{"id":138451,"date":"2019-11-29T09:33:17","date_gmt":"2019-11-29T06:33:17","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14967"},"modified":"2019-11-29T21:56:54","modified_gmt":"2019-11-29T18:56:54","slug":"arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/","title":{"rendered":"\u201cArsenal Waxa Ay Ka Hadhi Doontaa Premier League Hadii Halkan Arin Dhici Waydo Maalmaha Soo Socda\u201d."},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" title=\"0_LCP_CHP_281119Arsenal_4778ArsenalEmeryJPG\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda.jpg\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Martin Keown ayaa maamulka Gunners u sheegay in ay Arsenal ka hadhayso horyaalka premier League xilli ciyaareedkan hadii ay si deg-deg ah shaqada uga caydhin waayaan Unai Emery.<\/p>\n<p>Gunners ayaa guuldaro 2\/1 ah kala kulantay kooxda Eintracht Frankfurt kulan ka tirsanaa Europa League inkasta oo ay ku hor mareen goolka oo uu Pierre-Emerick Aubameyang u dhaliyay.<\/p>\n<p>Guuldaradaas ayaa ahayd midii ugu horaysay ee ay Arsenal kala kulanto garoonkeeda xilli ciyaareedkan waxana ay sii dheeraystay kulamada guul la,aanta kooxda oo ah 7 kulan.<\/p>\n<p>Guushii ugu dambaysay ee ay gaadheen ayaa timid 6 bishii October kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.<\/p>\n<p>Cadaadiska ayaa ku Sii badanaya tababare Emery laakiin qaab ciyaareedkii xumaa ee xalay ayuu Keown sheegay in ay tahay wakhtigii uu Emery isaga tagi lahaa kooxda.<\/p>\n<p>\u201cEmery waxa uu kooxda u qaaday meeshii uu awooday\u201dayuu Keonw yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan aragnay qaab ciyaareed ceeb ah kulankii xalay qaybtii dambe ee ciyaarta\u201d.<\/p>\n<p>\u201cDoorshada shaxda, dhiiri galinta kooxda, kaydka, qaab ciyaareedka \u2013 wax walba way ka maqnaayeen kooxda, waxa uu ahaa qaab ciyaareed Liita\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan xasuustaa markii ay taageerayaashu ku jeesteen Terry Neill 37 sano ka hor waxa aan joogay kooxda, wax walbana way sii xumaanayeen waxana aan u malaynayaa in ay kooxdu halkaas ku socoto\u201d.<\/p>\n<p>\u201cAwood uma lagan in uu dhiiri galiyo kooxda, waxa aan u malaynayaa in uu lumiyay kalsoonida kooxda\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan su,aal ka keeni karaa, Xhaka waxa uu doonayay in uu sii ciyaaro laakiin waxa ay ahayd in uu badalo, Mustafi waxa ay ahayd in uu badalo, muxuu kaydka ugu hayaa Lacazette iyo Pepe\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxan u malaynayaa in uu tabaaruhu joogo boos ay tahay in uu shaqada isaga tago haatan\u201d.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Martin Keown ayaa maamulka Gunners u sheegay in ay Arsenal ka hadhayso horyaalka premier League xilli ciyaareedkan hadii ay si deg-deg ah shaqada uga caydhin waayaan Unai Emery. Gunners ayaa guuldaro 2\/1 ah kala kulantay kooxda Eintracht Frankfurt kulan ka tirsanaa Europa League inkasta oo ay ku hor mareen goolka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cArsenal Waxa Ay Ka Hadhi Doontaa Premier League Hadii Halkan Arin Dhici Waydo Maalmaha Soo Socda\u201d. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cArsenal Waxa Ay Ka Hadhi Doontaa Premier League Hadii Halkan Arin Dhici Waydo Maalmaha Soo Socda\u201d. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Martin Keown ayaa maamulka Gunners u sheegay in ay Arsenal ka hadhayso horyaalka premier League xilli ciyaareedkan hadii ay si deg-deg ah shaqada uga caydhin waayaan Unai Emery. Gunners ayaa guuldaro 2\/1 ah kala kulantay kooxda Eintracht Frankfurt kulan ka tirsanaa Europa League inkasta oo ay ku hor mareen goolka oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-29T06:33:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-29T18:56:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/\",\"name\":\"\u201cArsenal Waxa Ay Ka Hadhi Doontaa Premier League Hadii Halkan Arin Dhici Waydo Maalmaha Soo Socda\u201d. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-29T06:33:17+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-29T18:56:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cArsenal Waxa Ay Ka Hadhi Doontaa Premier League Hadii Halkan Arin Dhici Waydo Maalmaha Soo Socda\u201d.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cArsenal Waxa Ay Ka Hadhi Doontaa Premier League Hadii Halkan Arin Dhici Waydo Maalmaha Soo Socda\u201d. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cArsenal Waxa Ay Ka Hadhi Doontaa Premier League Hadii Halkan Arin Dhici Waydo Maalmaha Soo Socda\u201d. - Wardoon","og_description":"Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Martin Keown ayaa maamulka Gunners u sheegay in ay Arsenal ka hadhayso horyaalka premier League xilli ciyaareedkan hadii ay si deg-deg ah shaqada uga caydhin waayaan Unai Emery. Gunners ayaa guuldaro 2\/1 ah kala kulantay kooxda Eintracht Frankfurt kulan ka tirsanaa Europa League inkasta oo ay ku hor mareen goolka oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-29T06:33:17+00:00","article_modified_time":"2019-11-29T18:56:54+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/","name":"\u201cArsenal Waxa Ay Ka Hadhi Doontaa Premier League Hadii Halkan Arin Dhici Waydo Maalmaha Soo Socda\u201d. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda.jpg","datePublished":"2019-11-29T06:33:17+00:00","dateModified":"2019-11-29T18:56:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/arsenal-waxa-ay-ka-hadhi-doontaa-premier-league-hadii-halkan-arin-dhici-waydo-maalmaha-soo-socda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cArsenal Waxa Ay Ka Hadhi Doontaa Premier League Hadii Halkan Arin Dhici Waydo Maalmaha Soo Socda\u201d."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138451"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138537,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138451\/revisions\/138537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138452"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}