{"id":138517,"date":"2019-11-29T21:18:23","date_gmt":"2019-11-29T18:18:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138517"},"modified":"2019-11-29T21:18:23","modified_gmt":"2019-11-29T18:18:23","slug":"madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/","title":{"rendered":"Madasha Xsibiyada Qaran oo warqad cabasho u dirtay Abiy Ahmed"},"content":{"rendered":"<p>Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa qoraal ay u direen ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxay walaac uga muujiyeen faro-gelinta rabshadaha wadata ee ay ciidamada Itoobiya ku hayaan siyaasadda gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madasha ayaa xusay xarigii 6-dii November ay ciidamada Itoobiya kula kaceen saddex guddoomiye degmo oo ka mid ah kuwa Gedo, kuwaas oo la sii daayey kadib markii lagu qasbay inay kasoo horjeestaan maamulkooda Jubaland.<\/p>\n<p>Madasha ayaa sidoo kale ku eedeysay ciidamada Itoobiya inay 19-kii bishan is hortaageen in madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan uu galo degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Waxaa dhacdooyinkaas kasii horeeyey, sida qoraalka lagu yiri, isku daygii laga hortagay ay ciidamada Itoobiya ku doonayeen inay Kismaayo ku galaan 19-kii August, si ay u faro-geliyaan doorashadii Jubaland, una xqiijiyaan in musharax horey loo qorsheeyey uu ku guulaysto.<\/p>\n<p>Madasha Xisbiyada ayaa sidoo kale ciidamada Itoobiya ku eedeysay inay afduubteen doorashadii Koonfur Galbeed ee bishii December 2018, taasi oo dhalisay in dad shacab ah lagu xasuuqo Baydhaba.<\/p>\n<p>\u201cXilliga aan qoreyno warqaddan waxaa ciidamo aad u qalabeysan oo ah Itoobiyaan aan ka mid ahayn Amisom la geeyey magaalada Dhuusomareeb, si loo faro-geliyo doorashada soo socota loona xaqiijiyo guusha musharax horey loo go\u2019aamiyey,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Madasha Xisbiyada.<\/p>\n<p>Dhamaan dahcdooyinka kor ku xusan, ayay Madashu sheegtay, inay xadgudub ku yihiin xeerarka caalamiga iyo heshiiska nabad ilaalinta dalka.<\/p>\n<p>Madasha xisbiyada ayaa ugu baaqay Abiy Ahmed inuu dareen u yeesho dhacdooyinkan islamarkaana uu wax uga qabto si deg deg ah, oo ka aragti bixineysa Itoobiyada cusub.<\/p>\n<p><strong>Qoraalka oo English ku qoran hoos ka aqriso<\/strong><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-138517 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/fnp-statement-on-endf-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1653\" height=\"2339\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1.jpg 1653w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1-1447x2048.jpg 1447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/fnp-statement-on-endf-2-696x985\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"985\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-2-696x985.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-2-696x985.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-2-696x985-212x300.png 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/FNP-Statement-on-ENDF-2-696x985-297x420.png 297w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa qoraal ay u direen ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxay walaac uga muujiyeen faro-gelinta rabshadaha wadata ee ay ciidamada Itoobiya ku hayaan siyaasadda gudaha Soomaaliya. Madasha ayaa xusay xarigii 6-dii November ay ciidamada Itoobiya kula kaceen saddex guddoomiye degmo oo ka mid ah kuwa Gedo, kuwaas oo la sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138520,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madasha Xsibiyada Qaran oo warqad cabasho u dirtay Abiy Ahmed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madasha Xsibiyada Qaran oo warqad cabasho u dirtay Abiy Ahmed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa qoraal ay u direen ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxay walaac uga muujiyeen faro-gelinta rabshadaha wadata ee ay ciidamada Itoobiya ku hayaan siyaasadda gudaha Soomaaliya. Madasha ayaa xusay xarigii 6-dii November ay ciidamada Itoobiya kula kaceen saddex guddoomiye degmo oo ka mid ah kuwa Gedo, kuwaas oo la sii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-29T18:18:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Madasha.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"764\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/\",\"name\":\"Madasha Xsibiyada Qaran oo warqad cabasho u dirtay Abiy Ahmed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Madasha.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-29T18:18:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Madasha.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Madasha.jpg\",\"width\":1080,\"height\":764},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madasha Xsibiyada Qaran oo warqad cabasho u dirtay Abiy Ahmed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madasha Xsibiyada Qaran oo warqad cabasho u dirtay Abiy Ahmed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madasha Xsibiyada Qaran oo warqad cabasho u dirtay Abiy Ahmed - Wardoon","og_description":"Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa qoraal ay u direen ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxay walaac uga muujiyeen faro-gelinta rabshadaha wadata ee ay ciidamada Itoobiya ku hayaan siyaasadda gudaha Soomaaliya. Madasha ayaa xusay xarigii 6-dii November ay ciidamada Itoobiya kula kaceen saddex guddoomiye degmo oo ka mid ah kuwa Gedo, kuwaas oo la sii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-29T18:18:23+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":764,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Madasha.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/","name":"Madasha Xsibiyada Qaran oo warqad cabasho u dirtay Abiy Ahmed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Madasha.jpg","datePublished":"2019-11-29T18:18:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Madasha.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Madasha.jpg","width":1080,"height":764},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xsibiyada-qaran-oo-warqad-cabasho-u-dirtay-abiy-ahmed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madasha Xsibiyada Qaran oo warqad cabasho u dirtay Abiy Ahmed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138517"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138517"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138521,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138517\/revisions\/138521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138520"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}