda xilli ciyaareedkan isaga oo kaydka u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-28T15:35:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/\",\"name\":\"Taageerayaasha Barcelona Oo Maamulka Kooxdooda Ka Dalbaday In Ayna Iibin Halkan Xiddig Suuqa January, Maxay Tahay Sababtu - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-28T15:35:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu.jpg\",\"width\":620,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taageerayaasha Barcelona Oo Maamulka Kooxdooda Ka Dalbaday In Ayna Iibin Halkan Xiddig Suuqa January, Maxay Tahay Sababtu\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taageerayaasha Barcelona Oo Maamulka Kooxdooda Ka Dalbaday In Ayna Iibin Halkan Xiddig Suuqa January, Maxay Tahay Sababtu - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taageerayaasha Barcelona Oo Maamulka Kooxdooda Ka Dalbaday In Ayna Iibin Halkan Xiddig Suuqa January, Maxay Tahay Sababtu - Wardoon","og_description":"Taageerayaasha Kooxda Barcelona ayaa badalay fikirkii ay ka aaminsanaayeen mustaqbalka xiddiga khadka dhexe ee Ivan Rakitic kaas oo si weyn loola xidhiidhinayo in uu isaga tago kooxda kadib markii uu ka baxay qorshaha tababare Ernesto Valverde. Xiddiga Ivan Rakitic ayaa ka mid ah xiddigaha aan joogtada ugu ciyaarin kooxda xilli ciyaareedkan isaga oo kaydka u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-28T15:35:26+00:00","og_image":[{"width":620,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/","name":"Taageerayaasha Barcelona Oo Maamulka Kooxdooda Ka Dalbaday In Ayna Iibin Halkan Xiddig Suuqa January, Maxay Tahay Sababtu - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu.jpg","datePublished":"2019-11-28T15:35:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu.jpg","width":620,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-barcelona-oo-maamulka-kooxdooda-ka-dalbaday-in-ayna-iibin-halkan-xiddig-suuqa-january-maxay-tahay-sababtu\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taageerayaasha Barcelona Oo Maamulka Kooxdooda Ka Dalbaday In Ayna Iibin Halkan Xiddig Suuqa January, Maxay Tahay Sababtu"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138333"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138333"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138333\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138334"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}